Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Email: info@Shabellemedia.com

WARARKA

Boggan waxaa lagu daabacaa dhamaan wararkii ugu dambeeyey ee Soomaaliga

Shir DF iyo dowlad goboleedyada uga furmay Dhuusamareeb + Sawirro

DHUUSAMAREEB (SMN) - Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa magaalada Dhuusamareeb ka furay, Shirka Golaha Wadatashiga Qaranka ee dowladda federaalka iyo...

Maxkamadda Ciidamada oo xukun adag ku riday askari horay dil u geystay

MUQDISHO (SMN) - Maxkamadda Ciidamada qalabka Sida ayaa xukun dil toogasho ah ku xukuntay Ex Dable Booliis Sakariye Cali Axmed oo hore ugu Eedaysanaa...

Sawirro: Axmed Madoobe oo maanta lagu soo dhaweeyay Dhuusamareeb

DHUUSAMAREEB (SMN) - Madaxweynaha Galmudug, Axmed Cabdi Kaariye (Qoor Qoor) oo uu wehliyo madaxweyne ku xigeenka Mudane Cali Daahir Ciid ayaa garoonka diyaaradaha Ugaas...

Al-Shabaab oo weerar culus ku qaaday gudaha deegaanka Cowswayne

DHUUSAMAREEB (SMN) - Wararka naga soo gaaraya gobolka Galgaduud ayaa sheegaya in haatan dagaal culus uu ka socdo gudaha deegaanka Cowswayne oo ka tirsan...

Madaxweynaha HirShabelle oo gaaray magaalada Dhuusamareeb + Sawirro

DHUUSAMAREEB (SMN) - Madaxweynaha Hirshabeelle Mudane Cali Guudlaawe Xuseen iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa maanta si diiran loogu soo dhoweeyay Magaalada Dhuusa-Mareeb ee Caasimada...

Shirka golaha wadatashiga oo lagu wado inuu ka ka furmo Dhuusamareeb

DHUUSAMAREEB (SMN) - Magaalada Dhuusamareeb ee xarunta maamulka Galmudug waxaa ku sii qulqulaya madax kala duwan oo isugu jira heer Federaal iyo heer dowlad...

Cirro oo war kasoo saaray jabkii S/land kasoo gaaray dagaalka Laascaanood

HARGEYSA (SMN) - Musharraxa xisbiga mucaaradka Wadani ee Somaliland, Mudane Cabdiraxmaan Cirro ayaa ka hadlay jabka shalay ciidamadooda ka soo gaaray dagaalkii ay la...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo qaabilay siyaasiyiinta iyo bulshada Galmudug

DHUUSAMAREEB (SMN) - Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa  magaalada Dhuusamareeb ku qaabilay, qaar ka mid ah siyaasiyiinta iyo bulshada Galmudug.   Madaxweynaha...

Ra’iisul Wasaare Xamza oo si diiran loogu soo dhaweeyay Dhuusamareeb + Sawirro

MUQDISHO (SMN) - Ra’iisul Wasaaraha Jamhuuriyadda Federaalka Sooamaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre oo uu wehliyo Ra’iisul Wasaare Ku Xigeenka Mudane, Saalax Axmed Jaamac ayaa...

Ciidamada dowladda Soomaaliya oo si buuxda ula wareegay degmada Ceelbuur

CEELBUUR (SMN) - Ciidamada Xoogga dalka Soomaaliyeed iyo kuwa Macawiisleyda ayaa maanta la wareegay degmada Ceelbuur ee gobolka Galgaduud, kadib markii xubnaha Al-Shabaab ay...

WARAR KALE

Somalia’s Civil Aviation Authority Denies Reports of Aden Adde Airport Closure

MOGADISHU, Somalia — The Somali Civil Aviation Authority (SCAA) has denied reports circulating on social media claiming that Aden Adde International Airport in Mogadishu...

Hay’adda Duulista Hawada oo Beenisay Wararka Lagu Sheegay in Garoonka Aadan Cadde La Xirayo

Muqdisho — Hay’adda Duulista Rayidka Soomaaliyeed (SCAA) ayaa beenisay warar maalmihii lasoo dhaafay lagu faafiyay baraha bulshada oo sheegayay in maalmaha soo socda la...

Somalia, Qatar Discuss Expanding Cooperation in Development and Investment

MOGADISHU — Somalia and Qatar have discussed strengthening bilateral relations and expanding cooperation in development, investment and efforts to improve government institutions, Somalia’s Foreign...