Mogadishu mayor attends Arab Cities Organization meeting in Iraq
Baghdad, Iraq - The mayor of Mogadishu Madaale attended the Arab Cities Organization meeting in Baghdad which focused on the cooperation and transfer of expertise and experiences of Arab countries in the Arabian Gulf and the rest of the cities of the Arab world.
The Secretariat stated in a statement received by the Iraqi News Agency (INA), that “the meeting...
Sawirro: Duqa Muqdisho oo shir caalami ah uga qayb-galay dalka Ciraaq
BAGDAAD (SMN) - Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) ayaa ka qaybgalay shirka Magaalooyinka iyo Caasimadaha Carabta oo ka dhacay Magaalada Bagdaad ee dalka Ciraaq.
Shirkan ayaa lagu soo bandhigay waxqabadkii uu gaaray ururka Magaalooyinka Carabta sanadkii la soo dhaafay, Qorshayaasha loo baahanyahay si horumar ballaaran loo gaarsiiyo Caasimaddaha Carabta
Sidoo kale waxaa lagu soo...
Somali Federal States throw their full weight behind completion of constitutional review
GAROWE, Somalia - The majority leaders of the Federal States in Somalia have thrown their full weight behind the finalisation of the country's constitution.
Speaking at the presidential inauguration of Said Abdullahi Deni, who won a historic reelection on 8th January 2024, Southwest state leader Abdiaziz Lafta Gareen said: "It's now the right time to complete the constitution."
For his part,...
Munaasabad ay ka qayb-galeen madax kala duwan oo ka dhacday Garoowe
GAROOWE (SMN) - Madaxweynaha Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni iyo Guddoonka Golaha Wakiillada DPL ayaa Madaxtooyada Garoowe kaga qayb-galay munaasibad lagu soo dhoweynaayo masuuliyiinta Soomaaliyeed ee kasoo qayb-gashay Caleemasaarka Madaxda Puntland shanta sano ee soo socota 2024–2029.
Munaasabadda Mahadcelinta masuuliyiinta qaybta ka ahayd Madaxda Puntland waxaa kasoo qayb-galay Madaxweynayaasha Dowladdaha Xubnaha ka ah DFS Koonfur Galbeed Soomaaliya, Galmudug iyo Hirshabeelle,...
Madax goboleedyada oo caddeeyay mowqifkooda ku aadan Dastuurka
MUQDISHO (SMN) - Qaar ka mid ah Madaxweynayaasha maamul gobaleedyada dalka oo ka hadlay dhameystirka Dastuurka KMG ah ayaa soo dhaweeyey tallaabadii todobaadkaan ay qaadeen labada Aqal ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, kaas oo ahaa dhameystirka Dastuurka dalka.
Madaxweynaha dowlad gobaleedka Koonfur Galbeed Cabdicasiis Xasan Maxamed (Laftagareen) oo ka hadlay dhameestirka Dastuurka ayaa sheegay in maanta loo dhan yahay dhameestirka Dastuurka,...
Somalia’s spy agency identifies Al-Shabaab leaders killed in raid
MOGADISHU, Somalia - The National Intelligence and Security Agency NISA has given more details about a planned operation in cooperation with international partners that took place last night in the Galhareeri district of Galgaduud region.
The joint covert operation was conducted in different places where senior leaders, militants, and journalists have been staying, according to a statement by NISA on...
NISA oo faahfaahin ka bixisay weerar lagu laayay Al-Shabaab badan
MUQDISHO (SMN) - Faah faahin: Hawlgal qorsheysan oo Ciidanka Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka oo kaashanaya saaxiibada Caalamiga ah ay ka fuliyeen Gobolka Galgaduud gaar ahaan degmada Galhareeri oo ah xarunta ugu weyn ee Khawaarijtu ku leedahay Gobollada Dhexe ayaa lagu dilay 30 ka mid ah Khawaarijta oo isugu jiray Maleeshiyaad iyo Horjoogeyaal ay ka mid ahaayeen xubno Ajaanib...
Xildhibaano ka tirsan BF Soomaaliya oo booqday xarunta SoDMA + Sawirro
MUQDISHO (SMN) - Guddiga Arrimaha Gudaha iyo amniga ee Golaha shacbka ee BJFS , oo uu Hoggaaminayo Xogahayaha Guddiga Xilldhibaan Maxamed Ibraahim Cabdi Diyeeshe iyo Xubnaha kale ee guddigaan ayaa maanta kormeer ku tagay xarunta dhexe ee SoDMA, waxaana halkaas ku soo dhaweeyey Guddoomiyaha Hay'adda Maareynta Musiiboyinka Qaranka Mudane Maxamuud Macallim Cabdulle.
Guddigaan oo gudanaya waajibaadkooda Dastuuriga ah ayaa kormeer...
Somali president attends Puntland leader’s inauguration
GAROWE, Somalia - The president of Somalia Hassan Sheikh Mohamud touched down on Thursday morning in Garowe to attend the inauguration of the re-elected Puntland leader.
The president was accorded a cordial welcome upon his arrival in the city from President Deni and other officials from Puntland state as well as lawmakers, ministers, and elders.
The inauguration ceremony of President Said...
New joint offensive Kills Al-Shabab Militants in central Somalia
MOGADISHU, Somalia - The Somali army backed by suspected US military carried out a joint operation against the Al-Shabaab base in Galmudug state as part of the efforts to flush out the militants.
The command of the armed forces of the country of Somalia has given more details about a planned operation in collaboration with international partners that took place...












