IMF says Somalia is on track to reach major debt deal
MOGADISHU, Somalia - The International Monetary Fund has said Somalia’s authorities have done almost everything needed to secure an agreement to significantly cut the country’s foreign debt.
The government and the Central Bank of Somalia have spent several years negotiating with creditors to agree on a “completion point” under the Heavily Indebted Poor Countries (HIPC) initiative.
The IMF said if Somalia...
Jubaland says its forces averted Al-Shabaab IED attack near Kenya
DHOBLEY, Somalia - The Jubaland state security forces conducted an operation in the border city of Dhobley and foiled a mine explosion, according to local authorities.
The roadside bomb was said to have been buried along one of the most important streets in Dholeey district of Gedo region with the aim to target the regional or district officials.
An officer in...
Somali military court sentences two Al-Shabaab militants to death
MOGADISHU, Somalia - The High Court of the Armed Forces of Somalia has on Saturday sentenced to death two men who are said to be members of the Al-Shabaab group after committing murders in the city of Galkayo, the capital of Mudug region.
The two men Anas Abduqadir Ali Mohamud known as Salman and Adan Mursal Mohamed Macalin also known...
Chinese embassy in Somalia holds Mid-Autumn Festival movie reception
MOGADISHU, Somalia - The Chinese Embassy in Somalia on Thursday held a reception in Mogadishu, the capital of Somalia, celebrating the Mid-Autumn Festival by showcasing a Chinese science fiction movie, "Wandering Earth II."
Senior officials from the Somali government, local students, representatives of the Somalia-China Friendship Association, and foreign missions in Mogadishu attended the reception and had the opportunity to...
Xubno ka tirsan Al-Shabaab oo maanta lagu xukumay dil toogasho ah
MUQDISHO (SMN) - Anas Cabdulqaadir Cali Maxamuud (Salmaan) iyo Aadan Mursal Maxamed Macalin (Iidoow) waxa ay ka mid ahaayeen Shabakad ka kooban Lix ruux oo dilalka gaadmada ah iyo qaraxyada ka fulisa bolka Mudug gaar ahaan Gaalkacyo.
Aadan Mursal Maxamed Macalin (iidoow) ayaa lagu soo eedeeyay dilka Marxuum Maxamed Jaamac Maxamed (Cagabiyood).
Halka Anas Cabdulqaadir Cali Maxamuud (Salmaan) oo ahaa horjoogihii...
Ciidamada Itoobiya oo madaafiic ku garaacay duleedka degmada Diinsoor
DIINSOOR (SMN) - Wararka ka imaanaya gobolka Baay ayaa sheegaya in ciidanka Itoobiya ay maanta madaafiic ku garaaceen duleedka degmada Diinsoor ee gobolkaasi.
Madaafiicda ayaa lagu soo warramayaa in lala bartilmaameedsaday deegaano ay ku sugan yihiin dagaalyahanada Al-Shabaab oo inta badan weeraro ku soo qaada degmadaasi.
Ilo dadka deegaanka ayaa innoo sheegay inay maqlayeen dhawaqa madaafiicda, ayaga oo sheegay inay dareemeen...
Faah-faahino ka soo baxaya weerar ka dhacay duleedka magaalada Muqdisho
MUQDISHO (SMN) - Warar dheeraad ah ayaa ka soo baxaya weerar qorsheysan oo ay saaka rag hubeysan ku qaadeen fariisin ciidan oo ku taalla deegaanka Ceelasha Biyaha ee duleedka magaalada Muqdisho.
Ilo wareedyo lagu kalsoonyahay ayaa innoo sheegay in weerarka loo adeegsaday bam-gacmeed lagu qaaday xarun ay ciidanka xasilinta ku leeyihiin halkaasi.
Wararka ayaa sheegaya in wax khasaare ah uusan soo...
DF Soomaaliya oo loogu baaqay inay gargaar geyso deegaanadii la xoreeyay
MUQDISHO (SMN) - Shaafici Jaamac Cabdi oo kamid ah siyaasiyiinta Soomaaliyeed ayaa ka hadlay xaaladda adag ee ka jirta deegaanadii ugu dambeeyay ee laga saaray Al-Shabaab.
Waxa uu tilmaamay in shacabka ku dhaqan deegaanada la xoreeyay ay u baahan yihiin garab istaag iyo in la gaarsiiyo dowlanimada, si ay u helaan adeegyada aas aasiga ah ee ay u baahan yihiin.
Sidoo...
UPDATE: At least five dead, 6 wounded in Mogadishu suicide blast
MOGADISHU, Somalia - The police in Mogadishu confirmed at least five are dead and six sustained wounds, some in critical condition after a suicide bomb attack in the capital on Friday.
The attack which was carried out by a suspected Al-Shabaab bomber struck Bar-Bulsho teashop in Sayidka junction, a few meters away from the nation's parliament compound.
Civilians are among the dead...
Faah-faahin: Qarax ismiidaamin ah oo ka dhacay Muqdisho + Khasaaraha
MUQDISHO (SMN) - Warar kala duwan ayaa ka soo baxaya khasaaraha ka dhashay qarax is-miidaamin ah oo galabta ka dhacay gudaha magaalada Muqdisho, kaas oo dhaliyay dhimasho iyo dhaawac.
Qaraxa oo jugtiisa si xoogan looga maqlay inta badan caasimadda ayaa waxaa lagu soo warramayaa inuu ka dhacay agagaarka isgoyska Sayidka oo aad ugu dhow xarunta madaxtooyada Soomaaliya.
Dad goobjoogayaal ah ayaa...











