Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Email: info@Shabellemedia.com

WARARKA

Boggan waxaa lagu daabacaa dhamaan wararkii ugu dambeeyey ee Soomaaliga

Sheekh Shariif oo sheegay in DF ay gabtay doorkeedii colaadda Laascaanood

MUQDISHO (SMN) - Madaxweynihii hore ee dowladdii KMG aheyd, Sheekh Shariif Sheekh Axmed ayaa war cusub ka soo saaray dagaalka u dhexeeyo ciidamada SSC...

Guddoomiye Seynab Xaabsey oo ka jawaabtay eedeyn loo jeediyay

MUQDISHO (SMN) - Guddoomiyaha maamulka degmada Warta Nabafda, Seynab Maxamuud Xaabsey ayaa ka hadashay warar lagu baahiyay baraha bulshada oo lagu sheegay inay taageero...

Muxuu madaxweyne Xasan Sheekh ka yiri weerarkii Cowswayne?

DHUUSAMAREEB (SMN) - Madaxweynaha dowladda Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo xalay jeediyay khudbad xasaasi ah ayaa ka hadlay weerarkii xooganaa ee dhowaan Al-Shabaab...

Taliska ciidanka Xoogga oo loogu baaqay inuu ka hortago weerarada Al-Shabaab

MUQDISHO (SMN) - Mahad Wehliye Raan oo ah falanqeeye arrimaha amniga ayaa ka hadlay kororka weerarada ay Al-Shabaab ku qaadaan saldhigyada ciidamada dowladda ee...

Sawirro: Ra’iisul wasaaraha XFS oo gaaray degmada Aadan Yabaal

AADAYAN YABAAL (SMN) - Ra'iisul wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya, Mudane Xamza Cabdi Barre iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa maanta gaaray degmada Aadan Yabaal ee...

Guddoomiyaha Hay’adda SoDMA oo kulan la yeeshay safiirka Qatar + Sawirro

MUQDISHO (SMN) - Guddoomiyaha Hay'adda Maaraynta Masiibooyinka Qaranka Maxamuud Macalim Cabdulle ayaa maanta la kulmay Safiirka Dalka Qatar Soomaaliya u jooga H.E dr. Abdalla...

Taliyihii Nabad-Sugidda degmada Doolow oo maanta xaaskiisa ay dishay

DOOLOW (SMN) - Faah-faahino dheeraad ah ayaa ka soo baxaya dil maanta loo geystay taliyihii Nabad-Sugidda degmada Doolow ee gobolka Gedo oo lagu magacaabi...

Sawirro: Muxuu ahaa ujeedka shirka uu furay R/W ku xigeenka dalka?

MUQDISHO (SMN) - Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Saalax Axmed Jaamac, ayaa daah-furay shirka bandhigga qaab-dhismeedka wadashaqeynta iyo isku duwidda deeqaha...

Sawirro: DF Soomaaliya oo Mareykanka la saxiixatay heshiis ku kacaya $92.6 Milyan

MUQDISHO (SMN) - Dowladda Soomaaliya ayaa Dowladda Mareykanka la saxiixatay Heshiis Horumarineed oo gaaraya $92.6 Milyan kana turjumaya iskaashiga joogtada ah ee u dhexeeya...

Faah-faahino ka soo baxaya dil qorsheysan oo ka dhacay Afgooye

AFGOOYE (SMN) - Warar kala duwan ayaa ka soo baxaya dila qorsheysan oo saaka ka dhacay xaafada Fayuuma oo ka tirsan degmada Afgooye Glgobolka...

WARAR KALE

Somalia’s Civil Aviation Authority Denies Reports of Aden Adde Airport Closure

MOGADISHU, Somalia — The Somali Civil Aviation Authority (SCAA) has denied reports circulating on social media claiming that Aden Adde International Airport in Mogadishu...

Hay’adda Duulista Hawada oo Beenisay Wararka Lagu Sheegay in Garoonka Aadan Cadde La Xirayo

Muqdisho — Hay’adda Duulista Rayidka Soomaaliyeed (SCAA) ayaa beenisay warar maalmihii lasoo dhaafay lagu faafiyay baraha bulshada oo sheegayay in maalmaha soo socda la...

Somalia, Qatar Discuss Expanding Cooperation in Development and Investment

MOGADISHU — Somalia and Qatar have discussed strengthening bilateral relations and expanding cooperation in development, investment and efforts to improve government institutions, Somalia’s Foreign...