Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Email: info@Shabellemedia.com

WARARKA

Boggan waxaa lagu daabacaa dhamaan wararkii ugu dambeeyey ee Soomaaliga

Suuqyada Muqdisho oo wali laga diidan yahay Shilinka Soomaaliga

Muqdisho  – Waxaa wali xaalad cakiran ka taagan suuqyada magaalada Muqdisho, halkaas oo aan si buuxda looga isticmaalin lacagta rasmiga ah ee dalka, ee...

Mucaaradaka oo wada kulama ka dhan ah Viila Soomaaliya

Muqdisho – Waxaa cirka isku sii shareeraya xiisadda siyaasadeed ee ka taagan Soomaaliya, iyadoo hoggaamiyeyaasha mucaaradka ay sheegeen inaysan aqbali doonin hoggaanka Madaxweyne Xasan...

Wafdi Ciidan oo ka socda Dowladda Turkiga oo soo gaaray Muqdisho

Muqdisho – Taliyaha Ciidanka Booliiska Soomaaliyeed, Sarreeye Guuto Asad Cismaan Cabdullaahi, ayaa  magaalada Muqdisho ku qaabilay wafdi ciidan oo heer sare ah oo ka...

Guddoomiyaha Guddiga Xuquuqul Insaanka iyo Wasiirka Cadaaladda oo ka wada hadlay arrimo muhiim ah

Muqdisho – Guddoomiyaha Guddiga Madaxa-bannaan ee Xuquuqul Insaanka Qaranka, Dr. Maryam Qasim Axmed, ayaa kulan muhiim ah la qaadatay Wasiirka Cadaaladda iyo Arrimaha Dastuurka...

Wasiirka Amniga Gudaha XFS oo booqasho rasmi ah ku tagay Burkina Faso

OUAGADOUGOU — Wasiirka Amniga Gudaha ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Cabdullaahi Sheekh Ismaaciil (Fartaag), ayaa booqasho rasmi ah ku gaaray dalka Burkina Faso, kaddib casuumaad...

Guddoomiyaha SoDMA iyo Shoko Noda oo ka shiray gurmadka masiibooyinka dalka

MUQDISHO, Soomaaliya – Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Masiibooyinka Qaranka (SoDMA), Mudane Maxamuud Macalin Cabdulle, iyo Kaaliyaha Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay ahna Agaasimaha Waaxda Dhibaatooyinka,...

Wasiirka Maaliyadda XFS oo kulan la qaatay wafdi sare oo ka socda Qaramada Midoobay

Muqdisho  — Wasiirka Maaliyadda ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Biixi Imaan Cige, ayaa maanta Xarunta Wasaaradda Maaliyadda kulan miro-dhal ah kula qaatay wafdi sare oo...

Aadan Barre Ducaale: Dib baa loo furayaa xadka Kenya iyo Soomaaliya

NAIROBI, Kenya — Wasiirka Caafimaadka ee Kenya Aden Barre Duale ayaa mar kale ku baaqay in dib loo furo xadka u dhexeeya Kenya iyo...

Ku dhowaad 20 qof oo ku geeriyooday roobab mahiigaan ah oo ka da’ay Kenya

Nairobi, Kenya — Roobab mahiigaan ah oo ka da’aya dalka Kenya ayaa sababay khasaare isugu jira dhimasho, burbur hantiyeed, iyo barakac ballaaran, iyadoo tirada...

Taliyaha Ciidanka Asluubta iyo Wasiirka Awqaafta oo ka wada hadlay arrimaha amniga iyo wacyigelinta...

Muqdisho  — Taliyaha cusub ee Ciidanka Asluubta Soomaaliyeed, Maxamed Sheekh Xasan Xaamud, oo uu weheliyo Taliyaha Xabsiga Dhexe, Daahir Cabdulle Raage, ayaa booqasho ku...

WARAR KALE

Guddiga Golaha Shacabka oo kormeeray Hay’adda SARIS

Muqdisho - Guddiga Beeraha, Horumarinta Reer Miyiga, Xoolaha iyo Kheyraadka Badda ee Golaha Shacabka ayaa maanta kormeer shaqo ku tegay xarunta Hay’adda Sharciyeynta Adeegyada iyo...

Guddiga Aqalka Sare oo bilaabay ka-doodista Hindise-Sharciyeedka Dhismaha Hay’adda Dakhliga

Muqdisho, Soomaaliya - Guddiga Dhaqaalaha, Maaliyadda, Ganacsiga, Warshadaha, Isgaarsiinta iyo Dalxiiska ee Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa maanta bilaabay akhrinta iyo ka-doodista Hindise-Sharciyeedka...

SoDMA iyo IRC oo Muqdisho ku qabtay shir ku saabsan qorsheynta iyo diyaargarowga fatahaadaha...

Muqdisho, Soomaaliya - Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA), oo kaashanaysa Hay’adda International Rescue Committee (IRC), ayaa magaalada Muqdisho ku qabatay shir soconaya muddo...