Sawirro: Guddoomiyaha gobolka Banaadir oo gaaray magaalada Dhuusamareeb
DHUUSAMAREEB (SMN) - Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa gaaray Magaalada Dhuusa-mareeb ee...
Sawirro: Hay’adda SoDMA oo gargaar u dirtay degaano laga xoreeyay Al-Shabaab
MUQDISHO (SMN) - Hay'adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyed ee SoDMA ayaa Maanta oo jimco ah waxay deeq Mucaawino Gargaar ah u dirtay Magaaloyinkii dhawaan...
Sheekh Aadan Madoobe oo war cusub ka soo saaray dagaalka Al-Shabaab
MUQDISHO (SMN) - Guddoomiyaha Golaha Shacabka JFS Sheekha Aadan Madoobe ayaa hambalyo iyo bogaadin u jeediyay Ciidanka Qaranka ee furimaha dagaalka ku sugan, si...
DF Soomaaliya oo sheegtay inay howlgal ku dishay 32 ka tirsanaa Al-Shabaab
MUQDISHO (SMN) - Warsaxaafadeed ka soo baxay dowladda federaalka Soomaaliya ayaa waxaa looga hadlay howlgalllo duwan oo ka dhacay gobolka Shabeelaha Hoose, isla-markaana lagu...
Sawirro: Madaxweyne Laftagareen oo ka dagay Dhuusamareeb + Ujeedka
DHUUSAMAREB (SMN) - Madaxweynaha Dowlad goboleedka Koofur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed (Laftagareen) ayaa maanta ka degay Garoonka diyaaradaha Magaalada Dhuusamareeb ee caasimadda Galmudug.
Laftagareen...
Ciidamada SSC oo dagaal kula wareegay xerada Goojacadde iyo Maraaga
LAASCAANOOD (SMN) - Faah-faahino dheeraad ah ayaa ka soo baxaya dagaal saaka bilowday duleeeka bari ee magaalada Laascaanood, kaas oo u dhexeeya ciidamada Somaliland...
Wasiir Huruuse oo kulan la yeeshay madaxweynaha dalka Koonfur Afrika
JOHANNESBURG (SMN) - Wasiirka Arrimaha Dibadda XFS Mudane Abshir Cumar Jaamac (Huruuse) oo Dalka Koonfur Afrika kaga qeybgalay shirka u qabsoomay dalalka ku bohoobay...
Sawirro: Ra’iisul wasaaraha XFS oo tababar usoo xiray saraakiil cusub
MUQDISHO (SMN) - Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa tababar ugu soo xiray Saraakiil iyo Saraakiil Xigeenno ka tirsan...
Maxaa ka soo baxay shirka Golaha Wasiirada Soomaaliya? + Sawirro
MUQDISHO (SMN) - Golaha Wasiiradda Xukuumadda Jahmuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ayaa kulankoodii todobaadlaha ahaa maanta ku ansixiyay magacaabista saddex xubnood oo ka mid noqonaya Guddiga...
Maxkamadda Ciidamada Qalabka Sida oo xukuntay lix kamid ah Xaasaska Al-Shabaab
MUQDISHO (SMN) - Maxkamadda Ciidamada ayaa go'aan kasoo saartay kiiska lix kamid ah xasaaska Al-Shabaab, kuwaas oo ay Sh/Hoose kasoo qaabteen ciidamada dowladda.
Haweenkan ayaa...














