Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Email: info@Shabellemedia.com

WARARKA

Boggan waxaa lagu daabacaa dhamaan wararkii ugu dambeeyey ee Soomaaliga

Sawirro: Wasiir Fiqi oo booqasho ugu tegay ciidamada ku sugan Xarardheere

XARARDHEERE (SMN) - Wasiirka Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib u heshiisiinta mudane Ahmed Moallim Fiqi oo socdaal shaqo kujooga degmada Xarardheere ee gobolka Mudug...

Maxaa ka soo baxay shirka todobaadlaha ah ee Golaha Wasiirada XFS + Sawirro

MUQDISHO (SMN) - Shirka Toddobaadlaha ah ee Golaha Wasiirrada Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya oo uu guddoominayey Ra’iisul Wasaaraha Dalka Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa...

Sawirro: Duqa Muqdisho oo booqday dhismihii kusoo dumay Howlwadaag

MUQDISHO (SMN) - Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Ahna Duqa Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) ayaa booqday dhacdadii xalay ka dhacday Degmada Howl Wadaag ee...

Taliyaha Booliska Soomaaliya oo kormeer ku tegay degmada Cadale + Sawirro

MUQDISHO (SMN) - Taliyaha Ciidanka Boliiska Soomaaliyeed, Sareeye Guuto. Sulub Axmed Firin oo ay wehliyaan Saraakiil kale, ayaa Maanta kormeeray Xerada Ciidanka Daraawiishta Boliiska...

Muxuu ra’iisul wasaare Rooble ka yiri dagaalka lagula jiro Al-Shabaab?

MUQDISHO (SMN) - Ra'iisul wasaarihii hore ee Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa qoraal uu soo dhigay bartiisa Facebook waxa uu uga hadlay dagaalka lagula...

Taliyaha Xoogga dalka oo ka hadlay deegaanadii ay kasoo baxeen ciidamada

MUQDISHO (SMN) - Taliyaha ciidamada Xoogga dalka Soomaaliyeed, Janaraal Ibraahim Sheekh Muxuyidiin oo haatan ku sugan degmada Aadan Yabaal ee gobolka Shabeelaha Dhexe ayaa...

Daawo: Hooyo iyo Carruurteeda oo dhintay dhisme kusoo dumay Muqdisho

MUQDISHO (SMN) - Dhisme Dabaq ah oo ku yaala Suuqa Bakaaraha ee Degmadda Howl-wadaag ayaa xalay dumay, iyadA oo ay ku dhinteen Hooyo iyo...

Farmaajo oo war xasaasi ah ka soo saaray dagaal ka dhanka ah Al-Shabaab

ANKARA (SMN) - Madaxweynihii hore ee Soomaaliya, Maxamed Cabdullaahi Maxamed (Farmaajo) ayaa war xasaasi ah ka saaray dagaalka ka dhanka ah Al-Shabaab ee ka...

Ra’iisul wasaare Xamza oo ka digay in la siyaasadeeyo dagaalka Al-Shabaab

AADAN YABAAL (SMN) - Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Hamza Abdi Barre, oo hadlayey Saraakiil iyo geesiyaal ka tirsan Ciidanka Xoogga Dalka...

Wasiirka arrimaha gudaha XFS oo gaaray degmada Xarardheere + Sawirro

XARARDHEERE (SMN) - Wasiirka Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo dib u heshiisiinta XFS mudane, Axmed Macallin Fiqi oo maalmahan howlo shaqo u joogay Galmudug ayaa...

WARAR KALE

Somalia’s Civil Aviation Authority Denies Reports of Aden Adde Airport Closure

MOGADISHU, Somalia — The Somali Civil Aviation Authority (SCAA) has denied reports circulating on social media claiming that Aden Adde International Airport in Mogadishu...

Hay’adda Duulista Hawada oo Beenisay Wararka Lagu Sheegay in Garoonka Aadan Cadde La Xirayo

Muqdisho — Hay’adda Duulista Rayidka Soomaaliyeed (SCAA) ayaa beenisay warar maalmihii lasoo dhaafay lagu faafiyay baraha bulshada oo sheegayay in maalmaha soo socda la...

Somalia, Qatar Discuss Expanding Cooperation in Development and Investment

MOGADISHU — Somalia and Qatar have discussed strengthening bilateral relations and expanding cooperation in development, investment and efforts to improve government institutions, Somalia’s Foreign...