Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Email: info@Shabellemedia.com

WARARKA

Boggan waxaa lagu daabacaa dhamaan wararkii ugu dambeeyey ee Soomaaliga

Mareykanka oo shaaciyay inuu duqeyn la beegsaday xubno ka tirsan Al-Shabaab

MUQDISHO (SMN) - Dowladda Mareykanka ayaa shaaciyay in weerar dhanka cirka ahaa ay ku beegsadeen dagaalyahano ka tirsan Ururka Al-Shabaab, kuwaasi oo qeyb ka...

Xaal waara oo laga gaaray xiisadda Garoowe iyo qodobo lasoo saaray

GAROOWE (SMN) - Magaalada Garoowe ee caasimada Puntland waxaa xalay lagu soo gabagabeeyay shir ku dhawaad 7 cisho u socday waxgaradka Nugaal, hoggaanka SSC,...

Golaha Wadatashiga oo heshiis ka gaaray doorashooyinka iyo nidaamka dawliga ah

MUQDISHO (SMN) - Magaalada Muqdisho waxaa xalay saq-dhexe lagu soo gabagabeeyay shirkii maalmahanba u socday Golaha Wadatashiga Qaran ee Soomaaliya, iyada oo laga soo...

Sawirro: Taliye Sulub oo la kulmay saraakiisha ammaanka Muqdisho

MUQDISHO (SMN) - Taliyaha Ciidanka Boliiska Soomaaliyeed, Sareeye Guuto, Sulub Axmed Firin, ayaa la kulmay Saraakiisha Ciidamada Amaanka ee Howlgalka Ciiltire ka wada Caasimadda.   Ujeedka...

Sawirro: Korneel Cismaan Maxamed Jeelle oo Aas Qaran loogu sameeyay Muqdisho

MUQDISHO (SMN) -Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Salaadda Janaasada ku tukaday Alle ha u naxariistee Marxuum Cismaan Maxamed Jeelle oo...

Ciidamada SSC-Khaatumo oo howlgallo ka sameeyay magaalada Laascaanood

LAASCAANOOD (SMN) - Wararka naga soo gaaraya gobolka Sool ayaa sheegaya in maanta ciidamada deegaanka SSC-Khaatumo ay howlgal amni xaqiijin ah ka sameeyeen gudaha...

Sawirro: Madaxweyne Xasan Sheekh oo kulan la yeeshay safiirka Mareykanka

MUQDISHO (SMN) - Madaxwaynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kulan saagootin ah la qaatay Danjiraha Dowladda Maraykanka ee Soomaaliya Mudane Larry...

Sawirro: R/W ku xigeenka XFS oo daah-furay imtixaanka dugsiyada sare

MUQDISHO (SMN) - Ra’iisul Wasaare Ku Xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Salah Jama, ayaa maanta si rasmi ah u daah-furay imtixaanka shahaadiga ah ee...

Maamulka G/Banaadir oo u digay qaar kamid ah isbitaallada Muqdisho

MUQDISHO (SMN) - Maxaxmed Axmed Diiriye (Yabooh) oo ah guddoomiye ku xigeenka amniga iyo siyaasadda ee gobolka Banaadir ayaa digniin u diray qaar ka...

SSC-Khaatumo oo war kasoo saartay doorashadii ka dhacday Puntland

LAASCAANOOD (SMN) - Hoggaanka sare ee SSC-Khaatumo ayaa markii ugu horreysay ka hadlay doorashadii qof iyo codka aheyd ee maalin kahor ka dhacday deegaanada...

WARAR KALE

Hoggaamiye Sheekh Aadan Madoobe oo Booqday Furimaha Amniga ee Baydhabo

Baydhabo  – Hoggaamiyaha Dowladda Koonfur Galbeed, Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe), ayaa booqasho ku tagay furimaha laga ilaaliyo amniga magaalada Baydhabo ee xarunta Gobolka...

WFP Warns Somalia Faces Deepening Humanitarian Crisis as Millions Go Hungry

MOGADISHU, Somalia — The United Nations World Food Programme has warned the Security Council that Somalia is facing a worsening humanitarian crisis, with millions...

IMO oo Dalbatay in La Sii Daayo In ka Badan 90 Badmaax oo Burcad-badeed...

Muqdisho – Hay’adda Caalamiga ah ee Badaha (IMO) ayaa ku baaqday tallaabo degdeg ah oo lagu soo afjarayo afduubka badmaaxiinta ay haystaan kooxaha burcad-badeedda...