Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Email: info@Shabellemedia.com

WARARKA

Boggan waxaa lagu daabacaa dhamaan wararkii ugu dambeeyey ee Soomaaliga

Ciidamada daraawiishta Jubbaland oo dib ula wareegay deegaanka Girileey

CEELWAAQ (SMN) - Warar kala duwan ayaa ka soo baxaya howlgal culus oo ciidamada daraawiishta maamulka Jubbaland ay xalay ku qaadeen deegaanka Girileey ee...

Sawirro: Guuleed oo Catriona Laing kala hadlay wadahadallada DFS iyo Somaliland

MUQDISHO (SMN) - Ergayga Gaarka ah ee Madaxweynaha JFS u qaabilsan Arrimaha Somaliland Mudane Cabdikarim xussein Guuleed ayaa kulan muhiim ah la qaatay Wakiilka...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo war ka soo saaray geerida ku timid Prof Tuuryare

MUQDISHO (SMN) - Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa tacsi u diray qoyska, ehelka iyo guud ahaan shacabka Soomaaliyeed ee uu ka...

War murtiyeed ka kooban lix qodob oo laga soo saaray shirkii Muqdisho + Sawirro

MUQDISHO (SMN) - Magaalada Muqdisho ee caasimada Soomaaliya waxaa lagu soo gabagabeeyay shirkii wadatashiga ee u dhexeeyay madaxda dowladda federaalka ah ee Soomaaliya iyo...

Maxaa kasoo baxay shirka golaha wasiirada Soomaaliya? + Sawirro

MUQDISHO (SMN) - Shirka Golaha Wasiirrada Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya oo uu guddoominayey Ra’iisul Wasaare Ku-Xigeenka dalka, Mudane Saalax Axmed Jaamac, ayaa ansixiyay magacaabidda...

Mucaaradka Puntland oo dacwad u gudbiyay maxkamadda dastuuriga ah

GAROOWE (SMN) -  Siyaasiyiinta mucaaradka Puntland ayaa maanta dacwad ka dhan ah xukuumadda iyo baarlamaamka u gudbiyay maxkamadda dastuuriga ah ee maamulkaas.   Dacwaddan ayaa waxa...

Villa Somalia oo faahfaahin ka bixisay shirka ka socda Muqdisho + Sawirro

MUQDISHO (SMN) - Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa guddoominaya shirka Wada-tashiga madaxda qaranka iyo madaxdii hore ee dalka oo maanta...

Ciidamada Danab oo howlgal culus ka fuliyay Jubbada Hoose + Khasaaraha

AFMADOW (SMN) - Faahfaahino dheeraad ah ayaa waxaa laga halayaa khasaaraha ka dhashay howlgal culus oo ay xalay ciidamada Kumaandooska Danab ee Xoogga dalka...

Shirka u dhexeeya madaxda DFS iyo kuwii hore oo galay maalintii labaad

MUQDISHO (SMN) - Magaalada Muqdisho waxaa weli ka socda shir wadatashi ah oo u dhexeeyo madaxda dowladda iyo kuwii hore ee dalka, kaas oo...

Xamza oo xalay la kulmay qaar kamid ah ra’iisul wasaarayaashii hore ee dalka

MUQDISHO (SMN) - Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa xalay hoygiisa casho sharaf ugu sameeyay labo kamid ah Ra’iisul...

WARAR KALE

South West State cabinet reviews security, floods and youth employment

BAIDOA, Somalia — South West Somalia's cabinet has discussed security, flooding risks, youth employment and the delivery of basic public services at a meeting...

Maxaa looga hadlay Shirka Golaha Wasiirrada Dowladda Koonfur Galbeed?

BAYDHABO - Hoggaamiyaha Dowladda Koonfur Galbeed Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa Shir Gudoomiyey Shirka Golaha Wasiirrada Dowladda Koonfur Galbeed kaas oo looga...

South West State steps up El Niño preparations amid flood fears

BAIDOA, Somalia — Authorities in Somalia's South West state have stepped up preparations for possible flooding as seasonal rains linked to El Niño are...