Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Email: info@Shabellemedia.com

WARARKA

Boggan waxaa lagu daabacaa dhamaan wararkii ugu dambeeyey ee Soomaaliga

DF oo faah-faahin ka bixisay shilka diyaaradeed ee ka dhacay Aadan Cadde

MUQDISHO (SMN) - Wasiirka Wasaaradda Gaadiidka iyo duulista hawada XFS Fardowsa Cusmaan Cigaal ayaa Warbaahinta Qaranka u sheegtay in hal ruux uu dhaawac ka...

Sawirro: Saddex ra’iisul wasaare hore oo soo gaaray magaalada Muqdisho

MUQDISHO (SMN) - Wasiirka Gaadiidka iyo duulista Hawada XFS Fardowso Cusmaan Cigaal iyo agaasimaha guud ee Madaxtooyada Qaranka ayaa Garoonka diyaaradaha Aadan Cadde ku...

Diyaarad siday shacab oo shil ku gashay Garoonka Muqdisho + Sawirro

MUQDISHO (SMN) - Faahfaahino kala duwan ayaa ka soo baxaya shilka diyaaradda Halla Airlines oo maanta ku dhacday gudaha garoonka diyaaradaha ee Magaalada Muqdisho.   Diyaaradda...

Somaliland oo war lama filaan kasoo saartay dagaalka ka socda Laascaanood

HARGEYSA (SMN) -  Wasiirka arrimaha gudaha Somaliland, Maxamed Kaahin Axmed oo mar kale war cusub kasoo saaray colaadda magaalada Laascaanood ayaa si lama filaan...

Sawirro: Ra’iisul wasaare Xamza oo baaq culus u diray shacabka Soomaaliyeed

MUQDISHO (SMN) - Ra’isul wasaaraha XFS Mudane , Xamse Cabdi Barre ayaa shacabka Soomaaliyeed ugu baaqay in ay ka shaqeeyaan Midnimada, Amniga iyo Hormarinta...

Diyaaradaha dagaalka Kenya oo markale duqeyn ka fuliyay gobolka Gedo

CEELWAAQ (SMN) - Faah-faahino dheeraad ah ayaa kasoo baxaya duqeymo ay markale diyaaradaha dagaalka Kenya xalay ka gaysteen qaybo ka mid ah gobolka Gedo.   Duqeynta...

Ciidamada Puntland oo gacanta kusoo dhigay ku dhowaad 30 ajaaniib ah

GAROOWE (SMN) - Ciidamada ammaanka ee Puntland, gaar ahaan kuwa badda ee ayaa gacanta kusoo dhigay ku dhawaad 30 qof oo ajaaniib ah, kuwaa...

Wasiir Fiqi oo hal arrin ku boggaadiyay Qurbe joogta Soomaaliyeed + Sawirro

MUQDISHO (SMN) - Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dibu-heshiisiinta XFS Mudane, Axmed Macallim Fiqi oo ka qeybgalay meertada 2-aad ee shirwaynaha qurba joogta...

R/W Xamza oo guddoomiyay kulan looga hadlayay u diyaargarowga ku biirista EAC

MUQDISHO (SMN) - Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa galabta shir guddoomiyay kulan ballaaran oo looga hadlayay u diyaargarowga wadahadallada ku biirista Soomaaliya ee...

Wasiirka arrimaha dibadda XFS oo shir muhiim ah ka daah-furay Muqdisho

MUQDISHO (SMN) - Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga JFS Mudane Abshir Cumar Jaamac (Huruuse) ayaa maanta magaalada Muqdisho ka daah-furay shirweynaha Qurbe joogta...

WARAR KALE

South West State cabinet reviews security, floods and youth employment

BAIDOA, Somalia — South West Somalia's cabinet has discussed security, flooding risks, youth employment and the delivery of basic public services at a meeting...

Maxaa looga hadlay Shirka Golaha Wasiirrada Dowladda Koonfur Galbeed?

BAYDHABO - Hoggaamiyaha Dowladda Koonfur Galbeed Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa Shir Gudoomiyey Shirka Golaha Wasiirrada Dowladda Koonfur Galbeed kaas oo looga...

South West State steps up El Niño preparations amid flood fears

BAIDOA, Somalia — Authorities in Somalia's South West state have stepped up preparations for possible flooding as seasonal rains linked to El Niño are...