Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Email: info@Shabellemedia.com

WARARKA

Boggan waxaa lagu daabacaa dhamaan wararkii ugu dambeeyey ee Soomaaliga

Sawirro: Xasan Sheekh oo khudbad xasaasi ah ka jeediyay xuska 26 June

MUQDISHO (SMN) - Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo khudbad ka jeediyey Munaasabadda xuska sannad-guurada 63-aad ee markii calan Soomaaliyeed oo...

Kulan looga hadlayay amniga oo lagu qabtay magaalada Muqdisho + Sawirro

MUQDISHO (SMN) - Wasiirka Wasaaradda Amniga Gudaha JFS, Mudane Maxamed Shiikh Cali Doodishe, Taliyaha Ciidanka Boliiska Soomaaliyeed, Sareeye Guuto. Sulub Axmed Firin, Taliye Xigeenka...

Ruto oo difaacay go’aanka dib u furida xadka Soomaaliya

NAIROBI - Madaxweyne William Ruto ayaa meesha ka saaray dadka dhaliilsan go’aanka lagu furayo xuduudka Kenya iyo Soomaaliya uu sababay in Al-Shabaab ay...

Faahfaahino ka soo baxaya hoobiyeyaal lagu weeraray xerada Xalane

MUQDISHO (SMN) - Jug culus ayaa maanta barqadii laga maqlay Xarunta Xalane iyo Garoonka diyaaradaha Aadan Cadde ee Magaalada Muqdisho. Ilo lagu kalsoon yahay ayaa...

Maxkamadda ciidamada qalabka sida oo xukun adag ku ridday saddex askari

MUQDISHO (SMN) - Maxkamadda Ciidamada ayaa xukuno ku riday Sedax Askari oo kaalin kala duwan ku lahaa Muuqaal internet lagu baahiyay.   ??????? Axmed Maxamuud (Carab)...

Faahfaahin ku saabsan dagaal maalintii labaad ka socda Laascaanood

LAASCAANOOD (SMN) - Warar dheeraad ah ayaa ka soo baxaya dagaal culus oo maalintii labaad ka socda duleedka magaalada Laascaanood ee xarunta gobolka Sool.   Dagaalkan...

Sawirro: Muxuu ahaa ujeedka shirka uu guddoomiyay wasiir Fiqi?

MUQDISHO (SMN) - Wasiirka arrimaha Gudaha ee XFS ahna Guddoomiyaha guddiga u diyaar garowga xuska maalmaha Xorriyadda mudane Ahmed Cali Fiqi ayaa shir guddoomiyay...

Madaxweyne Saciid Deni oo maamul cusub u magacaabay Nugaal iyo Gardafuu

GAROOWE (SMN) - Madaxweynaha Puntland, Mudane Saciid Cabdullaahi Deni oo xalay wareegtooyin kala duwan soo saaray ayaa maamul cusub u magacaabay gobollada Nugaal iyo...

Daawo: Ammaanka magaalada Muqdisho oo si weyn loo adkeeyay

MUQDISHO (SMN) - Ciidamada ammaanka ee dowladda federaalka Soomaaliya, gaar ahaan kuwa booliska ayaa adkeeyay ammaanka magaalada caasimada ah ee Muqdisho, xilli ay nagu...

Duqa Muqdisho oo sheegay inay ka go’an tahay la dagaalanka musuq-maasuqa

MUQDISHO (SMN) - Maamulka Gobolka Banaadir ayaa sheegay in ay ka go’an tahay la dagaalanka Musuq-Maasuqa iyo in si adag loola xisaabtami doono xafiis...

WARAR KALE

Somalia’s National Human Rights Commission seeks stronger ties with National University

MOGADISHU – Somalia’s National Independent Human Rights Commission is seeking to strengthen cooperation with Somali National University in research, education and the promotion of...

Somalia joins regional talks on marine conservation and climate change in Tanzania

DAR ES SALAAM – Somalia is participating in the 12th Conference of Parties to the Nairobi Convention (COP12) in Tanzania, with discussions focusing on...

Trump urges Minnesotans to ‘fight back’ against Somali immigrants

WASHINGTON - US President Donald Trump on Thursday continued his long-running attacks on Somalis by urging Minnesotans to "fight back" against the Somali community...