Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Powered by Shabelle Media Network

Golaha Ammaanka ee QM oo war cusub kasoo saaray xaaladda Laascaanood

LAASCAANOOD (SMN) - Golaha Ammaanka Qaramada Midoobey AYAA war cusub ka soo saaray xaaladda  magaalada Laascaanood ee xarunta gobolka Sool   Golaha ayaa sheegay in loo gudbiyey shaqsiyaad mas'uuliyiin ah oo ku lug leh dambiyo dagaal oo ay ku jiraan dilka dumar iyo carruur oo ka dhacay magaalada Laascaanood. Sidoo kale warbixinta ayaa waxaa lagu xusay in duqeymo lala beegsaday xarumaha bulshada...

Faahfaahino kasoo baxaya qarax ka dhacay magaalada Hargeysa

HARGEYSA (SMN) - Wararka ka imaanaya magaalada Hargeysa ee caasimada Somlailand ayaa sheegaya in xalay xaafad ka mid ah magaladaas uu ka dhacay qarax culus oo laga maqlay inta badan Haregeysa.   Goobjoogayaal ku sugan maagalada ayaa warbaahinta u sheegay in ugu yaraan hal qof uu ku dhaawacmay qaraxaasi, iyadoo warar aan la xaqiijin ay sheegayaan inuu ahaa qofkii qaraxa ku lugta...

Wararkii ugu dambeeyay xaaladda siyaasadeed ee Puntland

GAROOWE (SMN) - Xaaladda siyaasadeed ee Puntland ayaa weli cakiran, waxaana dhaqaaqyo xoogleh laga dareemayaa magaalada Garoowe ee xarunta gobolka Nugaal.   Xubnaha mucaaradka ee kasoo horjeedo madaxweyne Deni oo intooda badan ku sugayln Garoowe ayaa soo saaray go'aanno culus oo ku aadan doorashada la filayo inay ka dhacdo maamulkaasi. Guuleed Saalax oo ah guddoomiyihii hore ee guddiga doorashada Puntland, ahna musharrax...

Al-Shabaab oo ka hadashay weerarka ay Xamaas ku qaaday Israel

MUQDISHO (SMN) - Al-Shabaab ayaa soo saartay bayaan Af Carabi ku qoran, oo ay ku taageertay weerarka ay Xamaas Sabtidii ku qaaday Israel, kaas oo sababay dhimasho, dhaawac iyo burbur aad u badan.   Waxa ay ku tilmaamtay Al-Shabaab weerarka mid barakeysan oo lagu difaacayo dhulka Falastiin iyo Masjidka Al-Aqsa oo Yahuuda ka wado dhibaatooyin iyo xadgudubyo joogto ahaa mudo ka...

Healthier Somali Women and Girls Project: UNFPA, UNICEF and USAID Join Government to Spotlight Girl Child Rights in Somalia

Mogadishu, Somalia -Top officials from the country offices of the United Nations Population Fund (UNFPA), the United Nations Children's Fund (UNICEF), the Federal Government of Somalia, and the United States Agency for International Development (USAID) joined efforts today to commemorate the International Day of the Girl Child. The event was designed to amplify the rights and potential of Somali...

Sawirro: Muxuu ahaa ujeedka shirka uu guddoomiyay R/W ku xigeenka dalka?

MUQDISHO (SMN) - Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Saalax Axmed Jaamac, ayaa maanta guddoomiyey shirka Tubta Hawlgelinta Wadajirka ah ee Soomaaliya iyo Midowga Yurub, taas oo diiradda lagu saarey horumarrada laga sameeyey arrimaha horutabinta u leh Xukuumadda Dan-Qaran.   Shirka oo ay ka soo qeyb galeen Wasiirro ka tirsan Xukuumadda federaalka ah iyo masuuliyiin ka socda Midowga Yurub, ayaa...

Galmudug state president visits front-line areas as new phase nears

AMARA, Somalia - The Galmudug state president on Wednesday made a visit to the frontlines in the southern Mudug region after the SNA and allies captured more ground.   Al-Shabaab felt the brunt of the army’s war, with a senior commander hinting that a brewing offensive could come “very soon.” The country plans to root out Al-Shabaab. Accompanied by Defense Minister Abdulkadir...

Somalia chairs WHO’s 70th session in Cairo, Egypt

CAIRO, Egypt - Somalia's Health Minister Dr Ali Haji Aden chaired the 70th session of the World Health Organization (WHO).   This session will discuss how to carry forward the vision of Health development, in the East and Central, while ensuring the delivery of comprehensive Health throughout the region. The conference which took place in Cairo, the capital of Egypt, was attended...

Qatar welcomes Somali government’s efforts to establish peace and stability

DOHA, Qatar - Geneva: The State of Qatar welcomed the efforts made by the Somali government to achieve peace, and stability, countering terrorism, improving humanitarian, economic, and social conditions, and addressing numerous challenges, including drought, floods, food security, and climate change.   This came in a statement by the State of Qatar, delivered by the Third Secretary at the Office of...

Madaxweyne Saciid Deni oo magacaabay wasiirka cusub ee amniga Puntland

GAROOWE (SMN) - Madaxweynaha Puntland, Saciid Cabdullahi Deni ayaa maanta magacaabay wasiirka cusub ee amniga maamulkaasi, iayada oo loo magacaabay Ibraahim Cartan Ismaaciil (Xaaji Bikiin).   Saciid Deni ayaa sheegay inuu magacaabista wasiirka cusub ee amniga kala tashaday madaxweyne ku xigeenka Puntland, uuna ku xushay aqoon iyo waayo aragnimo. Ninkan ayaa beddalaya, Cabdisamad Galan oo uu horay xilka uga qaaday madaxweyne Saaciid...

WARAR KALE

Agaasimaha Isbitaalka Forlanini oo Safiirka Talyaaniga ku guddoonsiiyay Abaalmarin Sharafeed

MUQDISHO - Agaasimaha Guud ee Isbitaalka Forlanini/lansereti Dr Mohamed Jafar Ali oo kulan la qaatay Safiirka Talyaaniga ee Soomaaliya isagoo gudoonsiiyay Abaalmarin Sharafeed.   Agaasimaha Guud...

Burkina Faso, Mali iyo Niger oo si rasmi ah u bilaabay ka bixitaanka Maxkamadda...

Ouagadougou – Dowladaha Burkina Faso, Mali iyo Niger ayaa si rasmi ah u billaabay geeddi-socodka ay uga baxayaan Maxkamadda Dambiyada Caalamiga ah (ICC), kaddib...

Munaasabad lagu maamuusay 66-guuradii Midowgii iyo Xorriyadda Soomaaliya oo lagu qabtay Aljeeriya

Aljeeriya – Munaasabad si heer sare ah loo soo agaasimay oo lagu xusay 66-guuradii ka soo wareegtay xorriyaddii Gobollada Koonfureed ee Soomaaliya ay ka...