Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Email: info@Shabellemedia.com

WARARKA

Boggan waxaa lagu daabacaa dhamaan wararkii ugu dambeeyey ee Soomaaliga

Wasaaradda Gaadiidka iyo Duulista Hawada oo wax ka beddel ku sameyneysa hanaanka wada marista

Muqdisho — Wasaaradda Gaadiidka iyo Duulista Hawada ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa qabatay kulan wadatashi ah oo ku saabsan badbaadada waddooyinka iyo maareynta saxmada, kaas...

Agaasimaha Waaxda Dhibaatooyinka ee UNDP oo soo gaaray magaalada Muqdisho

Muqdisho, Soomaaliya — Xoghayaha Joogtada ah ee Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Xamza Haadow, ayaa  qaabilay Kaaliyaha Xoghayaha...

Wasiirka Warfaafinta oo la kulmay Ku-xigeenka Ergayga Gaarka ah ee Qaramada Midoobay

Muqdisho  — Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Daud Aweis Jama, ayaa maanta kulan muhiim ah la yeeshay Ku-xigeenka Ergayga Gaarka...

Taliyeyaasha Ciidanka Xoogga Dalka oo Muqdisho kaga qayb galay dhaarinta Guutada 33-aad ee Kumaandooska...

Muqdisho – Taliyaha Ciidanka Dhulka ee Xoogga Dalka Soomaaliyeed Sahal Cabdullaahi Cumar, oo uu wehliyo Taliyaha Hawlgalka Turksom Sabhadiin Kalkaan, ayaa maanta magaalada Muqdisho...

Wasiirka Warfaafinta oo furay tababar ku saabsan ka hortagga hadallada naceybka

Muqdisho  – Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Daa'uud Aweys Jaamac, ayaa si rasmi ah u furay aqoon-isweydaarsi ku saabsan ka...

UK oo Taageertay Wada-hadallada ay Dowladda Federaalku ku Casuuntay Golaha Mustaqbalka Soomaaliyeed

MUQDISHO, Soomaaliya — Safiirka Boqortooyada Ingiriiska (UK) ee Soomaaliya, Charles King, ayaa si rasmi ah u soo dhaweeyay casuumaadda ay Dowladda Federaalka Soomaaliya u...

Qaramada Midoobay oo soo dhoweysay Shirka uu ku baaqay Madaxweyne Xasan Sheekh

MUQDISHO — Howlgalka QM ee Soomaaliya ayaa soo dhoweysay go'aanka Madaxweyne Xasan Sheekh, ee ku aaddan gogosha wadatashi ee u fidiyay Golaha Mustaqbalka, iyadoo...

Burcad-badeed Soomaali ah oo afduubtay Markab Shidaal oo marayay Marinka Gacanka Cadmeed

GACANKA CADMEED – Wararka naga soo gaaraya dalka Yemen iyo marinada caalamiga ah ee maraakiibta ayaa xaqiijinaya in koox burcad-badeed Soomaali ah ay afduubteen...

Mucaaradka oo Muqdisho kaga dhawaaqay go’aan ka dhan ah muddo xileedka dowladda

Muqdisho – Siyaasiyiin ka tirsan mucaaradka Soomaaliya ayaa magaalada Muqdisho kaga dhawaaqay go’aan ay ku diidan yihiin sii jiritaanka muddo xileedka Madaxweynaha talada haya.   Mucaaradka...

Sheekh Shariif oo ka hadlay dhibaatooyinka ay dowladdu gaarsiisay shacabka

Muqdisho – Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Sheekh Shariif Sheekh Axmed ayaa si kulul uga hadlay xaaladaha adag ee ay wajahaan shacabka ku nool magaalada...

WARAR KALE

Guddiga Golaha Shacabka oo kormeeray Hay’adda SARIS

Muqdisho - Guddiga Beeraha, Horumarinta Reer Miyiga, Xoolaha iyo Kheyraadka Badda ee Golaha Shacabka ayaa maanta kormeer shaqo ku tegay xarunta Hay’adda Sharciyeynta Adeegyada iyo...

Guddiga Aqalka Sare oo bilaabay ka-doodista Hindise-Sharciyeedka Dhismaha Hay’adda Dakhliga

Muqdisho, Soomaaliya - Guddiga Dhaqaalaha, Maaliyadda, Ganacsiga, Warshadaha, Isgaarsiinta iyo Dalxiiska ee Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa maanta bilaabay akhrinta iyo ka-doodista Hindise-Sharciyeedka...

SoDMA iyo IRC oo Muqdisho ku qabtay shir ku saabsan qorsheynta iyo diyaargarowga fatahaadaha...

Muqdisho, Soomaaliya - Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA), oo kaashanaysa Hay’adda International Rescue Committee (IRC), ayaa magaalada Muqdisho ku qabatay shir soconaya muddo...