Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Email: info@Shabellemedia.com

WARARKA

Boggan waxaa lagu daabacaa dhamaan wararkii ugu dambeeyey ee Soomaaliga

Madaxweyne Xasan Sheekh oo war ka soo saaray geerida Xildhibaan Jubba

MUQDISHO (SMN) - Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa tacsi u diray qoyska, qaraabada iyo guud ahaan shacabka Soomaaliyeed ee uu...

Ciidamada dowladda oo howlgal culus ka fuliyay duleedka Baydhabo + Khasaaraha

BAYDHABO (SMM) - Warar kala duwan ayaa ka soo baxaya howlgal culus oo ay xalay ciidamada dowladda Soomaaliya ka fuliyeen duleedka magaalada Baydhabo ee...

Wasiirka qorsheynta Soomaaliya oo kulan la qaatay dhiggiisa Jabuuti + Sawirro

JABUUTI (SMN) - Wasiirka Qorsheynta, Maalgashiga iyo Horumarinta Dhaqaalaha Soomaaliya, Mudane Maxamuud Cabdiraxmaan Sheekh Faarax (Beenebeene) oo safar shaqo ku jooga dalka Jabuuti ayaa...

Sawirro: Cabdikariin Xuseen Guuleed oo weli kulamo ka wada Koonfur Galbeed

BAYDHABO (SMN) - Ergayga Gaarka ah ee Madaxweynaha JFS u qaabilsan Arrimaha Somaliland Mudane Cabdikarim Xuseen Guuleed ayaa kulamo wadatashi ah la qaatay qaar...

Guddoomiyaha SoDMA oo qaabilay wafdi ka socday Hay’adda UNWOMEN

MUQDISHO (SMN) - Guddoomiyaha Hay’adda Maaraynta Musiibooyinka Soomaaliyeed ee SoDMA Maxamuud Macallim Cabdulle ayaa maanta xarunta dhexe ee hay’adda ku soodhaweeyay Wafdi ka socda...

Mareykanka oo sheegay in duqeyn ay ku dileen xubno ka tirsanaa Al Shabaab

GALCAD (SMN) - Dowladda Mareykanka ayaa shaacisay in weerar dhanka cirka ahaa ay ku beegsatay xubno ka tirsan Ururka Al Shabaab.   Duqeyntan oo lagu dilay...

Shirweyne muhiim ah oo ka furmay magaalada Muqdisho + Sawirro

MUQDISHO (SMN) - Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) iyo Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliyeed S/Guuto Sulub Axmed Firin...

Sawirro: Muxuu ahaa ujeedka shirka uu guddoomiyay Aadan Madoobe?

MUQDISHO (SMN) - Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa maanta shir guddoomiyay kulanka 25-aad ee Guddiga...

Xildhibaanada Barlamaanka Puntland oo ansixiyay gobol cusub + Sawirro

GAROOWE (SMN) - Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Puntland Mudane, Cabdirashid Yusuf Jibril Cawl oo ay weheliyaan Guddoomiye ku-xigeenka 1-aad Mudane, Cabdicasiis Cabdullahi Cusmaan iyo Guddoomiye...

R/W Xamza oo guddoomiyay shirka golaha wasiirada Soomaaliya + Sawirro

MUQDISHO (SMN) - Shirka Toddobaadlaha ah ee Golaha Wasiirrada Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya oo uu guddoominayey Ra’iisul Wasaare Xamsa Cabdi Barre, ayaa looga hadlay...

WARAR KALE

South West State steps up El Niño preparations amid flood fears

BAIDOA, Somalia — Authorities in Somalia's South West state have stepped up preparations for possible flooding as seasonal rains linked to El Niño are...

Koonfur Galbeed oo xoojinaysa diyaar-garowga fatahaadaha la filayo

BAIDOA — Maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya ayaa xoojinaya diyaar-garowga looga hortagayo saameynta El Niño iyo fatahaadaha, iyadoo roobab la filayo inay billowdaan maalmaha soo...

Soomaaliya oo dhistay guddi lix wasaaradood ah oo u diyaar-garooba Ebola

MUQDISHO — Golaha Wasiirrada Soomaaliya ayaa ansixiyay qorshe loogu diyaar-garoobayo cudurka Ebola, waxaana la dhisay guddi ka kooban lix wasaaradood, xilli dowladda ay sidoo...