Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Email: info@Shabellemedia.com

WARARKA

Boggan waxaa lagu daabacaa dhamaan wararkii ugu dambeeyey ee Soomaaliga

Sawirro: Wasiir Huruuse oo kulan la yeeshay dhiggiisa dalka Ruushka

MOSCOW (SMN) - Wasiirka Arrimaha Dibedda XFS Abshir Cumar Huruuse oo booqasho tasmi ah ku tagey magaalada Moscow ee dalka Russia ayaa kulan la...

Al-Shabaab oo shaacisay inay cagta marisay saldhigga ATMIS ee Buulo-Mareer

BUULO-MAREER (SMN) - Faah faahino kala duwan ayaa ka soo baxaya khasaaraha ka dhashay weerar qaraxyo ku billowday oo Ururka Al Shabaab ay ku...

Dagaal culus oo ka qarxay Beledweyne iyo wararkii ugu dambeeyay

BELEDWEYNE (SMN) - Warar kala duwan ayaa kasoo baxaya dagaal goordhow ka qarxay magaalada Beledweyne ee xarunta gobolka Hiiraan, kaas oo u dhexeeyo laba...

XFS oo soo dhoweysay taageerada dhaqaale ee Ururka Midowga Yurub

MUQDISHO (SMN) - Xafiiska Ra’iisul Wasaaraha XFS ayaa si diiran u soo dhaweeyay ansixinta lacago gaaraya € 20.5 milyan oo  Midowga Yurub ay ugu...

Al-Shabaab oo weerar ku qaaday saldhigga ciidamada ATMIS ee Buulo-Mareer

BUULO-MAREER (SMN) - Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya weerar culus oo ay saaka Al-Shabaab ku qaadeen saldhig ay  ciidamada ATMIS ku leeyihiin magaalada...

SAWIRRO: Ciidanka NISA oo hub iyo waxyaabaha qarxa ku qabtay Muqdisho

Ciidamada Dowladda gaar ahaan kuwa Nabad Sugidda iyo Sirdoonka Qaranka, ayaa gacanta ku soo dhigay hub iyo waxyaabaha qarxa kadib howlgallo ay siyaabo kala...

Golaha Wadatashiga Qaran oo warbixin ka dhageystay Taliska Ciidanka Xoogga Dalka

MUQDISHO (SMN) - Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa guddoomiyey fadhiga Labaad ee Shirka Wadatashiga Qaranka oo ka socda Magaalada Muqdisho,...

Sawirro: Guddoomiye Yabooh oo la kulmay saraakiisha amniga Muqdisho

MUQDISHO (SMN) - Guddoomiye ku-xigeenka Amniga iyo Siyaasada Maamulka Gobolka Banaadir Mudane Maxamed Ahmed Diiriye (Yabooh) ayaa kulan gaar ah xafiiskiisa kula qaatay saraakiisha...

Maxkamadda G/Banaadir oo mar kale u fariisatay dacwad loo heysto 36 ajaaniib ah

MUQDISHO (SMN) - Maxkamadda gobolka Banaadir ayaa maanta markii labaad dhageysatay dacwad loo heysto ajaaniib kalluumeysato ah oo iyaga oo si sharci darro ah...

Laba wariye ku xiray magaalada Muqdisho

Muqdisho – Ciidamo ka tirsan kuwa Booliska Degmada Waabari ayaa lagu soo warrmayaa in ay xabsi dhigeen labo wariye oo ka howlgalka muuqaal...

WARAR KALE

Jubaland oo la wareegtay maamulka Beled Xaawo ee gobolka Gedo

BELED XAAWO, GOBOLKA GEDO – Maamulka Jubaland ayaa la sheegay inuu dib ula wareegay gacan-ku-haynta degmada Beled Xaawo ee gobolka Gedo, kadib wada-hadallo dhexmaray...

Soomaaliya oo Hambalyo u Dirtay Uganda Munaasabadda 64-aad ee Xorriyaddeeda

Muqdisho, Soomaaliya –  Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa hambalyo u dirtay dowladda iyo shacabka Jamhuuriyadda Uganda munaasabadda sannad-guurada 64-aad ee ka soo wareegtay markii ay...

Somalia’s National Human Rights Commission seeks stronger ties with National University

MOGADISHU – Somalia’s National Independent Human Rights Commission is seeking to strengthen cooperation with Somali National University in research, education and the promotion of...