Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Powered by Shabelle Media Network

Somali government issues report on latest events

MOGADISHU, Somalia - The Cabinet and the Federal Parliament of Somalia have approved the historic defense and economic agreement that the Federal Government of Somalia entered into with the Republic of Turkiye. The President of the Federal Republic of Somalia and the Commander-in-Chief of the Armed Forces His Excellency Dr. Hassan Sheikh Mohamud said that the agreement between Somalia and...

Sawirro: Guddoomiyaha SoDMA oo booqday biyo xireen ku yaalla Jowhar

JOWHAR (SMN) - Wafdi uu hoggaaminayo Guddoomiyaha Hay'adda Maareynta Musiiboyinka Qaranka Md, Maxamuud Macallim Cabdulle, qaybna ay ka ahaayeen Wasiirka Arrimaha Gudaha Hirshabeelle Cabdiraxmaan Daahir Guure, Guddoomiyaha Gobolka Shabeeladda Dhexe Axmed Mayre Makraan ,wasiir ku-xigeenka Wasaaradda Gargaarka iyo Masuuliyiin kale ayaa maanta waxa ay booqasho ku tageen biya xireenka Sabuun ee duleedka Magalaada Jowhar.   Biya xireenka Sabuun oo burbur xoogle...

Itoobiya oo walaac ka muujisay warbixin Soomaaliya u gudbisay Gollaha amaanka

ADDIS ABABA (SMN) - Ergayga Itoobiya u qaabilsan Qaramada Midoobay ayaa soo saartay bayaan ay ku sheegay in ay Xukuumadda Abiy Ahmed ka xuntahay “eedeymaha Soomaaliya iyo warbixintii ay u gudbisay golaha ammaanka ee Qaramada Midoobay 19kii bishan.   Danjire Tesfaye Yilma Sabo ayaa tilmaamay in Itoobiya ka xuntahay hadallada uu safiirka Soomaaliya ee Qaramada Midoobay Abuukar Baalle ka jeediyay shir gaar ah oo...

UN extremely ‘alarmed’ by new wave of displacement in Somalia

MOGADISHU, Somalia - The United Nations says more than 3.45 million people have been internally displaced in Somalia by Jan 2024 due to reasons including drought, floods, and armed conflict.   According to the IOM, the majority (88 percent) of internally displaced people lived in IDP camps, and only 12 percent lived in host communities, in large cities such as the...

Sawirro: Jubaland oo gacanta ku dhigtay koox arday ka tahriibineysay maamulkaas

KISMAAYO (SMN) - Booliska maamulka Jubaland ayaa sheegay in howlgal ay ka sameeyen deegaanno ka tirsan maamulkaas ay ku soo qabqabteen dad dhalinyaro ah oo arday ah iyo mukhallasiin dooneyay in da’yartaas ay tahriibiyaan.   Saraakiisha booliska ayaa sheegay in kooxda tahriibinta wadday ay tahay shabkad isku xiran isla markaana ay hadda iyaga iyo gaadiidkii ay adegsanayeen ay gacanta ku hayaan,...

Ethiopia voices concern about Somalia’s report to UN Security Council

NEW YORK - Ethiopia's envoy to the United Nations issued a statement saying that the government of Abiy Ahmed regrets "Somalia's accusations and the report it submitted to the United Nations Security Council on the 19th of this month."   Ambassador Tesfaye Yilma Sabo pointed out that Ethiopia is sorry for the statements made by Somalia's ambassador to the United Nations,...

Maxay ka wada-hadleen guddoomiyaha BF iyo safiirka dalka Sweden? + Sawirro

MUQDISHO (SMN) - Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Safiirka dalka Sweden Ambassador Joachim Waern.   Guddoomiye Sheekh Aadan iyo danjiraha ayaa ka wada hadlay xoojinta xiriirka soo jireenka ah ee labada dal, doorka Dowladda Swedish-ka kaga jirto gaarsiinta maashaariicda horumarineed ee dalka laga fuliyay, Dhankiisa Danjiraha ayaa xusay in dowladda...

Dowladda Soomaaliya oo soo saartay warbixin ka kooban 36 qodob

Warbixinta Toddobaadlaha ee Dowladda Federaalka Soomaaliya Muqdisho, Khamiis, 22 February, 2024 1. Golaha Wasiirrada iyo Baarlamanka Federaalka Soomaaliya oo ansixiyay heshiiska taariikhiga ah ee difaaca iyo dhaqaalaha ee ay Dowladda Federaalka Soomaaliya la gashey Jamhuuriyadda Turkiga. 2. Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ahna Taliyaha Guud ee Ciidammada Qalabka Sida ayaa sheegay in heshiiska Soomaaliya iyo Turkiga ka dhexeeya ee ay ansixiyeen goleyaasha qaranka uu...

Wasaaradda caafimaadka XFS oo gaadiid ku wareejisay Koonfur Galbeed + Sawirro

MUQDISHO (SMN) - Wasiiru Dowlaha Wasaaradda Caafimaadka iyo daryeelka Bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya H.E Maryama Maxamed Xuseen ayaa labo Gaari oo nooca gargaarka deg degga ah (Ambulance) islamarkaana loogu talagaley fududeynta adeegga Caafimaadka ku wareejisey Wasiirka Caafimaadka Dowlad goboleed Koonfurgalbeed.   Wasiiru Dowlaha Wasaaradda Caafimaadka iyo daryeelka Bulshada Xukuumadda Federaalka Dr. Maryama Maxamed Xuseen ayaa sheegtay in Gawaaridan qalabaysan ay wax...

President Hassan Sheikh gives assent to Somalia-Turkey defence deal

MOGADISHU, Somalia - The president of Somalia Hassan Sheikh signed the ratified Defense and Economic Cooperation Agreement between the Federal Republic of Somalia and the Republic of Türkiye.   According to the presidency, this historic agreement, passed by the House of the People of our Federal Parliament, marks a new chapter in our nation's journey towards a secure and prosperous future. The...

WARAR KALE

Eastern Libya Bans Entry of Nationals From Four African Countries Amid Migration Crackdown

BENGHAZI, Libya, June 24, 2026 – Authorities in eastern Libya have banned the entry of nationals from Sudan, Eritrea, Ethiopia and Somalia, saying the measure...

Somalia Holds Information Officers Meeting to Coordinate Government Messaging Ahead of Independence Celebrations

MOGADISHU, June 24, 2026 – Somalia's Information Minister Abdifatah Qasim Mahmoud chaired a monthly meeting of information offices from federal government institutions on Wednesday, as...

Somalia Signs Contract for Key Road Studies Linking Central Regions to Indian Ocean Coast

MOGADISHU, June 24, 2026 – Somalia's Ministry of Public Works, Reconstruction and Housing on Tuesday signed a contract for feasibility studies and design work...