Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Powered by Shabelle Media Network

Madaxweynaha Uganda oo loo doortay hoggaamiyaha ururka Bulshada Bariga Afrika

Arusha, Tanzania – Madaxweynaha Uganda, Yoweri Museveni, ayaa ku baaqay midnimo iyo isdhexgal dhaqaale oo ay yeeshaan dalalka Afrika, kadib markii loo doortay inuu...

Shiinaha oo Soomaaliya siiyay 2 Milyan oo Doller oo lagu Caawinayo Dadka Abaartu...

Muqdisho – Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka (SoDMA), Mudane Maxamuud Macalin Cabdulle, ayaa si rasmi ah uga guddoomay Safiirka Shiinaha ee Soomaaliya, Mudane Wang Yu,...

Ugu yaraan 10 qof oo ku dhintay dhul-go’ ka dhacay macdanta Rubaya, Kivu, Congo

Kivu, Congo – Ugu yaraan 10 qof ayaa ku dhintay halka tiro kale oo badanna ay la’ yihiin kadib dhul-go’ ka dhacay goob macdan...

Ugu yaraan 23 qof oo ku dhintay fatahaado ka dhuftay magaalada Nairobi

Nairobi, Kenya – Ugu yaraan 23 qof ayaa ku dhintay fatahaado degdeg ah oo ka dhacay magaalada Nairobi, kadib roobab culus oo ka da’ay...

Madaxweynaha Soomaaliya oo ka qeyb galay Shir Madaxeedka 25-aad ee EAC

Arusha - Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Hassan Sheikh Mohamud, ayaa ka qeyb galay Meertada 25-aad ee Shir Madaxeedka caadiga ah ee Madaxda Bulshada...

Soomaaliya oo Daahfurtay Xarunta Ka-Jawaabidda Xaaladaha Deg-degga ah ee Amniga Saaybarka (SOMCIRT)

Muqdisho, Soomaaliya – 7 Maarso, 2026 — Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamza Cabdi Barre, ayaa maanta si rasmi ah u daahfuray Xarunta...

Madaxweynaha Xasan Sheekh iyo Wafdi uu hoggaaminayo oo gaaray Magaalada Arusha ee dalkaTanzania

Tanzania – Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa si weyn loogu soo dhoweeyay magaalada Arusha ee dalka Tanzania, halkaasi oo uu kaga...

Masar iyo Mareykanka oo ka Wadahadlay Xaaladda Soomaaliya iyo Amniga Geeska Afrika

Qaahira – Xoghayaha Arrimaha Dibadda Mareykanka, Marco Rubio, iyo dhiggiisa dalka Masar, Badr Abdelatty, ayaa yeeshay wadahadal qadka taleefanka ah oo ay diiradda ku...

Xarunta Ciidamada Nabad Ilaalinta Ghana ee Lebanon oo gantaallo lagu weeraray

Beirut, Lebanon – Xarunta Ciidamada Nabad Ilaalinta Ghana ee ku sugan Lebanon ayaa Jimcihii lagu qaaday weerar gantaallo ah, taasoo keentay in laba askari...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo u safay Tanzania si uu uga qayb galo shirka hoggaamiyeyaasha...

Muqdisho/Tanzania – Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa u ku wajahan dalka Tanzania si uu uga qayb galo shir ay isugu imaanayaan...

WARAR KALE

Midowga Afrika oo ammaanay dadaallada nabadeed ee Guinea, Liberia iyo Sierra Leone

Conakry, Guinea – Guddoomiyaha Guddiga Midowga Afrika, Maxamuud Yuusuf Cali, ayaa si weyn u ammaanay go’aanka ay gaareen dalalka Guinea, Liberia iyo Sierra Leone...

Masar oo wajahaysa koror weyn oo ku yimid kharashaadka tamarta sababo la xiriira xiisadda...

Qaahira, Masar – Hindise sharciyeedka soo dejinta tamarta ee Masar ayaa in ka badan laba jibaarmay tan iyo markii uu qarxay dagaalka Mareykanka iyo...

Sacuudi Carabiya oo digniin culus u dirtay Iiraan

Riyadh, Sacuudi Carabiya – Wasiirka Arrimaha Dibadda ee Sacuudiga, Faisal bin Farhan Al Saud, ayaa uga digay Iiraan in dulqaadka Boqortooyada iyo dalalka Khaliijka...