Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Email: info@Shabellemedia.com

WARARKA

Boggan waxaa lagu daabacaa dhamaan wararkii ugu dambeeyey ee Soomaaliga

Madaxweyne Xasan Sheekh oo war cusub ka soo saaray la dagaalanka musuqa

MUQDISHO (SMN) - Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud oo warsaxaafadeed soo saaray ayaa marka hore ugu hambalyeeyey shacabka Soomaaliyeed munaasabadda barakaysan ee Ciidul Carafa.   Madaxweynaha...

Kenya oo ganacsade u xirtay hubkii lagu qabtay Dekadda Muqdisho

NAIROBI (SMN) - Booliska Kenya ayaa qabtay ganacsade lala xiriirinayo hubkii dhawaan lagu qabtay dekadda magaaladda Muqdisho, kaasoo dowladda Federaalka sheegtay inuu kusii jeeday...

Wararkii ugu dambeeyay ee dagaalka ka socda magaalada Laascaanood

LAASCAANOOD (SMN) – Warar dheeraad ah ayaa ka soo baxaya dagaal xoogan oo weli ka socda duleedka magaalada Laascaanood ee xarunta gobolka Sool.   Dagaalkan ayaa...

QM oo ka digtay cuno yari haysata malaayiin qof oo ku nool Geeska Afrika

GENEVA (SMN) - Qaar ka mida hay'adaha Qaramada Midoobay ayaa ka digaya in malaayiin qof oo ku nool gobolka Geeska Afrika, inay la daalaa...

Booliska Soomaaliya oo soo bandhigay nin weerar ka geystay Muqdisho

MUQDISHO (SMN) - Faahfaahino dheeraad ah ayaa ka soo baxaya howlgal qorsheysan oo ay saacadihii lasoo dhaafay ciidamada ammaanka ka sameeyeen magaalada Muqdisho.   Taliska Qeybta...

Maxay ka wada-hadleen R/W Xamza iyo madaxweynaha Pakistan?

RIYAD (SMN) - Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa Boqortooyada Sacuudi Carabiya kula kulmay Madaxweynaha dalka Pakistan, Mudane Arif...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo ku wajahan dalka Tanzania + Ujeedka

 CARUUSHA (SMN) - Madaxweynaha dowladda federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa maalmaha soo socda ku wajahan dalka Tanzania, sida...

Al-Shabaab oo weerar khasaare geystay ka fulisay gudaha dalka Kenya

NAIROBI (SMN) - Ugu yaraan shan qof ayaa la dilay Axadii kadib markii dabley hubeysan ay weerar ku qaadeen laba tuulo oo ka tirsan...

Marwada Madaxweynaha oo hambalyo u dirtay shacabka Soomaaliyeed

MUQDISHO (SMN) - Marwada Madaxweynaha Dalka Marwo Sahra Cumar Xasan ayaa dhambaal Hambalyo ah u dirtay Ummada Soomaaliyeed Munaasabadda 26 Juun awgeed.   Iyadoo ay ku...

Madaxweynaha Somaliland oo war cusub kasoo saaray dagaalka Laascaanood

HARGEYSA (SMN) - Madaxweynaha Somaliland, Muuse Biixi Muuse Biixi Cabdi oo xalay khudbad ka jeediyay magaalada Hargeysa oo lagu qabtay munaasabadda 26 June ayaa...

WARAR KALE

Trump urges Minnesotans to ‘fight back’ against Somali immigrants

WASHINGTON - US President Donald Trump on Thursday continued his long-running attacks on Somalis by urging Minnesotans to "fight back" against the Somali community...

Trump oo ku baaqay in lala dagaallamo Soomaalida Minnesota

WASHINGTON - Madaxweynaha Mareykanka, Donald Trump, ayaa sii xoojiyay hadalladiisa ka dhanka ah Soomaalida ku nool Mareykanka, isaga oo dadka gobolka Minnesota ugu baaqay...

Taliyaha Guutada 16-aad Danab oo Soo Xiray Siminaar ku Saabsanaa Warbaahinta

Muqdisho - Taliyaha Guutada 16-aad Kumaandooska Danab ee Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa soo xiray siminaar ku saabsan warbaahinta, kaas oo muddo laba toddobaad...