Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Email: info@Shabellemedia.com

WARARKA

Boggan waxaa lagu daabacaa dhamaan wararkii ugu dambeeyey ee Soomaaliga

Madaxweynaha JF Soomaaliya oo la kulmay Amiirka Qatar + Sawirro

DOOXA (SMN) - Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Dr Xasan Sheekh Maxamuud oo booqasho rasmi ah ku jooga magaalada Dooxa ayaa Qasriga Madaxtooyada dalkaas...

Faahfaahin ku saabsan qarax ka dhacay degmada Xamarweyne + Sawirro

MUQDISHO (SMN) - Warar kala duwan ayaa kasoo baxaya khasaaraha ka dhashay qarax duhurnimadii maanta ka dhacay qaybo kamid ah degmada Xamarweyne ee gobolka...

Sawirro: Muxuu ahaa ujeedka shirka uu guddoomiyay Ra’iisul wasaare Xamza?

MUQDISHO (SMN) -  Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa sheegay in Xukuumaddu ay xoogga saareyso la dagaallanka musuq-maasuqa.   Ra’iisul Wasaaraha...

Xeer ilaaliyaha Puntland oo amray in la soo xiro afar mas’uul + Sababta

GAROOWE (SMN) - Xeer ilaaliyaha guud ee maamulka Puntland, Axmed Maxamed Yuusuf (Taaran) oo maanta shir jaraa’id ku qabtay Garoowe ayaa qaaday tallaabo la...

Sawirro: Guddoomiye ku xigeenka SODMA oo guddoomiyay shir muhiim ah

MUQDISHO (SMN) - Gudoomiye ku xigeenka Hay’adda SODMA Dr Ahmed Abdi Adan ayaa shir gudoomiyay shirka todobaadlaha ee Hay’adda.   Shirka ayaa waxaa sidoo kale ka...

Sawirro: Guddoomiye Madaale oo la kulmay Duqa magaalada Bolnas

MUQDISHO (SMN) - Maamulka Gobolka Banaandir ayaa kulan sagootin ah xalay u sameeyay wafdiga uu hogaaminayo Duqa Magaaladda Bolnas ee dalka Sweden Md. Cabdullahi...

Ciidamada ammaanka oo howlgallo ka sameeyay magaalada Muqdisho

MUQDISHO (SMN) - Ciidamada ammaanka ee dowladda Soomaaliya, gaar ahaan kuwa booliska oo kaashanaya ciidanka Boolis Milataaro ayaa xalay howlgallo ka sameeyay xaafado ka tirsan...

Wararkii ugu dambeeyay xiisadda siyaasadeed ee maamulka Puntland

GAROOWE (SMN) - Xildbibaano ka tirsan Baarlamaanka Soomaaliya oo saacadihii lasoo dhaafay gaaray magaalada Garoowe ee xarunta gobolka Nugaal ayaa dhaq-dhaqaaqyo siyaasadeed ka bilaabay...

Sawirro: Sidee madaxweyne Xasan Sheekh loogu soo dhaweeyay Qatar?

DOOXA (SMN) - Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa gaaray magaalada Dooxa ee dalka Qatar, halkan oo ay uga bilaabatay booqasho...

Xiisad dagaal oo maanta ka taagan duleedka magaalada Garoowe

GAROOWE (SMN) - Wararka ka imaanaya gobolka Nugaal ayaa sheegaya in maanta xaalad kacsanaan ah laga dareemayo duleedka magaalada Garoowe ee gobolkaasi.   Xiisadda ayaa timid,...

WARAR KALE

Jubbaland approves $60.9 million budget for 2027

KISMAYO, Somalia — Jubbaland's Council of Ministers has approved a budget of $60.9 million for 2027, with the regional administration reporting a 2.42% increase...

Jubbaland oo Ansixisay Miisaaniyadda Sanadka 2027 oo Ka Badan $60 Milyan

Kismaayo – Golaha Wasiirrada Dowladda Jubbaland ayaa ansixiyay miisaaniyadda maamulka ee sannadka 2027, taas oo wadarta guud ay gaareyso 60,886,783.86 oo doollar, sida lagu...

Australian parliament speaker elected IPU president at Tanzania assembly

ARUSHA, Tanzania – Somalia’s parliamentary delegation took part in the election of a new president of the Inter-Parliamentary Union (IPU) during the organisation’s 153rd...