Al-Shabaab claims seizure of small town in Somalia
MOGADISHU, Somalia (SMN) - Al-Shabaab said it wrestled control of a small town in central Somalia from the national army (SNA).
The takeover came after a fierce gunfight between the two sides that broke out after the militants stormed SNA base in Nuru-Nima village outside Runirgood district within Middle Shabelle region.
There was no immediate confirmation of the Al-Shabaab claims that...
ATMIS hands over military base in Gedo region to SNA
MOGADISHU, Somalia (SMN) - The African Union mission in Somalia announced the culmination of the first phase of the troop drawn down as part of the exit plan.
ATMIS handed over of Mogadishu’s Aljazeera One Training Forward Operating Base (FOB) and Jubaland State’s Gherille FOB to the Somali Security Forces (SSF).
The former, manned by UPDF was handed over to the...
Faahfaahino ka soo baxaya dagaal culus oo ka dhacay Shabeelaha Dhexe
JOWHAR (SMN) - Warar kala duwan ayaa ka soo baxaya khasaaraha ka dhashay dagaal u dhexeeyay ciidamada dowladda iyo Al-Shabaab oo saaka ka dhacay deegaanka Daarunimca oo ka tirsan gobolka Shabeelaha Dhexe.
Dagaalka oo ahaa mid culus ayaa yimid, kadib markii ay Al-Shabaab weerar ku qaadeen fariisin ay ciidamada Xoogga dalka Soomaaliyeed ku leeyihiin deegaankaas oo hoostaga degmada Ruunirgood ee...
Ciidamada Xoogga dalka oo ATMIS kala wareegay saldhig ku yaalla gobolka Gedo
MUQDISHO (SMN) - Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed oo fulinaya heshiiskii la wareegidda amniga guud ee dalka ayaa maanta howlgalka ATMIS kala wareegay saldhigga Gerileey ee degmada Ceelwaaq gobolka Gedo.
Taliska Ciiddanka Xoogga Dalka ayaa sidan oo kale horay ula wareegay saldhigyadii ATMIS ee degmada Cadale, deegaannada Xaaji Cali, Mirtaqwo iyo deegaanka Arbacow ee duleedka Muqdisho.
Xilwareejinta mas'uuliyadda amniga oo udhaceysa si...
Soomaaliya iyo Sri Lanka oo ka wadahadlay xoojinta xiriirka labada dal
ADDIS ABABA (SMN) - Danjiraha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee dalka Ethiopia mudane Cabdullaahi Maxamed Warfaa ayaa xafiiskiisa safaaradda Addis Ababa ku soo dhaweeyey safiirka Jamhuuriyadda Hantiwadaaga Dimuqraadiga ah Sirilaanka ee Ethiopia mudane KK Theshantha Kumarasiri.
Labada mas'uul ayaa ka wadahadlay xoojinta xiriirka labada dhinac, waxayna hoosta ka xariiqeen oo isla garteen kor u qaadista iskaashiga labada dowladood.
Sirilaanka ayaa kamid ah...
AU mission in Somalia wraps up first phase of troop withdrawal
MOGADISHU, Somalia - ATMIS today concluded the first phase of troop withdrawal with the handover of Mogadishu’s Aljazeera One Training Forward Operating Base (FOB) and Jubaland State’s Gherille FOB to the Somali Security Forces (SSF).
The former, manned by UPDF, was handed over to the SSF by ATMIS Sector One Commander, Brig. Gen. Peter Omola, while the latter was handed...
Wararkii ugu dambeeyay u diyaar garowga xuska kowda Luulyo + Sawirro
MUQDISHO (SMN) - Kulan ku saabsan u diyaar garowga iyo isku dabaridka dabaaldaga munaasabada Kowda Luuliyo ayaa waxa uu ka qabsoomay garoonka Stadium Muqdisho oo ah goobta rasmiga ah ee loo asteeyay in uu ka dhaco xuska maalinta qiimaha badan ee munaasabada 1-da Luuliyo.
Kulankani oo ahaa mid waqti badan qaatay ayaa waxaa goob joog ka ahaa Guddiga heer qaran...
Somali president Exchanges Eid Al Adha Greetings with Qatar, Djibouti and Turkish leaders
MOGADISHU, Somalia - Somali president Hassan Sheikh exchanged Eid Al Adha greetings, during separate phone calls, with Turkish, Qatar and Djibouti head of states.
During the phone calls, Turkish president Recep Tayyip Erdoğan, Djibouti leader Ismail Omar Guelleh and the Amir of Qatar Sheikh Tamim bin Hamad Al-Thani extended greetings to the people and the government of Somalia, on...
UN Security Council extends authorization for AU mission in Somalia
NEW YORK, USA - The Security Council on Tuesday adopted a resolution to extend the authorization for the African Union Transition Mission in Somalia (ATMIS) for six months, till Dec. 31, 2023.
In April 2022, the Security Council approved the replacement of Amisom (African Union Mission in Somalia), created in 2007, by Atmis (African Transitional Mission in Somalia), also led...
Xiisad dagaal oo maanta ka taagan duleedka magaalada Laascaanood
LAASCAANOOD (SMN) - Wararka laga helayo gobolka Sool ayaa sheegaya in maanta xaalad kacsanaan ah laga dareemayo duleedka magaalada Laascaanood oo ay weli isku horfahiyaan ciidamada Somaliland iyo kuwa SSC.
Ilo dadka deegaanka ah ayaa innoo sheegay in ciidamada labada dhinac ay dhaq-dhaqaaqyo culus ka bilaabeen furimaha hore ee dagaalka oo ay maalmo ka hor isku farasaareen.
Xaaladda ayaa haatan ah...










