Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Powered by Shabelle Media Network

Faah-faahin ku saabsan qarax maanta ka dhacay degmada Buuloburde

BUULOBURDE (SMN) - Warar kala duwan ayaa ka soo baxaya khasaaraha ka dhashay qarax duhurnimadii maanta ka dhacay gudaha degmada Buuloburde ee gobolka Hiiraan.   Qaraxa oo ahaa ismiidaamin ayaa waxaa lagu soo warramayaa inuu ka dhacay suuq lagu iibiyo hilib oo ku yaalla gudaha degmadaasi, waxaana jira dhimasho iyo dhaawac. Wararka ayaa intaasi ku daraya in qaraxa loo adeegsaday baabuur laga...

Taliyaha Xoogga dalka oo booqasho ugu tegay ciidanka kumaandooska Danab

MUQDISHO (SMN) - Taliyaha Ciidanka xoogga dalka Gen, Ibraahin Sheekh Muxudiin, ayaa kormeeray maanta Taliska Guutada 16-aad Ciidanka kumaandooska Danab , isagoona kulan la qaatay Taliyaha Guutada, Taliye Xigeenka Guutada iyo Qaar ka mid kamid ah Taliyeyasha Ururada Guutada 16-aad danab & Saraakiil kale.   Ujeedka kulanka ayaa ahaa siddii loo Dardargalin lahaa Hawlgalada ka Dhanka ah Al-Shabaab isagoona Taliyuhu Ku...

Sawirro: Maxay ka wada-hadleen duqa Muqdisho iyo guddoomiyaha SoDMA?

MUQDISHO (SMN) - Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) ayaa Maanta booqasho ku yimid Xarunta Dhexe ee Hay’adda Maaraynta Musiibooyinka Qaranka ee SoDMA, waxaana ku soodhaweeyey Guddoomiyaha hay’adda Mareeynta Musiiboyinka Qaranka Mudane Maxamuud Macallim Cabdulle.   Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ayaa kulan gaar ah la qaatay Guddoomiyaha Hay'adda Maareynta, Guddoomiye ku xigeenka SoDMA iyo dhamaan madaxda...

Benadir regional court acquits 7, send 5 to jail over corruption

MOGADISHU, Somalia - The Benadir regional court today made a final decision on serious cases of corruption, negligence of responsibility, falsification of documents, and misuse of public funds.   The suspects who were arrested a few months ago were from the Ministries of Finance and Labour, the Central Bank, and the Immigration Agency. The televised hearing went on for a month. According to...

Somalia’s deputy PM arrives in Dhusamareb after foiled attack

DHUSAMAREB, Somalia - Salah Ahmed Jama, the Deputy Prime Minister of Somalia touched down in Dhusamareb, the capital of Galmudug, just after a foiled car bomb attack.   Jama was received at the airport by Galmudug Vice President Ali Dahir Eid and other regional officials upon arrival. The DPM is accompanied by Somali Finance Minister Bihi Iman Cige and Minister of State...

Maxkamadda Gobolka Banaadir oo xukuno ku riday saraakiil loo haystay musuq

MUQDISHO (SMN) - Maxkamadda Gobolka Banaadir ayaa maanta ku dhawaaqday xukunka 11 sarkaal oo loo haystay eedeymo ka dhan ah musuq-maasuq, gaar ahaan xatooyo xoolo dadweyne.   11-ka  sarkaal ayaa ka howlgalayay qaar ka mid ah hay’adaha dowladda, kuwaas oo lagu riday xukunno kala duwan iyada oo qaar ka mid ahna xoriyadooda ay dib u heleen. Kiisaska loo haystay ayaa ku qotomay...

Wafdi ka socda dowladda Soomaaliya oo gaaray Dhuusamareeb + Sawirro

DHUUSAMAREEB (SMN) - Wafdi u hoggaaminayo ku simaha Ra'iisul wasaaraha ahna Ra'iisul wasaare ku xigeenka XFS mudane Saalax Axmed Jaamac ayaa gaaray Magaalada Dhuusamareeb ee xarunta dowlad goboleedka Galmudug waxaana garoonka diyaaradaha Ugaas Nuur ku soo dhaweeyay Madaxweyne ku xigeenka Galmudug mudane Cali Daahir Ciid.   Wafdiga Ra'iisul wasaaraha ayaa waxaa ka mid ahaa Wasiirka Maaliyadda Biixi Iimaan Cige, Wasiiru Dowlaha...

Benadir Court to Conclude Hearing Corruption Cases against officials

MOGADISHU, Somalia - The Banadir regional court is expected to conclude hearings against government officials who have been arrested on corruption charges.   The hearing of the court, which was broadcast live on the media, went on for a while, while the accused persons included the director general of a ministry, central bank employees, and immigration officials. The suspects were caught in...

Wasiirka Hawlaha Guud XFS oo ka qayb galay shirka sanadka ee mashruuca SHIIP

NAIROBI (SMN) - Wasiirka Wasaaradda Hawlaha Guud,Dib u dhiska & Guriyeynta DFS Ismaaciil Cabdiraxmaan Sheikh Bashiir oo ka qayb-galay shirka diyaarinta qorshe hawleedka sanadka ee mashruuca SHIIP oo ka furmay magaaladda Nairobi Ee dalka Kenya.   Sidoo kale waxaa shirka ka qayb galay Masuuliyiin ka kala socday hay’addaha dowladda Soomaaliya,Madax kasocotay Bangiga Adduunka oo maalgelinaya Mashruuca, Agaasimaha Guud iyo Qaar kamid...

Somali Security forces foil car bomb attacks in Dhusamareb city

DHUSAMAREB, Somalia - Somali Security forces successfully thwarted twin car bomb attacks on the outskirts of Dhusamareb district in the Galgadud region on Thursday morning.   The two blasts happened near the city's airport and at a security checkpoint after the soldiers shot dead the drivers of the two vehicles packed with explosives before reaching their target. Speaking to Radio Shabelle over the...

WARAR KALE

Somali Piracy Mounts a Costly 2026 Comeback in the Horn of Africa Amid Red...

Somali piracy has mounted a devastating 2026 comeback in the Horn of Africa, holding the Eureka tanker for a USD 10 million ransom amid...

Somalia flexes military muscles on independence day parade

Somalia celebrated its 66th independence anniversary in Mogadishu on Wednesday with a military parade showcasing the capabilities of its armed forces and land and air...

Somali Shops Hit by Anti-Foreign Unrest in South Africa

MOGADISHU, Somalia – Somali-owned shops lie in ruins, with shattered glass, empty shelves and overturned refrigerators following anti-foreigner protests across South Africa.   Protests escalated into...