Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Email: info@Shabellemedia.com

WARARKA

Boggan waxaa lagu daabacaa dhamaan wararkii ugu dambeeyey ee Soomaaliga

Wararkii ugu dambeeyay ee dagaalka magaalada Laascaanood + Khasaaraha

LAASCAANOOD (SMN) - Waxaa weli isa soo taraya khasaaraha ka dhashay dagaal u dhexeeyay ciidamada milatariga Somaliland iyo kuwa dadka deegaanka ee SSC oo...

Wasiirka maaliyadda Soomaaliya oo kulan la yeeshay madaxda IMF + Sawirro

MUQDISHO (SMN) - Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Md. Biixi Iimaan Cige ayaa kulan is-xog wareysi ah la yeeshay Madaxda Hey’adda Lacagta Adduunka...

Wasiirka Cali Xaaji oo hortagay guddiga horumarinta adeegga bulshada ee BF

MUQDISHO (SMN) - Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka Dr; Cali Xaaji Aadam, oo ay wehliyaan Wasiiru Dowllaha Wasaaradda Drs; Maryam Maxamad Xuseen, Wasiir Ku xigeenka Wasaaradda...

Sawirro: Muxuu ahaa ujeedka kulanka uu guddoomiyay ra’iisul wasaare Xamza?

MUQDISHO (SMN) - Ra'iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa guddoomiyey kulan looga hadlayey horumarinta Caddaaladda iyo Garsoorka dalka, kaas...

Sawirro: Cabdikariin Guuleed oo la kulmay madaxweynaha Koonfur Galbeed

BAYDHABO (SMN) - Madaxweynaha Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa qaabilay Ergeyga Madaxweynaha Jamhuuriyada uqaabilsan Wada-Hadalada Soomaaliya iyo Soomaaliland Mudane Abdikariin Husein...

Sawirro: Maxamuud Sayid Aadan oo ka dagay degmada Luuq ee gobolka Gedo

LUUQ (SMN) - Madaxweyne ku xigeebka 1-aad ee maamulka Jubbaland, Maxamuud Sayid Aadan iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa maanta gaaray degmada Luuq ee gobolka...

Madaxweynaha dowladda Soomaaliya oo gaaray magaalada Jowhar

JOWHAR (SMN) - Madaxweynaha dowladda federaalka Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa goordhow gaaray magaalada Jowgar ee xarunta gobolka Sh/Dhexe.   Madaxweyne Xasan Sheekh iyo wafdigiisa ayaa...

Faah-faahino ka soo baxaya dagaal culus oo ka socda magaalada Laascaanood

LAASCAANOOD (SMN) – Faah-faahino dheeraad ah ayaa ka soo baxaya dagaal xoogan oo haatan ka socda duleedka magaalada Laascaanood ee xarunta gobolka Sool.   Wararka ayaa...

Sawirro: Ra’iisul wasaaraha XFS oo xarigga ka jaray xarunta Keydka Daawada Somalia

MUQDISHO (SMN) - Ra'iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa xarigga ka jaray Xarunta Dhexe ee Qaranka ee Keydka Daawada...

Ciidamada dowladda Soomaaliya oo helay hub culus iyo diyaarado dagaal

MUQDISHO (SMN) - Ciidamada dowladda Soomaaliya ayaa markii ugu horreysay helay hub culus iyo diyaarado ay u adeegsan doonaan howlgallada ka dhanka ah Al-Shabaab.   Xuseen...

WARAR KALE

South West State steps up El Niño preparations amid flood fears

BAIDOA, Somalia — Authorities in Somalia's South West state have stepped up preparations for possible flooding as seasonal rains linked to El Niño are...

Koonfur Galbeed oo xoojinaysa diyaar-garowga fatahaadaha la filayo

BAIDOA — Maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya ayaa xoojinaya diyaar-garowga looga hortagayo saameynta El Niño iyo fatahaadaha, iyadoo roobab la filayo inay billowdaan maalmaha soo...

Soomaaliya oo dhistay guddi lix wasaaradood ah oo u diyaar-garooba Ebola

MUQDISHO — Golaha Wasiirrada Soomaaliya ayaa ansixiyay qorshe loogu diyaar-garoobayo cudurka Ebola, waxaana la dhisay guddi ka kooban lix wasaaradood, xilli dowladda ay sidoo...