Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Powered by Shabelle Media Network

Banker in Kenya to be detained in probe over terror links

NAIROBI, Kenya - A court in Nairobi has allowed the Anti-Terrorism Police Unit (ATPU) to hold a banker in an investigation into alleged terrorism links.   Kahawa Law Court Magistrate Gideon Kiage gave ATPU 14 days to probe Zuena Nakhumicha Machabe in suspected terrorism facilitation and recruitment. Machabe is said to have been a top banker in Kenya before allegedly crossing over into the terrorism world...

Madaale oo dhagax dhigay wado isku xirta Suuq Bacaad iyo Janaraal Daa’uud

MUQDISHO (SMN) - Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) ayaa dhagax dhigay mashruuca dhismaha waddo Laami ah ah isku xirta Waddooyinka Suuq Bacaad iyo Janaraal Daa’uud ee degmada Yaaqshid.   Hirgalinta dhismahaan oo qeyb ka ah mashruuca dalkaaga ku dhiso hal Dollar ayaa fulinteeda waxaa iska kaa shaday Maamulka Degmada Yaaqshid, bulshada deegaanka iyo maamulka Gobolka...

Jubaland Intelligence averts Al-Shabaab bomb attack in Kismayo

KISMAYO, Somalia - Jubbaland state security forces carried out planned operations last night in one of the neighborhoods of Kismayo, the capital of the Lower Jubba region.   The command of the Jubbaland's spy agency has revealed that during the operation, the troops foiled a landmine planted in one of the important roads in Kismayo city. "Jubbaland Intelligence and Security Agency (JISA)...

Tourism stakeholders laments over Shabaab attacks, killings in Lamu

NAIROBI, Kenya - Hotel and tourism stakeholders in Lamu County are worried a lot following the recent spate of terrorist attacks and killings.   They said the recurrent attacks witnessed in some villages of Lamu might impact negatively the tourism sector, particularly at this time when the tourist peak season is already gearing on. Between June and August this year, 8 people...

Virginia firm that sends money to Somalia fined $72,500 by state

WASHINGTON, USA - Money moves a lot faster and a lot farther than when Bureau of Financial Institutions Commissioner Joe Face got started as a state bank examiner four decades ago.   His bureau’s latest effort to protect Virginians had it eyeing money transfers to Somali refugee camps. Or, rather, trying to. In 2021, the Bureau of Financial Institutions wanted a look at...

Falcelin xoogan oo ka dhalatay go’aan kasoo baxay dowladda Soomaaliya

CEELBUUR (SMN) - Falcelin xoogan ayaa ka dhalatay digniin kasoo baxday dowladda Soomaaliya oo ku aadan in dadka shacabka ah ay ka fogaadaan deegaanada ay ku sugan yihiin Al-Shabaab, gaar ahaan aagga degmda Ceelbuur oo ay ku dhow yihiin ciidamada huwanta.   Nuur Sheekh Cismaan oo ka faallooda arrrimaha ammaanka ayaa ugu baaqay dowladda inay ka fiirsato go'aankaasi, isla-markaana ay il...

Xiisad culus oo ka dhex taagan maamulka degmada Baraawe + Sababta

BARAAWE (SMN) - Wararka naga soo gaaraya gobolka Shabeelaha Hoose ayaa sheegaya in maanta xiisad dhanka maamulka ah ay ka taagan tahay magaallo xeebeedka Baraawe.   Xiisaddan oo ah mid xoogan ayaa waxaa lagu soo warramayaa inay u dhexeyso guddoomiyaha nmaamulka degmdaasi, Liibaan Abuukar Baafo iyo guddoomiye ku xigeenka arrimaha bulshada ee degmadaasi, Sahra Abuukar Cali. Wararka ayaa sheegaya in khilaafkan uu...

Beelo ku dagaalamay Sh/Dhexe oo heshiis ku gaaray Burka-dirineed

JOWHAR (SMN) - Madaxweynaha Hirshabeelle Cali Guudlaawe Xuseen iyo Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Mudane Sheekh Shariif Sheekh Axmed ayaa caawa deegaanka Burka Diirimeed kusoo gaba-gabeeyay Shir Dib u Heshiinsiineed oo u dhaxeeyay Beelo Walaalo ah oo wada dega degmooyinka Cadale iyo Aadan Yabaal oo tabasho soo kala dhex gashay.   Munaasabada ay heshiiska ku gaareen labadan beel ee Walaalaha ah waxaa...

Shir muhiim ah oo maanta ka furmay magaalada Muqdisho + Ujeedka

MUQDISHO (SMN) - Wasiirka Wasaaradda Xanaanada Xoolaha Xukuumadda Soomaaliya ayaa maanta muqdisho ka daah-furay shir looga hadlayay arrima la xariiro ceymiska Xoolaha,kaa oo ay ka soo qeyb kaleen xunnno ka socday dowlad goboleedyada dalka.   Wasiirka Xanaanada Xoolaha XFS Xasan Xuseen Maxamed oo furay shirka ayaa sheegay in ay muhiim tahy in si wadajir ah looga wada shaqeeyo howlaha ceymiska xoolaha,iyo...

Ciidamada ammaanka maamulka Jubbaland oo fashiliyay weerar qarax ah

KISMAAYO (SMN) – Warar kala duwan ayaa kasoo baxaya baxaya howlgal qorsheysan oo ay xalay ciidamada Nabad-Sugidda Jubbaland ka sameeyeen gudaha magaallo xeebeedka Kismaayo ee xarunta gobolka Jubbada Hoose.   Howlgalkan ayaa waxaa lagu fashiliyay qarax miino oo lagu aasay mid kamid ah wddooyinka magaalada Kismaayo, sida ay shaaciysay Hay’adda Nabad-Sugidda ee maamul goboleedka Jubbaland. Qoraal kasoo baxay Hay’adda ayaa waxaa lagu...

WARAR KALE

Somalia inaugurates renovated women’s mental health unit in Mogadishu

MOGADISHU, Somalia – Somalia's Deputy Prime Minister Salah Ahmed Jama on Sunday inaugurated a newly renovated women's mental health unit at Lansaleeti Hospital in...

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir oo xarigga ka jaray Waddada Kalkaal ee degmada Kaxda

MUQDISHO - Guddoomiyaha Maamulka Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho, Dr. Xasan Maxamed Xuseen (Muungaab), ayaa xarigga ka jaray Waddada Kalkaal ee degmada Kaxda,...

Danjiraha Soomaaliya ee Burkina Faso oo kulamo la yeeshay Wasiirka Macdanta dalkaasi

Ouagadougou, Burkina Faso – Danjiraha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee Burkina Faso, Danjire Jaamac Xasan Khaliif, ayaa maanta kulan la qaatay Wasiirka Macdanta iyo Tamarta...