Kenya cautious as Somalia makes inroads into EAC
NAIROBI, Kenya - The formal admission of Somalia into the East African Community has elicited mixed feelings in the region, with immediate neighbour Kenya seen to remain cautious about opening its borders.
Somalia was formally admitted to the EAC on November 24, after the Summit of the East African Community Heads of State at their 23rd Ordinary Meeting in Arusha,...
Libya condemns terrorist attack in Mogadishu
TRIPOLI, Libya - The Ministry of Foreign Affairs of the Government of National Unity has condemned the attack that targeted a training center in the Somali capital, Mogadishu, and resulted in the death of four officers.
In a statement on Monday, the Ministry called for intensifying efforts to support the people of Somalia, and to continue providing all forms of...
Somalia President offers condolences to UAE after officers killed in Mogadishu
MOGADISHU, Somalia - The President of the Federal Republic of Somalia, H.E Hassan Sheikh held a meeting with Ambassador Ahmed Juma Al-Rumaithi at the Embassy of the United Arab Emirates in Mogadishu.
They discussed ways and means to further enhance the longstanding bilateral relations between the two countries.
President Hassan conveyed his condolences to the government of the UAE and the...
Faah-faahinta dab ka kacay goobo ganacsi oo ku yaalla Seybiyaano + Khasaaraha
MUQDISHO (SMN) - Dab xoog leh ayaa waxaa lagu soo warramayaa inuu xalay ka kacay goobo ganacsi oo ku yaalla xaafadda Seybiyaano ee magaalada Muqdisho.
Dabkan ayaa saameeyay dhoor ganacsi oo halkaasi ku yiilay, isaga oo bur buriyay hantidii ku dhex jirtay.
Gaadiidka gurmadka ee Dab-damiska oo goobta soo gaaray ayaa ku guulystay in ay damiyaan dabkan, ayna ka badbaadiyaan inuu...
Madaxweyne Xasan Sheekh oo la kulmay safiirka Imaaraadka Carabta + Ujeedka
MUQDISHO (SMN) - Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa booqday Safaraadda Imaaraatka Carabta ee Muqdisho, kadib toogashadii dhowaan ka dhacday xerada Janaraal Goordan, taas oo lagu dilay saraakiil u dhashay dalkaasi.
Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kulan is-xogwareysi iyo tacsiyeyn ah la qaatay Danjire Axmed Jumca Al-rumeysi.
Sidoo kale Madaxweynaha iyo Danjiraha ayaa ka wada hadlay ahmiyadda xiriirka soojireenka...
Wasiir Fiqi oo qaabilay xildhibaanada iyo siyaasiyiinta ka soo jeeda gobolka Awdal
MUQDISHO (SMN) - Wasiirka Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib u heshiisiinta mudane Axmed Macallin Fiqi ayaa xafiiskiisa kula kulmay Xildhibaanno iyo Senatorro ka tirsan barlamaanka Federaalka Soomaaliya oo wehliyaan siyaasiyiin iyo hoggaaomiyeyaal reer Awdal.
Kulanka ayaa looga hadlay sidii hal meel looga soo wada jeedsan lahaa ka hortagga damacia gurracan ee Itoobiya ay ku doonayso qeyb ka mid ah dhulka...
Madaxweynaha JFS oo booqday qaar ka mid ah suuqyada Muqdisho + Sawirro
MUQDISHO (SMN) - Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo u kuurgalaya xaaladda amni ee caasimadda dalka ayaa xalay booqday qaar ka mid ah Suuqyada ganacsiga magaalada Muqdisho.
Madaxweyne Xasan Sheekh ayaa waqti la qaatay dad shacab ah oo ku sugnaa goobaha uu Madaxweynuhu kormeeray, kuwaasi oo wajiyadooodu laga dheehan karay farxad.
Magaalada Muqdisho ayaa waxaa maalmihii u dambeeyay...
Wasiirka difaaca Soomaaliya oo xiriir la sameeyay dhiggiisa dalka Imaaraadka
MUQDISHO (SMN) - Wasiirka Difaaca JFS Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac) oo khadka taleefonka kula hadlay Wasiiru Dowlaha Difaaca ee Dowladda aan walaalaha nahay ee Isutagga Imaaraadka Carabta (UAE) ayaa uga tacsiyeeyay xukuumadda, shacabka iyo ciidanka dowladda aan walaalaha nahay ee Imaaraadka geerida saraakiisha Imaaraadka ahaa ee ka dhalatay weerarki argagixiso ee ka dhacay xerada Goordan.
Saraakiisha geeriyootay ayuu sheegay...
Daawo: Macallin lagu dhex dilay iskuul ku yaalla degmada Wadajir
MUQDISHO (SMN) - Faah-faahino dheeraad ah ayaa waxaa laga helayaa dhacdo argagax leh oo maanta ka dhacday degmada Wadajir, kadib markii macallin lagu dhex dilay iskuul ku yaalla degmadaasi.
Marxuumka ayaa waxaa lagu magacaabi jiray Cabdiraxmaan Macalow Abiikar, wuxuuna kamid ahaa macallimiinta iskuulka Siidii ee degmada Wadajir.
Wararka ayaa sheegaya in Macallinka lagu dilay Toorey, kadib markii uu soo weeraray wiil...
President Hassan Sheikh meets with female MPs at Villa Somalia
MOGADISHU, Somalia - The president of Somalia Hassan Sheikh held a consultative meeting with female parliamentarians from both chambers of the Federal Parliament.
The meeting at Villa Somalia addressed critical issues, including the completion of the constitution-making process, the fight against international terrorists, and ensuring women’s full and effective participation in national political agendas.
The President expressed appreciation for the significant...












