Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Powered by Shabelle Media Network

SODMA boss receives Minnesota State Representative in Mogadishu

MOGADISHU, Somalia - The Commissioner of Somalia's Disaster Management Agency (SODMA), Mohamud Moallim Abdulle, today received Hodan Hassan, a member of the House of Representatives of Minnesota in the United States of America.   Abdulle explained to MP Hassan the work and mission of (SODMA) in response to devastating floods, and El Nino in the country which killed over 100 people...

DF Soomaaliya oo amar culus dul-dhigtay Injineerada ka shaqeeya dhismaha

MUQDISHO (SMN) - Wasiirka Wasaaradda Hawlaha Guud, Dib u dhiska & Guriyeynta XFS Mudane Ismaaciil Cabdiraxmaan Sh. Bashiir ayaa ka qayb galay xuska sannad-guurada tobnaad ee shirkadda dhismaha ee (Hadiid).   Wasiirka oo khudbad ka jeediyay munaasibadaasi ayaa waxa uu yiri “Shirkadaha dalka waxaanu ku taageeraynaa dedaalka ay ugu jiraan inay dalka horumariyaan, taa beddelkeedana waa inay ilaaliyaan shuruucda dalka u...

A woman killed in mortar barrage in Somali capital amid calm period

MOGADISHU, Somalia - Several mortars fell early in the morning in the neighborhoods of Mogadishu causing damage including death and injury.   Most of the mortars fell in the neighborhoods around the presidential pala of Somalia, and it was said that one of the mortars struck a civilian house of civilians in the Sheikh Yusuf Alkawnayn area, and killed the mother...

Daawo: Maamulka gobolka Banaadir oo ka jawaabay cabashada Bajaajleyda

MUQDISHO (SMN) - Maamulka gobolka Banaadir ayaa jawaab rasmi ah ka bixiyay cabasho kasoo yeertay Bajaajleyda ka howlgasha magaalada Muqdisho oo sheegay in lagu soo kordhiyay lacago dheeraad ah.   Afhayeenka gobolka Saalax Xasan Cumar oo shir jaraa'id u qabtay Wariyeyaasha ayaa sheegay in lacagahaas oo dhan 25 dollar uusan wax shaqo ku lahay maamulkooda. Sidoo kale wuxuu tilmaamay in lasoo qabtay...

At least 80 al-Shabaab members killed in military operation in Somalia

MOGADISHU, Somalia - At least 80 al-Shabaab terrorists were killed in military operations by the Somali National Army in the province of Mudug, a senior army commander said Tuesday.   The Somali-based al-Qaeda-affiliated terrorists were killed in the last 24 hours in the operation in a forest near the town of Caad, according to Brig. Gen. Dayah Abdi Abdulle. He said the...

Tiro hoobiyeyaal oo saaka ku dhacay degmada Boondheere + Khasaaraha

MUQDISHO (SMN) - Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya tiro hoobiyeyaal ah oo saaka lagu garaacay xaafado ka tirsan magaalada Muqdisho, gaar ahaan degmada Boondheere ee gobolka Banaadir.   Mid kamid ah hoobiyeyaasha ayaa saaka aroortii hore ku dhacay guri ku yaalla xaafadda Sheekh Yuusuf Alkawnayn, waxaana ka dhashay khasaare naf iyo maalba leh. Qaar kamid ah dadka deegaanka oo aan la...

Xaalad adag oo ka taagan degmada Baardheere iyo Wararkii ugu dambeeyay

BAARDHEERE (SMN) - Wararka naga soo gaaraya gobolka Gedo ayaa sheegaya in haatan xaalad nololeed oo adag ay ka taagan tahay degmada Baardheere ee gobolkaasi oo kamid ah meelaha ay ku dhufteen fatahaadaha iyo daadadka Elnino.   Axmed Isaaq Xuseen oo kamid ah guddiga horumarinta degmada Baardheere ayaa Idaacadda Shabelle uga warramay xaaladaha ka jira halkasi, isaga oo tilmaamay in shacabka...

Olole nadaafadeed oo xalay laga sameeyay degmada Yaaqshiid + Sawirro

MUQDISHO (SMN) - Maamulka Degmada Yaaqshiid iyo Agaasimka Guud ee Nadaafada iyo Bilic soo celinta Gobolka Banaadir ayaa si wadajir ah caawa olale Nadafadeed ka sameeyay Isgoyska Fagax illaa iyo ceel tuba-weyne ee Magaalada Muqdisho.   Guddoomiyaha Degmada Yaaqshiid Suleymaan Fargax ayaa ugu baaqay ganacsatada ku ganacsata hareeraha laamiga in ay ilaaliyaan Nadaafada iyo Bilicda, isla markaana lala xisaabtami doonno ciddii...

Guddoomiye Maxamuud Macallin oo shir ka daah-furay Muqdisho + Sawirro

MUQDISHO (SMN) - Guddoomiyaha Hay'adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Md. Maxamuud Macallim ayaa maanta Magaalada Muqdisho ka daah-furay shirka Banbaxa iyo Dib u eegista Howlaha SoDMA kaas oo socon doono muddo Saddex cisho ah.   U jeedka banbaxa ayaa ah gorfeynta howlihii SoDMA u qabsoomay sanadkaan sii dhammanaya ee 2023, in la helo qorsho siyaasadeed oo shaqada hay’adda lagu dardargalinayo, daadajinta shaqada...

Doon Kalluumeysi oo lagu afduubay xeebaha Soomaaliya

MUQDISHO, Soomaaliya - Burcadbadeeda Soomaalida ayaa la rumeysan yahay inay ka danbeeyeen weerarkii afraad ee lagu qaado markabka muddo bil gudaheed ah.   Hay’adaha ammaanka ayaa xaqiijinaya warar ka soo baxay dabayaaqadii todobaadkan oo ahaa in dooni kaluumaysi oo laga leeyahay dalka Yemen la afduubtay,taas oo markii u dambaysay lagu arkay biyaha Soomaaliya. Ururka Ganacsiga badaha ee UK (UKMTO) ayaa soo saaray...

WARAR KALE

IGAD Steps Up Support for Somalia’s Ratification and Implementation of the Free Movement of...

The Intergovernmental Authority on Development (IGAD) on Wednesday intensified its support to Somalia to accelerate the ratification and implementation of the IGAD Protocol on...

Dowladda Federaalka iyo Mucaaradka oo Ku Heshiiyay Sii Wadista Wada-hadallada Siyaasadeed

Muqdisho – Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo wakiillo ka socda mucaaradka ayaa ku heshiiyay in la sii wado wada-hadallada siyaasadeed ee u dhexeeya labada dhinac,...

Guddoomiyaha Aqalka Sare oo Garoonka Aadan Cadde Kula Kulmay Safiirka Shiinaha ee Soomaaliya

Muqdisho – Guddoomiyaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdi Xaashi Cabdullaahi, ayaa garoonka diyaaradaha Aadan Cadde kulan gaar ah kula yeeshay Safiirka...