Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Email: info@Shabellemedia.com

WARARKA

Boggan waxaa lagu daabacaa dhamaan wararkii ugu dambeeyey ee Soomaaliga

Duqa Muqdisho oo dhagax dhigay laami laga dhisayo degmada Deyniile + Sawirro

MUQDISHO (SMN) - Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Ahna Duqa Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) ayaa dhagax dhigay dhismaha wadda Laami ah oo laga hirgalin...

Xubno ka tirsanaa Al-Shabaab oo howlgal qorsheysan lagu laayay

MUQDISHO (SMN) - Dowladda Soomaaliya ayaa sheegtay in howlgal qorsheysan oo ka dhacay gobolka Shabeelaha Hoose lagu dilay in ka badan 20 ka tirsanaa...

Ruushka oo gargaar usoo diraya dalal ay ku jirto Soomaaliya

MOSCOW (SMN) - Wasiirka arrimaha dibadda Ruushka, Sergey Lavrov ayaa Jimcihii sheegay in sahay gargaaar  la siinayo lix waddan oo Afrikaan ah oo ay...

Faah-faahino ka soo baxaya qarax xoogan oo ka dhacay magaalada Muqdisho

MUQDISHO (SMN) - Warar dheeraad ah ayaa ka soo baxaya qarax barqanimadii maanta ka dhacay qaybo kamid ah degmada Dayniile ee gobolka Banaadir.   Qaraxa oo...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo war cusub kasoo saaray weerarkii Coswayne

DHUUSAMAREEB (SMN) - Madaxweynaha Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa mar kale ka hadlay weerarkii maalmo ka hor ka dhacay deegaanka Cowswayne ee gobolka...

Ciidamada dowladda oo howlgallo culus ka wada degmada Qoryooley + Ujeedka

QORYOOLEY (SMN) - Ciidamada ammaanka ee dowladda Soomaaliya ayaa saaka howlgallo culus oo amni xaqiijin ah ka wada degmada Qoryooley ee gobolka Shabeelaha Hoose.   Ujeedka...

Xildhibaan Mursal oo soo saaray baaq ku socda Jubbaland iyo Koonfur Galbeed.

MUQDISHO (SMN) - Xildhibaan Maxamed Mursal Cabdiraxmaan oo ah guddoomiyihii hore ee Golaha Shacabka Soomaaliya ayaa ka hadlay dagaalka ka dhanka ah Al-Shabaab ee...

ATMIS oo sheegtay inay ka qeybgalayso dagaalka ka dhanka ah Al-Shabaab

MUQDISHO (SMN) - Hawlgalka Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS) ayaa mar kale xaqiijiyey inay ka go’an tahay inay taageeraan hawlgallada milateri ee dowlada Soomaaliya...

Taliyaha Xoogga dalka oo min hal darajo dalacsiiyay ciidanka ku sugan furinta hore

AADAN YABAAL (SMN) - Taliyaha ciidamada Xoogga dalka Soomaaliyeed Janaraal Ibraahim Sheekh Muxyidiin Cadow oo weli ku sugan aagga degmada Aadan Yabaal ee gobolka...

Afar Injineer oo loo soo xiray dhismihii ku soo dumay Suuqa Bakaaraha

MUQDISHO (SMN) - Maamulka gobolka Banaadir ayaa qaaday tallaabo deg-deg ah oo ku aadan dhacdadii xalay ka dhacday Suuqa Bakaaraha, taas oo ka dhalatay...

WARAR KALE

Somalia’s Civil Aviation Authority Denies Reports of Aden Adde Airport Closure

MOGADISHU, Somalia — The Somali Civil Aviation Authority (SCAA) has denied reports circulating on social media claiming that Aden Adde International Airport in Mogadishu...

Hay’adda Duulista Hawada oo Beenisay Wararka Lagu Sheegay in Garoonka Aadan Cadde La Xirayo

Muqdisho — Hay’adda Duulista Rayidka Soomaaliyeed (SCAA) ayaa beenisay warar maalmihii lasoo dhaafay lagu faafiyay baraha bulshada oo sheegayay in maalmaha soo socda la...

Somalia, Qatar Discuss Expanding Cooperation in Development and Investment

MOGADISHU — Somalia and Qatar have discussed strengthening bilateral relations and expanding cooperation in development, investment and efforts to improve government institutions, Somalia’s Foreign...