Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Email: info@Shabellemedia.com

WARARKA

Boggan waxaa lagu daabacaa dhamaan wararkii ugu dambeeyey ee Soomaaliga

Duqa Muqdisho oo booqday ciidamo loo diyaariyay dowladda hoose + Sawirro

MUQDISHO (SMN) - Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Ahna Duqa Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) iyo Taliyaha Ciidanka Boliiska Soomaaliyed General Sulub Axmed Firin ayaa...

Ciidamada dowladda Soomaaliya oo xalay howlgal ku dilay 10 ka tirsanaa Shabaab

BUURHAKABA (SMN) - Warar dheeraad ah ayaa ka soo baxaya howlgal qorsheysan oo ay saacadihii lasoo dhaafay ciidamada Xoogga dalka Soomaaliyeed ka sameeyeen agagaarka...

Maxkamadda G/Banaadir oo la horgeeyay mas’uuliyiin loo haysto Musuq-maasuq

MUQDISHO (SMN) - Maxkamadda gobolka Banaadir ayaa maanta si rasmi ah uguda gashay dhageysiga dacwad ka dhan ah mas'uuliyiin ka tirsan dowladda federaalka Soomaaliya...

Faah-faahino ka soo baxaya dagaal ka dhacay duleedka magaalada Muqdisho

MUQDISHO (SMN) - Wararka naga soo gaaraya duleedka magaalada Muqdisho, gaar ahaa deegaanka Ceelasha Biyaha ayaa sheegaya inuu xalay ka dhacay dagaal culus oo...

DF Somalia oo war kasoo saartay howlgalladii ka dhacay Ceel-qurac

MUQDISHO (SMN) - Warsaxaafadeed kasoo baxay dowladda Soomaaliya ayaa waxaa looga hadlay howlgal ay si wadajir AH ciidamada Xoogga dalka iyo saaxibada caalamiga ah...

Agaasimihii isbitaalka Digfeer oo laga ceyriyay dalka, kuna laabtay Turkiga

MUQDISHO (SMN) - Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Dr. Cali Xaaji Aadan ayaa sheegay in dalka laga eryay agaasimihii isbitaalka Digfeer ee magaalada...

Sawirro: Xisaabiyaha guud ee Qaranka oo kormeer ku tegay garoonka Muqdisho

MUQDISHO (SMN) - Xisaabiyaha Guud ee Dowladda Mudane, Cabdiraxmaan Maxamed Anas oo uu wehliyo ku-xigeenkiisa Mudane Cabdirisaaq Maxamed Abiikar ayaa maanta kormeer shaqo ku...

Guddoomiye ku xigeenkii degmada Awdheegle oo lagu dilay Muqdisho

MUQDISHO (SMN) - Warar kala duwan ayaa ka soo baxaya toogasho saaka ka dhacday magaalada Muqdisho oo lagu dilay guddoomiye ku xigeenkii maamulka iyo...

Ciidamada dowladda Soomaaliya howlgal ku dilay xubno ka tirsanaa Al-Shabaab

JOWHAR (SMN) - Faah-faahino dheeraad ah ayaa ka soo baxaya howlgal qorsheysan oo ay maanta ciidamada Xoogga dalka Soomaaliyeed ka sameeyeen gudaha deegaanka Ceel-qurac...

Taliska Hiiraan oo farageliyay gadood ay sameeyeen ciidamo ka tirsan Booliska

BELEDWEYNE (SMN) - Taliyaha qaybta guud ee booliska gobolka Hiiraan Korneel Isaaq Cali Cabdulle oo u warramay Idaacadda Shabelle ayaa ka hadlay gadood ay...

WARAR KALE

South West State steps up El Niño preparations amid flood fears

BAIDOA, Somalia — Authorities in Somalia's South West state have stepped up preparations for possible flooding as seasonal rains linked to El Niño are...

Koonfur Galbeed oo xoojinaysa diyaar-garowga fatahaadaha la filayo

BAIDOA — Maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya ayaa xoojinaya diyaar-garowga looga hortagayo saameynta El Niño iyo fatahaadaha, iyadoo roobab la filayo inay billowdaan maalmaha soo...

Soomaaliya oo dhistay guddi lix wasaaradood ah oo u diyaar-garooba Ebola

MUQDISHO — Golaha Wasiirrada Soomaaliya ayaa ansixiyay qorshe loogu diyaar-garoobayo cudurka Ebola, waxaana la dhisay guddi ka kooban lix wasaaradood, xilli dowladda ay sidoo...