Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Email: info@Shabellemedia.com

WARARKA

Boggan waxaa lagu daabacaa dhamaan wararkii ugu dambeeyey ee Soomaaliga

Shabelle oo Maanta u dabaal-dageysa sanad guuradeeda 24-aad

MUQDISHO – Sanad-guurada 24-aad ee Shabakadda Warbaahinta Shabelle ayaa maanta ku beegan, maadaama la aas aasay maanta oo kale 6 May ee sanadkii 2002-dii   Shabelle...

Ciidanka Xoogga Dalka oo Hawlgal ka Fuliyay Gobolka Mudug

BAHDO, Soomaaliya — Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed (SNA) oo garabsanaya xoogagga dadka deegaanka, ayaa maanta oo Arbaco ah hawlgal ballaaran ka fuliyay deegaanka Boorey,...

Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya oo la kulmay wafdi ka socday Hay’adda WFP

Muqdisho, Arbaco, 06 Maajo 2026: — Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa xafiiskiisa ku qaabilay wafdi heer sare ah...

Xafiiska Xeer Ilaaliyaha Guud oo gacanta ku haya gal-dacwadeedka Sacdiya Bajaaj

MUQDISHO – Xafiiska Xeer Ilaaliyaha Guud ee Qaranka ayaa shaaciyay in uu gacanta ku hayo gal-dacwadeedka la xiriira Sacdiya Macalin Cali Xasan , isagoo...

Soomaaliya iyo Qatar oo xoojinaya iskaashiga Arrimaha Xuquuqda Aadanaha

MUQDISHO, 6 May 2026 – Guddoomiyaha Guddiga Madaxa-bannaan ee Xuquuqul Insaanka Qaranka Soomaaliyeed, Maryan Qasim, ayaa Arbacadii kulan la yeelatay danjiraha Qatar u fadhiya...

Masar oo mar kale xaqiijisay taageerada midnimada Soomaaliya

QAAHIRA – Wasiirka Arrimaha Dibadda, Iskaashiga Caalamiga ah iyo Muwaadiniinta Dibadda ee Masar, Badr Abdelatty, ayaa mar kale xaqiijiyay taageerada buuxda ee dalkiisa u...

Mucaaradka oo shuruudo ku xiray kulanka uu ku baaqay Madaxweyne Xasan Sheekh

Muqdisho  – Golaha Mustaqbalka Soomaaliyeed oo ay ku mideysan yihiin qaar ka mid ah hoggaamiyeyaasha mucaaradka ayaa soo saaray warsaxaafadeed ay kaga hadleen casuumaadda...

Safiirka Jabuuti u fadhiya Soomaaliya oo lagu sagootiyay Muqdisho

Muqdisho  – Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Danjire Maxamed Ibraahim Yuusuf, oo booqasho sagootin...

Soomaaliya oo beenisay wararka ku saabsan eryidda Safiirka Imaaraadka

Muqdisho  – Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa si adag u beenisay warar lagu faafiyay warbaahinta iyo baraha bulshada...

Dibadbax ka dhashay cabasho la xiriirta dhulal oo ka dhacay inta u dhexeysa Muqdisho...

Muqdisho – Boqolaal shacab ah oo ka cabanaya arrimo la xiriira dhulal  ay si sharci darro ah looga qaadayo, ayaa dibadbax ka dhigay inta...

WARAR KALE

Guddiga Golaha Shacabka oo kormeeray Hay’adda SARIS

Muqdisho - Guddiga Beeraha, Horumarinta Reer Miyiga, Xoolaha iyo Kheyraadka Badda ee Golaha Shacabka ayaa maanta kormeer shaqo ku tegay xarunta Hay’adda Sharciyeynta Adeegyada iyo...

Guddiga Aqalka Sare oo bilaabay ka-doodista Hindise-Sharciyeedka Dhismaha Hay’adda Dakhliga

Muqdisho, Soomaaliya - Guddiga Dhaqaalaha, Maaliyadda, Ganacsiga, Warshadaha, Isgaarsiinta iyo Dalxiiska ee Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa maanta bilaabay akhrinta iyo ka-doodista Hindise-Sharciyeedka...

SoDMA iyo IRC oo Muqdisho ku qabtay shir ku saabsan qorsheynta iyo diyaargarowga fatahaadaha...

Muqdisho, Soomaaliya - Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA), oo kaashanaysa Hay’adda International Rescue Committee (IRC), ayaa magaalada Muqdisho ku qabatay shir soconaya muddo...