Hay’adda SoDMA oo 1,200 oo qoys ugu qeybisay hilibka Udxiyada Muqdisho
MUQDISHO (SMN) - Hay'adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyed ee SoDMA ayaa maanta xarunta Guriga Hooyooyinka deeq Hilib ah waxa ay ugu qeybisay1,200 oo qoys...
Faahfaahino ka soo baxaya dagaal culus oo ka dhacay Shabeelaha Dhexe
JOWHAR (SMN) - Warar kala duwan ayaa ka soo baxaya khasaaraha ka dhashay dagaal u dhexeeyay ciidamada dowladda iyo Al-Shabaab oo saaka ka dhacay...
Ciidamada Xoogga dalka oo ATMIS kala wareegay saldhig ku yaalla gobolka Gedo
MUQDISHO (SMN) - Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed oo fulinaya heshiiskii la wareegidda amniga guud ee dalka ayaa maanta howlgalka ATMIS kala wareegay saldhigga Gerileey...
Soomaaliya iyo Sri Lanka oo ka wadahadlay xoojinta xiriirka labada dal
ADDIS ABABA (SMN) - Danjiraha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee dalka Ethiopia mudane Cabdullaahi Maxamed Warfaa ayaa xafiiskiisa safaaradda Addis Ababa ku soo dhaweeyey safiirka...
Wararkii ugu dambeeyay u diyaar garowga xuska kowda Luulyo + Sawirro
MUQDISHO (SMN) - Kulan ku saabsan u diyaar garowga iyo isku dabaridka dabaaldaga munaasabada Kowda Luuliyo ayaa waxa uu ka qabsoomay garoonka Stadium Muqdisho...
Xiisad dagaal oo maanta ka taagan duleedka magaalada Laascaanood
LAASCAANOOD (SMN) - Wararka laga helayo gobolka Sool ayaa sheegaya in maanta xaalad kacsanaan ah laga dareemayo duleedka magaalada Laascaanood oo ay weli isku...
Xasan Sheekh oo wadahadal la yeeshay madaxda Turki, Qatar iyo Jabuuti
MUQDISHO (SMN) - Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa khadka taleefanka kula hadlay Madaxweynaha dalka Turkiga Mudane Rajab Dayib Ordogan, Amiirka dalka...
Ciidamada DF oo howlgalka ATMIS kala wareegay saldhihga degaanka Arbacow
MUQDISHO (SMN) - Ciidanka Xasilinta ee Military-Police (MP) ayaa ATMIS kala wareegay fariisimahoodii degaanka Arbacow ee duleedka Muqdisho.
Taliyaha Ururka 3-aad, Guutada 22-aad ee ciidamada...
Madaxweyne Xasan Sheekh oo war cusub ka soo saaray la dagaalanka musuqa
MUQDISHO (SMN) - Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud oo warsaxaafadeed soo saaray ayaa marka hore ugu hambalyeeyey shacabka Soomaaliyeed munaasabadda barakaysan ee Ciidul Carafa.
Madaxweynaha...
Kenya oo ganacsade u xirtay hubkii lagu qabtay Dekadda Muqdisho
NAIROBI (SMN) - Booliska Kenya ayaa qabtay ganacsade lala xiriirinayo hubkii dhawaan lagu qabtay dekadda magaaladda Muqdisho, kaasoo dowladda Federaalka sheegtay inuu kusii jeeday...















