Turkish-trained Gorgor forces attack Al-Shabaab bases
GALCAD (SMN) – The Turkish-trained Gorgor soldiers attack Al-Shabaab hideouts on the outskirts of the newly liberated Gal'ad in Galgadud region, authorities said.
During the planned operation, the elite forces regained control of El-Haji and El-Dhigtar from Al-Shabaab as confirmed by the commander of the 7th division of the army.
Mahdi Iman, the commander said Gorgor troops unearthed landmines and defused...
Cumar Cabdirashiid iyo Gaas oo kulamo ka wada magaalada Garoowe + Ujeedka
GAROOWE (SMN) - Wararka naga soo gaaraya Garoowe ayaa sheegaya in haatan magaaladaasi ay ka socdaan kulamo xal raadin ah oo ay wadaan ra'iisul wasaareyaashii hore ee dalka, Cumar Cabdirashiid Cali Sharmaa'arke iyo Cabdiweli Maxamed Cali (Gaas), kuwaas oo shalay gaaray Puntland.
Labada mas'uul ayaa haatan kulan gaar ah la leh hoggaanka dhaqanka , kaas oo looga hadlayo xiisadda ka...
UN, AU hail Burundi soldiers for securing Somalia
MOGADISHU, Somalia - The African Union and United Nations envoys in Somalia have lauded Burundi peacekeepers for their sterling stabilisation efforts in Somalia.
Mohammed El-Amine Souef, the special representative of the Chairperson of the AU Commission for Somalia said Burundi is a key contributor to peace and stability in Africa, especially in Somalia and Central Africa.
Souef, who is also the...
Al-Shabaab operative killed in NISA raid in Lower Shabelle region
AFGOYE (SMN) – Somali Intelligence forces conducted an operation against Al-Shabaab in Barire and Sabid, Lower Shabelle region in response to rising raids on SNA and AU bases.
NISA said the troops killed Al-Shabaab and seized his AK-47 riffle during the covert operation that comes weeks after militants attack UPDF base in Bulo-Marer town.
Uganda's President Yoweri Museveni has announced the...
Faahfaahino kasoo baxaya howlgallo ka dhacay degmada Galcad + Sawirro
GALCAD (SMN) - Warar dheeraad ah ayaa ka soo baxaya howlgallo ay ciidamada dowladda maanta ka sameeyeen duleedka degmada Galcad ee gobolka Galgaduud.
Howlgalkan oo ahaa mid qorsheysan ayaa waxaa si gaar ah u sameeyay ciidamada sida gaarka ah u tababaran ee Gorgor, waxayna tageen degaanada Ceel-xaaji iyo Ceel-dhiigtaar.
Taliyaha ururka 7-aad ee ciidanka Kumaanooska Gorgor, Dhamme Mahad Imaan oo la...
Madaafiic khasaaro geystay oo maanta lagu garaacay magaalada Muqdisho
MUQDISHO (SMN) - Faah faahino kala duwan ayaa ka soo baxaya khasaaraha dhimasho iyo midka dhaawac ee ka dhashay madaafiic waabarigii hore ee saaka lagu garaacay Degmooyinka Warta Nabadda iyo Waabari ee Gobolka Banaadir.
Ilaa 4 hoobiye ayaa lagu soo warramayaa in ay ku dhaceen xaafado ka tirsan Degmada Warta Nabadda halka mid kale uu ku dhacay guri ku yaalla...
Somalia refugees in Yemen struggle in harsh conditions
ADEN, Yemen - Somali refugees, who fled the war at home and sought refuge in Yemen, are struggling to survive under very difficult conditions, Anadolu Agency reports.
These refugees lack access to clean water, toilets and proper shelter in the Al-Ajlaniya Refugee Camp in Yemen's Hadhramaut Governorate.
Somalia has been plagued by insecurity for years, with Al-Shabaab fighting the government and the...
Somali capital hit by deadly mortar attack amidst tight security
MOGADISHU, Somalia - A dawn mortar fire was reported in Mogadishu, the Somali capital, targeting villages near the presidential palace and other vital areas.
A Quranic teacher and his Daughter died in Waberi District while 3 others were injured after a mortar struck a residential zone, according to the eyewitnesses.
Four other mortar shells landed in Wardhigley district, specially around...
Safiirka Soomaaliya ee Belgium-ka oo lacag ka dhacay Jaaliyadda Ireland
MUQDISHO (SMN) - Safiirka Soomaaliya ee Belgium-ka Yoonis Xaashi, ayaa waxaa lagu eedeeyay musuq-maasuq inuu ku sameeyo adeegga baasaboorka Soomaaliya, ee safaaradda kasoo dalbadaan Soomaalida ku dhaqan qaar kamid ah dalalka Yurub.
Mar uu booqday Ireland 1-dii Lulyo oo ku beegnayd xuska maalinta xoriyada Soomaaliya ayaa safiirka la kulmay muwaadiniin Soomaali ah, oo doonayay in loo sameeyo baasaboorka Soomaaliga.
Waxay dadka...
Ciidamada dowladda oo howlgal ku dilay xubin ka tirsan Al-Shabaab
AFGOOYE (SMN) - Faahfaahino dheeraad ah ayaa ka soo baxaya howlgal qorsheysan oo ay ciidamada Nabad Sugidda Soomaaliya saacadihii la soo dhaafay ka sameeyeen inta u dhexeysa deegaanada Bariire iyo Sabiid oo ka tirsan gobolka Shabeelaha Hoose.
Howlgalkan ayaa waxaa lagu dilay xubin ka tirsan Al-Shabaab, ayada oo laga soo furtay hub uu watay, sida ay shaaca ka qaaday warbaahinta...











