Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Powered by Shabelle Media Network

Ciidamo ka amar qaata Saciid Deni oo la wareegay xarunta baarlamaanka Puntland

GAROOWE (SMN) - Wararka laga helayo Garoowe ayaa sheegaya in xalay ciidamo ka tirsan kuwa PMPF oo ka amar qaata madaxweynaha Puntland ay la wareegeen xarunta baarlamaanka ee maamulkaasi.   Ciidamadan oo wata gaadiidka dagaalka ayaa la wareegay amniga dhismaha xarunta Golaha Wakiilada, sida ay innoo xaqiijiyeen ilo wareedyo lagu kalsoonyahay. Arrintan ayaa salka ku heyso khilaafka ka dhashay guddiga xalinta khilaafaadka...

Ciidamada DF iyo kuwa deegaanka oo kusii siqaya deegaano ku yaalla Mudug

XARARDHEERE (SMN) - Wararka naga soo gaaraya gobolka Mudug ayaa sheegaya in haatan howlgallo culus oo ka dhan ah Al-Shabaab ay ka socdaan koonfurta gobolkaasi, kuwaas oo ay iska kaashanayaan ciidamada dowladda iyo kuwa dadka deegaanka.   Maxamed Jilibey oo ah taliye ku xigeenka ciidanka Macawiisleyda ayaa faahfaahin ka bixiyay dhaq-dhaqaaqyada ay ka wadaan halkaas iyo ujeedka howlgallada ka socda gobolka...

Somalia Court hands down jail sentences against ISIS militants

MOGADISHU, Somalia - A top military court in Somalia on Saturday announced prison sentences against convicted ISIS operatives held for terrorism charges.   Abdikani Aden Ali (Elmi) and Ahmed Ali Dirie (Moallim Ahmed), each received 8 years of imprisonment for playing role in Mogadishu attacks, according to court verdict. The defendants were detained by security forces in October this year during an...

Maxkamadda Ciidamada oo xukuntay xubno ka tirsan kooxda Daacish

MUQDISHO (SMN) - Cabdiqani Aadan Cali (Cilmi) iyo Axmed Cali Diiriye (Macalim Axmed) ayaa loo soo xiray ka mid ahaanshaha maaleshiyada Daacish.   Cabdiqani iyo Axmed ayaa horay uga mid ahaan Khawaarijta Alshabaab bale usoo digo rogtay Daacish. Waxa looga tashkiiliyay mid waliba aaladda xiriirka dadweynaha gaar ahaan Telegramka. October Lix iyo tobankeedii sanadkan ayay Ciidamada amniga oo gaaf wareeg ku jiro...

Wararkii ugu dambeeyay markab lagu afduubay xeebaha Soomaaliya

MUQDISHO (SMN) - Dabley aan la garanayn oo burcad-badeed loo malaynayo ayaa markabka xamuul ah oo lagu magacaabo Ruen ku afduubay meel u jirta qiyaastii 1300 km)  magaalada Boosaaso Dec. 14. Hay'adda ganacsiga badda ee Ingiriiska (UKMTO) ayaa dhacdadan ku tilmaantay afduub, iyadoo shaqaalihii markabka gacanta lagu dhigay.   Markabka oo ku shareecanayay calanka Malta wuxuuna ku sii jeeday dalka Soomaaliya. Haddii la...

Xildhibaanada Golaha Shacabka oo ka hadlay fatahaadaha ku dhuftay dalka

MUQDISHO (SMN ) - Xildhibaanada Golaha Shacabka Soomaaliya oo maanta kulan ku yeeshay magaalada Muqdisho ayaa diiradda saaray xaaladaha ka jira dalka, gaar ahaan fatahaadaha iyo daadadka Elnino.   Inta badan xildhibaanada ayaa arrimahan wax ka weydiiyay guddoomiyaha Hay’adda SoDMA oo hortegay golaha, kaas oo ka warbixiyay xaaladaha bani’aadanimo ee dalka. Sidoo kale xildhibaanada ayaa soo jeediyay in si deg deg wax...

Faahfaahino kasoo baxaya qarax khasaaro gaystay oo ka dhacay Kenya

NAIROBI (SMN) - Ugu yaraan 4 qof ayaa ku dhimatay, labo kale way ku dhaawacmeen qarax miino oo ka dhacay gobolka waqooyi bari ee dalka Kenya, oo ku yaalla xadka dalka Soomaaliya.   Qaraxa ayaa haleelay gaari rakaab ah oo ku socdaalayay inta u dhaxaysa magaalada Garissa iyo Xerada qaxootiga ee Dhadhaab, sida uu sheegay booliska Kenya. Saraakiisha amniga gobolka waqooyi bari...

Guddoomiyaha SoDMA oo la kulmay wasiirada gargaarka K/G, Jubbaland iyo Galmudug

MUQDISHO (SMN)  - Guddoomiyaha Hay'adda Maareynta Musiiboyinka Qaranka Mudane Maxamuud Macallim Cabdulle ayaa xarunta dhexe ee hay’adda SoDMA waxa uu ku qaabilay Qaar kamid ah Wasiirada Wasaaraddaha Gargaarka iyo Maareynta Musiibooyinka ee dowlad Goboledyada Jubbaland, Galmudug iyo Koonfur Galbeed.   Shir gaar ah oo ay wada qateen Guddoomiyaha Hay'adda iyo Wasiiradaan ayeey uga wada hadleen sidii wadajir dadka sameenta ka soo...

Roadside blast kills 4 in Kenya’s border region

GARISSA, Kenya - At least four people were killed and two others wounded in a roadside blast in Garissa County, northeast Kenya on Friday, the police said.   The police said the vehicle in which the deceased were traveling ran over an improvised explosive device (IED) which was planted along the Dadaab-Garissa Road in the restive county. "The four were killed and...

Indian Navy responds swiftly to ‘Mayday’ call from hijacked Malta ship heading to Somalia

India Navy responded swiftly to a ‘Mayday’ call from a Malta-flagged commercial vessel heading towards Somalia. The ship was reportedly hijacked in the Arabian Sea and UK Maritime Operations has said the crew has lost control of the vessel.   Indian Navy in a statement said, “Indian Navy's Mission Deployed platforms responded swiftly to a maritime incident in the Arabian Sea...

WARAR KALE

Northeastern administration excluded from Somalia’s $12 million climate resilience project

MOGADISHU, July 8 – Somalia's federal government has launched a $12 million international climate resilience project covering 17 cities across the country, but areas...

Maamulka Waqooyi Bari oo aan ka mid noqon deegaannada laga hirgelinayo mashruuca $12 milyan...

Muqdisho – Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa daahfurtay mashruuc caalami ah oo qiimihiisu yahay $12 milyan, kaas oo lagu xoojinayo adkeysiga magaalooyinka ee isbeddelka cimilada,...

Somalia condemns ‘terrorist attack’ in Syria’s Damascus, pledges support for anti-extremism efforts

MOGADISHU, Somalia – Somalia’s federal government on Wednesday strongly condemned a “terrorist attack” in the Syrian capital Damascus, reaffirming its opposition to terrorism and violent...