Taliska ciidamada Xoogga dalka oo war kasoo saaray howlgal ka socda Sh/Dhexe
JOWHAR (SMN) - Wararka laga helayo gobolka Shabeelaha Dhexe ayaa sheegaya in howlgallo culus oo ka dhan ah Al-Shabaab uu ka socda deegaano dhaca gobolkaasi, kuwaas oo ay wadaan ciidamada Xoogga dalka Soomaaliyeed.
Howlgallada oo ah kuwa ballaaran ayaa ka socda deegaano ku teedsan jinka wabiga Shabelle, gaar ahaan aagga deegaanada Oobaale iyo Ciid-ciidka ee gobolka Sh/Dhexe.
Taliyaha Ururka 12-aad qeybta...
At Least 2 Al-Shabaab members Killed, 3 AK47 Rifles Recovered in Lamu
LAMU, Kenya - At least two al-Shabaab militants were Saturday killed in an ambush by military troops in Bodhei area, Lamu County.
The Kenya Defence Forces team said they recovered three AK47 rifles, more than 300 bullets, RPG launchers, and warheads.
The personnel said they had been informed the gang was hiding in two sites within the larger Boni Forest prompting...
Xubno katirsan Al-Shabaab oo lagu dilay howlgal ka dhacay dalka Kenya
NAIROBI (SMN) - Ugu yaraan laba xubnood oo ka tirsan al-Shabaab ayaa Sabtidii shalay lagu dilay weerar gaadmo ah oo ay ciidamada milatariga Kenya ku qaadeen deegaanka Bodhay ee gobolka Lamu.
Ciidamada Difaaca Kenya ayaa sheegay inay soo furteen saddex qori oo AK47 ah, in ka badan 300 oo rasaas ah, qoryaha RPG-ga intii uu socday dagaalka.
Saraakiishu waxay sheegeen in...
Ra’iisul wasaare Xamza oo goordhow u dhoofay dalka Mareykanka
MUQDISHO (SMN) - Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa maanta u ambabaxay magaalada New York ee Xarunta Qaramada Midoobay oo ay ka qaybgalayaan Golaha loo dhan yahay ee Qaramada Midoobay.
Ra’iisul Wasaaraha ayaa ka hadli doona waxa Soomaaliya uga qabsoomay ahdaafta dhinaca horumarka ee Caalamku degsaday gaar ahaan dhimista Faqriga, Caafimaadka,...
Somalia: Night-time fire razes down main market in Somaliland
HARGEISA, Somalia - Another fire incident, on Sunday, occurred at a popular market in Tog Wajaale located in the breakaway region of Somaliland on Saturday night.
The fire was said to have destroyed properties worth millions of US dollars. The Firefighters of Somaliland and Rescue Service said that the blaze had been put under control.
The local authorities did not immediately...
Somali army deals a major blow to Al-Shabaab in latest operations
MOGADISHU, Somalia - The Somali army killed at least 30 al-Shabaab terrorists during a military operation on Saturday and liberated two villages from the al-Qaeda-affiliated terror group with the help of locals in the central state of Galgadud, the Information Ministry said.
“The National Army and the brave local people have liberated the areas of Sargo and Qodqod in Galgaduud...
Faah-faahino kasoo baxaya dagaal xoogan oo ka socda gobolka Bakool
RABDHUURE (SMN) - Wararka ka imaanaya gobolka Bakool ayaa sheegaya in saaka dagaal culus uu ku dhex-marayo deegaanka Booco oo ku dhaw degmda Rabdhuure ciidamada Itoobiya oo ku socday degmada Waajid iyo dagaalamayaal ka tirsan Al-Shabaab oo waddada u galay.
Ciidanka Itoobiya oo ka soo gudbay xuduudda ayaa ku socday degmada Waajid kahor inta aanay waddada u galin xubnaha Al-Shabaab,...
Ciidamada dowladda oo la wareegay deegaano ku yaalla gobolka Mudug
BACAADWEYN (SMN) - Ciidamada Xoogga dalka Soomaaliyeed iyo kuwa deegaanka ayaa lagu soo warramayaa inay saaka la waeeegeen magaalada Bacaadweyn ee gobolka Mudug.
Ilo dadka deegaanka ah ayaa Idaacadda Shabelle u sheegay in ciidamada ay si nabdoon kula wareegeen magaaladaasi, kadib markii ay ka baxeen xubnaha Al-Shabaab.
Sidoo kale ciidamada ayaa gudaha u galay deegaanka Qaycad oo ay horayt ugu sugnaayeen...
Dabkii ka kacay suuqa weyn ee magaalada Wajaale oo la damiyay
WAJAALE (SMN) - Ciidamada Dab Damiska ee Somaliland ayaa soo afjaray daminta dab xalay fiidkii ka kacay suuqa degmada Tog Wajaale oo ku taala xuduudda Somaliland la wadaagto dalka Itoobiya.
Dabka ayaa baabi’iyay mehrado ganacsi oo aad u ballaaran, waxana hadda socota qiimeynta hantida ku basbeeshay suuqa.
Ganacsatada ayaa bilaabay in mehradaha badbaaday ay kala baxaan hantidooda, iyadoo kuwii mehraduhu ka...
DF oo shaacisay in howlgal lagu dilay xubno ka tirsanaa Al-Shabaab
MUQDISHO (SMN) - Warsaxaafadeed kasoo baxay wasaaradda warfaafinta Soomaaliya ayaa waxaa looga halay howlgal culus oo gelinkii dambe ee shalay ka dhacay deegaanka Qodqod, kaas oo khasaare lixaad leh lagu gaarsiiyay Al-Shabaab.
Qoraalka ayaa waxaa lagu sheegay in howlgalkaas ay iska kaashadeen ciidamada dowladda iyo kuwa dadka deegaanka, isla-markaana lagu dilay 30 ka tirsanaa Al-Shabaab.
Dowladda ayaa sodoo kale sidoo kale...










