Beesha Caalamka oo war cusub ka soo saartay dagaalka ka socda Laascaanood
LAASCAANOOD (SMN) - Diblomaasiyiinta matalaya waddamada iyo ururrada caawiya Soomaaliya ayaa sheegay inay si adag u cambaareynayaan sii hurinta colaadda Laascaanood, oo ay ka...
Nuxurka War-murtiyeed ka soo baxay shirka golaha Wadatashiga Qaranka
DHUUSAMAREEB (SMN) - Magaalada Dhuusamareeb ee caasimadda Galmudug waxaa xalay lagu soo gabagabeeyay shirka Golaha Wadatashiga Qaranka ee u dhexeeyay dowladda dhexe, dowlad goboleedyada...
Ciidanka ATMIS oo duqeyn la eegtay dad isku qoys ah oo ku sugan Awdheegle
AWDHEEGLE (SMN) - Warar dheeraad ah ayaa ka soo baxaya madaaafic ay xalay ciidamada ATMIS ku garaaceen degamada Awdheegle gobolka Shabeelaha Hoose.
Madaafiicda oo tiradooda...
Shirka Wadatashiga oo galay maalintii labaad iyo Wararkii ugu dambeeyay
DHUUSAMAREEB (SMN) - Magaalada Dhuusamareeb ee caasimadda Galmudug waxaa maalintii labaad ka socda shirka Golaha Wadatashiga Qaranka ee u dhexeeyo dowladda federaalka iyo dowlad...
Mareykanka oo sheegay inuu duqeyn ku dilay xubno ka tirsanaa Al-Shabaab
KISMAAYO (SMN) - Taliska Ciidamada Mareykanka ee AFRICOM ayaa war ka soo saaray duqeyn uu ka fuliyay deegaan hoos yimaada magaalada Kismaayo ee gobolka...
Sawirro: Hay’adda SoDMA oo la wareegtay daawooyin iyo qalab caafimaad
MUQDISHO (SMN) - Agaasimaha waaxda caafimaadka ee Hay’adda Maareeynta Muusiibooyinka Qaranka ee SoDMA Mudane Dr Abdullahi Muse Ahmed ayaa maanta ka guddoomay qaar kamid...
Maxkamadda gobolka oo u fariisatay dacwaddda saraakiil loo haysto musuq
MUQDISHO (SMN) - Maxkamadda Gobolka Banaadir ayaa maanta markale u fariisatay dhageeysiga Dacwad loo heysto Saraakiil ka Tirsan Hey’ada Socdaalka iyo Jinsiyadda,oo ku Eedaysan...
Sheekh Shariif oo dalbaday in baaris lagu sameeyo weerarkii Cowswayne
MUQDISHO (SMN) - Madaxweynihii hore ee dowladdii KMG aheyd, Sheekh Shariif Sheekh Axmed ayaa war qoraal ah oo uu soo saaray, wuxuu uga hadlay...
Xaggee ayey marayaan dadaallada Soomaaliya ee ku biirista Ururka EAC?
MUQDISHO (SMN) - Cabdisalaan Hadliye Cumar Ergeyga gaarka ah ee Madaxweynaha JFS u qaabilsan Bulshada Bariga Afrika oo saxaafadda uga warbixiyay shirka wada xaajoodka...
Golaha Aqalka Sare oo maanta ansixiyay Sharciga Ilaalinta Maaraynta Deegaanka
MUQDISHO (SMN) - Guddoomiyaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdi Xaashi Cabdullaahi oo ay wehliyeen ku xigeennadiisa, ayaa maanta shir guddoomiyay...














