Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Powered by Shabelle Media Network

Farmaajo oo Ka Digay Xiisadda Siyaasadeed ee Koonfur Galbeed

Muqdisho -  Madaxwaynihii 9aad ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo walaac ka muujiyey xaalaadda siyaasadeed ee ka taagan Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed, ayaa ka digay halista ku gadaaman qorshaha dhiillada wata ee ay Dowladda Federaalku ku wajahday.   Madaxweyne Farmaajo ayaa sidoo kale tilmaamay in xaaladdan cakiran ay halis ku tahay xasilloonida deegaanka, badqabka shacabka reer Koonfur Galbeed...

Traditional Leaders Push for Broad Reconciliation in Southwest Somalia

MOGADISHU — Traditional elders from the Southwest State of Somalia have called for a comprehensive reconciliation process to address growing political tensions in the region, warning that failure to resolve disputes could undermine local governance.   In a statement issued on Monday, the elders said they have begun active mediation efforts between opposition groups and government-aligned authorities in Southwest State. They...

EU Voices Concern Over Rising Tensions in Southwest Somalia

MOGADISHU — The European Union’s ambassador to Somalia, Francesca Di Mauro, said on Tuesday that the bloc is closely and “with concern” monitoring escalating tensions in the Southwest State region. In a statement, Di Mauro urged all parties to exercise restraint and seek a peaceful resolution through dialogue, stressing the importance of de-escalation to avoid further instability. “The current situation requires...

Midowga Yurub oo Walaac ka Muujiyey Xaaladda ka Taagan Maamulka Koonfur Galbeed

MUQDISHO – Safiirka Midowga Yurub ee Soomaaliya, Marwo Francesca Di Mauro, ayaa shaaca ka qaadday in xafiiskeedu uu si dhow oo walaac leh ula socdo xaaladda colaadeed ee sii kordhaysa ee ka taagan deegaannada Maamul Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya. Qoraal ay soo saartay Safiiradda ayaa lagu sheegay in loo baahan yahay in xaaladda hadda taagan lagu xalliyo degganaan iyo wada-hadal....

Chad oo Bilaabay Inuu Qaxootiga Ka Raro Xadka Suudaan

N’Djamena, Chad – Dowladda Chad ayaa si degdeg ah u bilaawday in ay qaxootiga uga daadgureyso xadka ay la wadaagto Suudaan, xilli ay ciidamada dalkaasi isku diyaarinayaan in la geeyo aagga xuduudda si looga hortago weerarro ka imaanaya dhinaca Suudaan.   Sarkaal ka tirsan hay’adda qaxootiga Chad ayaa u sheegay wakaaladda wararka ee Reuters in tallaabadan ay timid kadib amar ka...

Kenya Airways oo Sheegtay in Dalabka Duulimaadyada uu Sare u Kacay Sababo la Xiriira Xiisadaha Bariga Dhexe

Nairobi – Shirkadda diyaaradaha ee Kenya Airways ayaa Isniintii shaacisay in dalabka kuraasida duullimaadyadeeda uu si weyn u kordhay, iyadoo sabab uga dhigtay saameynta ka dhalatay xiisadaha dagaal ee ka socda Bariga Dhexe.   Shirkaddu waxay sheegtay in faa’iidada ugu badan ay ka heshay waddooyinka u kala goosha Yurub, Mareykanka iyo Aasiya, halkaas oo baahida safarka cirka ay si muuqata u...

Dadaallada Dib-u-Heshiisiinta Koonfur Galbeed oo Meel Wanaagsan Maraya

Muqdisho –Iyadoo ay sii xoogeysanayaan xiisadaha iska soo horjeeda ee ka taagan deegaannada Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya, kuwaas oo u dhexeeya Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo hoggaanka sare ee maamulka Koonfur Galbeed, ayaa waxaa socda dadaallo dib-u-heshiisiin ah.   Ugaas Shire Ugaas Warsame oo ka mid ah waxgaradka kasoo jeeda Koonfur Galbeed ayaa sheegay in dadaallada socda ay meel wanaagsan marayaan. Wuxuu...

Odayaasha Dhaqanka ee Koonfur Galbeed oo Ku Baaqay Dib-u-Heshiisiin

Muqdisho  – Odayaasha dhaqanka ee Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya ayaa ku baaqay in la sameeyo dib-u-heshiisiin ballaaran oo ka dhaqan gasha deegaannada maamulkaasi.   Odayaasha ayaa sheegay in ay bilaabeen dadaallo ay ku doonayaan in lagu heshiisiiyo dhinacyada mucaaradka iyo muxaafidka ee Koonfur Galbeed. Waxay sidoo kale carrabka ku adkeeyeen in aysan aqbali karin in khilaafaadka jira ay sababaan burbur...

Koonfur Galbeed oo Amar Ka Soo Saartay Duulimaadyada Garoomadeeda

Baydhabo – Wasaaradda Gaadiidka iyo Duulista Hawada ee Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya ayaa soo saartay amar cusub oo ku saabsan duulimaadyada ka degaya deegaannadeeda.   War-saxaafadeed ay soo saartay wasaaraddu ayaa lagu sheegay in diyaarad kasta oo aan haysan ogolaansho rasmi ah oo ka timid maamulka Koonfur Galbeed aysan ka degi karin garoomada diyaaradaha ee maamulkaasi. Go’aankan ayaa la sheegay inuu...

Ciidanka Gorgor ee Soomaaliya oo Howlgal Ka Fuliyay Warciise, Lagu Beegsanayo Al-Shabaab

MUQDISHO – Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, gaar ahaan Kumaandooska Gorgor, ayaa howlgal qorsheysan ka fuliyay deegaanno hoos yimaada degmada Warciise ee gobolka Shabeellaha Dhexe, iyagoo si toos ah u beegsaday Al-Shabaab, sida ay sheegeen saraakiisha.   Howlgalkan ayaa qayb ka ah dadaallada joogtada ah ee Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed uu ku ciribtirayo Al-Shabaabka ka howlgala gudaha dalka, waxaana si gaar ah...

WARAR KALE

Golaha Mustaqbalka Soomaaliyeed Oo Ansixiyey Hannaan Doorasho Cusub

MUQDISHO – Golaha Mustaqbalka Soomaaliyeed ayaa ansixiyey hannaan doorasho oo cusub, kaas oo looga gol leeyahay in dalka looga saaro marxaladda kala-guurka ah, loona...

Kheyre Oo Ku Baaqay In La Joojiyo Dagaalka Ka Socda Jalalaqsi

MUQDISHO – Ra’iisul Wasaarihii hore ee Soomaaliya, Xasan Cali Kheyre, ayaa ku baaqay in si degdeg ah loo joojiyo colaadda iyo dagaallada sokeeye ee...

Wasaaradda Arrimaha Gudaha oo ku baaqday in si degdeg ah loo joojiyo dagaallada ka...

Muqdisho – Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-heshiisiinta Soomaaliya ayaa walaac iyo murugo xooggan ka muujisay dagaallo iyo falal beegsi ah oo labadii maalmood...