Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Powered by Shabelle Media Network

Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya oo wadahadal la yeeshay dhigiisa Masar

Muqdisho - Wasiirka Arrimaha Dibadda ee Soomaaliya, Cabdisalaan Cabdi Cali, ayaa ammaanay taageerada joogtada ah ee ay dowladda Masar la garab taagan tahay Soomaaliya, taas oo isugu jirta dhinacyada siyaasadda, horumarinta, iyo amniga xilli uu khadka telefoonka kula xiriiray dhiggiisa dalka Masar, Badr Abdelatty.   Sida ku cad qoraal ka soo baxay Wasaaradda Arrimaha Dibadda Masar, Wasiir Badri ayaa mar kale xaqiijiyay...

Turkiga oo dhex-dhexaadinaya dowladda iyo Mucaaradka

Muqdisho— Beesha caalamka ayaa walaac xooggan ka muujisay dagaalladii dhowaan ka dhacay magaalada Muqdisho, waxayna soo saartay baaqyo isdaba-joog ah oo loogu baaqayo dhinacyada isku haya siyaasadda dalka inay xaaladda dajiyaan, khilaafkoodana ku dhammaysaan wada-hadal iyo is-afgarad. Dhaqdhaqaaqyadan ciidan iyo iska horimaadyada ka dhacay caasimadda ayaa cabsi weyn ku abuuray shacabka ku nool Muqdisho, iyadoo saaxiibbada caalamiga ah ee...

Turkey Seeks to Mediate Between Somali Government and Opposition Amid Rising Tensions

MOGADISHU, Somalia — Turkey has launched efforts to mediate between Somalia's federal government and opposition leaders following recent clashes in Mogadishu that have heightened fears of political instability and drawn concern from international partners.   The international community has expressed alarm over the violence that recently shook the Somali capital, issuing repeated calls for restraint and urging rival political actors to...

Somali FM praises Egypt’s support for Somalia in call with Abdelatty

CAIRO - Somali Foreign Minister Abdisalam Abdi Ali praised Egypt's continued political, developmental, and security support for Somalia during a phone call with Egyptian Foreign Minister Badr Abdelatty on Friday.   According to a statement from the foreign ministry, Abdelatty reaffirmed Egypt’s full support for the Federal Republic of Somalia and its national institutions, stressing Cairo’s close monitoring of ongoing developments,...

Ugu Yaraan 49 Qof oo Harraad iyo Kuleyl Ugu Geeriyooday Saxaraha Waqooyiga Niger

Niamey – Maamulka dalka Niger ayaa xaqiijiyay in ugu yaraan 49 qof ay harraad iyo kuleyl daran ugu geeriyoodeen deegaan saxare ah oo ku yaalla waqooyiga dalkaas, kaddib markii uu ciladoobay gaari xamuul ah oo ay la socdeen, taasoo sababtay inay maalmo badan ku go'doomaan saxaraha.   Dadka geeriyooday ayaa la sheegay inay ka mid ahaayeen muwaadiniin ka soo laabtay dalka...

UNHCR Says Mogadishu Clashes Displaced 12,500 Families

MOGADISHU, June 6 – Heavy armed clashes that erupted in Mogadishu on June 3 have displaced nearly 12,500 families and left civilians facing severe protection and humanitarian risks, the UN refugee agency said.   In a report released this week, the United Nations High Commissioner for Refugees said fighting between Somali government forces and an armed opposition group broke out near...

Somali Police Launch Operation to Seize Illegal Weapons After Mogadishu Clashes

MOGADISHU – Somali police said on Saturday that security forces were conducting operations to recover illegal weapons allegedly hidden by armed men involved in recent fighting in Mogadishu’s Abdiaziz district.   In a statement, police said the weapons had been concealed in various locations following an attack on the district by militia fighters. Authorities called on residents of Abdiaziz and surrounding neighbourhoods to...

Booliiska Banaadir oo Shaaciyay Qorshe Hub-Ururin ah oo laga Fuliyo Xaafadihii Lagu Dagaallamay

Muqdisho – Taliska Qeybta Guud ee Booliiska Gobolka Banaadir ayaa shaaciyay in ciidamada ammaanka ay wadaan howlgal lagu ururinayo hub sharci-darro ah oo lagu qariyey xaafado ka tirsan degmada Cabdicasiis, kaddib dagaalladii dhowaan ka dhacay magaalada Muqdisho.   War qoraal ah oo kasoo baxay Taliska Booliiska Gobolka Banaadir ayaa lagu sheegay in ciidamada ammaanka ay ku guda jiraan howlgal lagu baadi-goobayo...

Qaramada Midoobay oo sheegtay inay 13 qof ay ku dhinteen dagaaladii ka dhacay Muqdisho

Muqdisho – Hay’adda Qaramada Midoobay u qaabilsan Qaxootiga (UNHCR) ayaa sheegtay in iska horimaadyo hubaysan oo xooggan oo fiidnimadii 3-da Juun 2026 ka qarxay magaalada Muqdisho ay sababeen saameyn weyn oo degdeg ah oo dhinaca ilaalinta rayidka ah iyo xaaladda bani’aadannimo.   Sida ay hay’addu sheegtay, dagaallada ayaa dhex maray ciidamada Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo koox hubaysan oo mucaarad la xiriirta....

Former Somali President Meets Turkish Intelligence Official Amid Election Dispute

MOGADISHU, Somalia — Former Somali president Sharif Sheikh Ahmed held talks at his residence with Turkish deputy intelligence chief Ahmet Cemalettin Çelik, amid efforts to ease political tensions following recent clashes in the capital, sources close to the discussions said.   The meeting focused on the latest confrontations in Mogadishu and ways to resolve disputes surrounding Somalia’s electoral process, according to...

WARAR KALE

Soomaaliya iyo Masar oo Ka Wada Hadlay Xoojinta Iskaashiga Kalluumeysiga iyo Dhaqaalaha Buluugga ah

MUQDISHO - Wasiirka Kalluumeysiga iyo Dhaqaalaha Buluugga ah ee Soomaaliya Mudane Axmed Xasan Aadan, ayaa maanta magaalada Muqdisho ku qaabilay Kaaliyaha Wasiirka Arrimaha Dibadda...

Madaxweyne Deni oo Furay Kal-fadhiga 58-aad ee Baarlamaanka Puntland

GAROOWE - Madaxweynaha Dowladda  Gobolleedka Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni oo uu weheliyo Madaxweyne Ku-xigeenka Dowladda Puntland Mudane Ilyaas Cismaan Lugatoor, ayaa maanta furay...

UNHCR iyo Dowladda Soomaaliya oo Adkeynaya Taageerada Barakacayaasha iyo Qaxootiga

MUQDISHO -  Hay’adda Qaramada Midoobay u qaabilsan Qaxootiga (UNHCR) ee Soomaaliya ayaa sheegtay inay sii wadi doonto taageerada ay siiso Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo...