Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Powered by Shabelle Media Network

Muxuu Deni ka yiri shirka Jabuuti uga furmay Soomaaliya iyo Somaliland?

MUQDISHO (SMN) - Madaxweynaha maamul goboleedka Puntland, Mudane Saciid Cabdullaahi Deni oo khudbad ka jeediyay magaalada Garoowe ayaa ka hadlay arrimo ku aadan xaaladda siyaasadeed ee dalka, gaar ahaan khilaafka kala dhexeeya dowladda federaalka.   Deni oo ugu horreyn soo hadal qaaday shirka Jabuuti uga furmay Soomaaliya iyo Somaliland ayaa sheegay inay Puntland kasoo horjeedo kulankaasi oo ah heer madaxweyne, una...

Somali PM inaugurates inter-regional football tournament

MOGADISHU, Somalia - The prime minister of Somalia Hamza Abdi Barre has officially inaugurated the football tournament of Federal State Members and Banadir region in Mogadishu stadium today.   Tens of thousands of football fans flocked to witness the opening game between Hirshabelle and Galmudug States. Speaking at the opening of the tournament, PM Barre highlighted the vital role of football in...

Hay’adda SoDMA oo gargaar ka qaybisay degmada Boondheere + Sawirro

MUQDISHO (SMN) - Hay'adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyed ee SoDMA ayaa Shixnad gargaar ah oo ka kooban qaybaha kala duwan ee raashinka waxa ay gaarsiisay Xarunta Xanaanada Gabdhaha Agoonta ee Bondheere.   Xaruntaan ayaa lagu xanaaneyaa boqolaal Gabdho Soomaaliyed ah kuwaas oo iskugu jira Agoon iyo kuwa danyar ah, waxaana gargaarkaan ka mahadnaqay Maamulka sare ee Xaruntaan, iyaga oo sheegay in...

Wasiirkii qorsheynta maamulka Puntland oo is casilay + Sababta

GAROOWE (SMN) - Wasiirkii Qorshaynta maamul goboleedka Puntland Maxamed Siciid Faroole ayaa shaaciyay inuu iska casilay xillaasi.   Wasiirka aya sheegay inuu isku casilay sababo la xiriira go'aankii uu xalay doorashada ka qaatay madaxweyne Saciid Cabdullaahi Deni. Halkan ka akhriso Qoraalka is casilaadda:- Waxaan ka xumahay Go’aanka uu Madaxweyne Siciid Cabdulahi Deni caawa ka gaaraay doorashada Puntland, khaas ahaan go’aankiisa ku aadan xulistq...

QM oo dalbatay lacag wax looga qabanayo xaaladda Soomaaliya

MUQDISHO (SMN) - Hay’adda Cunnada Adduunka ee WFP ayaa sheegtay inay u baahan tahay 364 milyan oo Doollarka Maraykanka ah si kor loogu qaado gargaarka bini’aadantinimo ee Soomaaliya inta u dhaxaysa December 2023 iyo May 2024.   WFP ayaa warbixinteedii ugu dambeysay ku sheegtay in qiyaastii 1.5 milyan oo carruur ah oo da'doodu ka yar tahay shan la saadaalinayo inay la...

Somali president meets with Somaliland leader in Djibouti

MOGADISHU, Somalia - The President of Somalia Hassa Sheikh met with the leader of Somaliland Muse Bihi in Djibouti today, reviving the negotiations between the two sides.   The President of Djibouti is mediating, and the meeting will discuss issues affecting the unity of Somalia and the resolution of Somaliland's grievances, according to the reports. The meeting comes as Somaliland was taken...

Madaxweynayaasha Soomaaliya iyo Somaliland oo ku kulmay dalka Jabuuti

JABUUTI (SMN) - Madaxweynaha Jamhuuriyadda Jabuuti Ismaaciil Cumar Geelle oo dib u ambaqaadaya wadahadallada Dowladd Federaalka Soomaaliya iyo Somaliland.   Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa dadaaladaasi awgeed Maanta uu tegay Djibouti. Dhanka Wafdiga Somaliland waxaa horkacaya Madaxweyne Muuse Biixi Cabdi. Kulankan ayaa noqonaya kii labaad oo ay yeeshaan labada madaxweyne, waxayna horay sidaan oo lale ay sanadkii hore ugu...

Golaha wasiirada oo ansixiyay heshiisyo iyo sharci muhiim ah + Sawirro

MUQDISHO (SMN) - Golaha Wasiirrada Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya oo maanta yeeshay kulankoodii caadiga ahaa, ayaa lagu ansixiyey Hindise Sharciyeedka Danbiyada Kufsiga iyo anshax-xumada oo muhiim u ah bulshada Soomaaliyeed.   Shirka Golaha Wasiirrada oo uu guddoominayey Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa sidoo kale lagu ansixiyey heshiiska caalamiga ah ee  da’da ugu yar ee shaqada...

NISA oo gacanta ku dhigtay gaadiid kusii jeeday Al-Shabaab iyo raggii waday

AFGOOYE (SMN) - Ciidamada Hey’adda Sirdoonka iyo Nabad Sugida Qaranka ayaa gacanta ku dhigay saddex gawaari ah oo ay ku raranyihiin Alaabo electronics u badan iyo dadkii watay.   Gawaarida ayaa lagu qabtay degmada Afgooye ee gobolka Shabeellada hoose waxaa sidoo kale Ciidanku gacanta ku dhigeen 8 Ruux oo uu ku jiro Muwaadin u dhashay dalka Uganda. Kooxdaan Ciidanka Sirdoonku gacanta ku...

Somalia’s spy agency arrests 8, including Ugandan linked to Al-Shabaab

MOGADISHU, Somalia - The National Intelligence and Security Agency said it detained eight people in connection with the Al-Qaeda-linked militant group, Al-Shabaab.   In a statement, NISA said the suspects were traveling in a car that was intercepted in Afgoye, 30 kilometers west of Mogadishu while transporting electronics to Al-Shabaab. A Ugandan is said to be among the captured men, who...

WARAR KALE

FBI adds alleged COVID fraudster accused of taking $5M from kids’ meal program to...

EXCLUSIVE: The FBI is adding Fahad Mohamed Nur to its Most Wanted Fraudsters List, accusing the Minnesota businessman of allegedly stealing more than $5 million that...

UK Parliament event highlights Türkiye-UK-Somalia cooperation for Somalia’s future

LONDON - Türkiye’s long-term engagement in Somalia, built on development, security cooperation and sustained political commitment, has created a foundation for stability that could...

IGAD Steps Up Support for Somalia’s Ratification and Implementation of the Free Movement of...

The Intergovernmental Authority on Development (IGAD) on Wednesday intensified its support to Somalia to accelerate the ratification and implementation of the IGAD Protocol on...