Ciidamadii ugu badnaa oo ka soo baxay jiida hore ee dagaalka Laascaanood
LAASCAANOOD (SMN) - Wararka naga soo gaaraya gobolka Sool ayaa sheegaya in saacadihii la soo dhaafay ciidamo ka tirsan kuwa dadka deegaanka ay isaga soo baxeen jiida hore ee dagaalka magaalada Laascaanood ee xarunta gobolka Sool.
Ciidamadan oo wata gaadiidka dagaalka ayaa lagu soo warramayaa inay soo faarujiyeen difaacyadii ay ku jireen, isla-markaana ay gaareen duleedka magaalada Garoowe ee xarunta...
Kenya oo war kasoo saartay weerarada Al-Shabaab ee ku soo kordhaya dalkaasi
NAIROBI (SMN) - Xoghayaha wasaaradda arrimaha gudaha Kenya Anne Nigetichi ayaa hoos u dhigtay cabsida laga qabo in dib loo furo xuduuda Soomaaliya ay weeraro ay geystaan dagaalyahanada Al-Shabaab.
Waxay sheegtay in weeraradii ugu dambeeyay ee loo adeegsaday Walxaha Qarxa aan lala xiriirin karin dib u furista baraha xudduudaha ee xirnaa in ka badan toban sano.
"Kororka weerarrada waa arrin walaac...
Border reopening not linked to Al-Shabaab IED attacks, ministry says
NAIROBI - Interior Principal Administrative Secretary Anne Ng’etich has downplayed fears that re-opening of Kenya, and Somalia border points have given rise to attacks by militants.
Ng’etich said recent attacks using Improvised Explosive Devices (IEDs) cannot be blamed on the reopening of border points that had been shut for over a decade.
“The increase in attacks is a matter of concern...
Somali President urges UN to lift three-decade-long arms embargo
MOGADISHU - Somalia's President on Thursday urged the UN to lift the long-standing arms embargo that has hindered the country's fight against terrorism for more than three decades.
President Hassan Sheikh Mohamud said that Somalia, one of the world's poorest countries, needs access to weapons to combat terrorism and safeguard its citizens, especially due to a UN-mandated troop drawdown of the...
Faahfaahino ka soo baxaya duqeyn culus oo ka dhacday gobolka Gedo
GARBAHAAREY (SMN) - Wararka naga soo gaaraya gobolka Gedo ee koonfurta dalka Soomaaliya ayaa sheegaya in saacadihii la soo dhaafay ay gobolkaasi duqeyn culus ka fuliyeen diyaaradaha dagaalka dalka Kenya.
Duqeynta ayaa si gaar ah uga dhacday deegaanka Faxfax-Dhuun ee gobolkaasi, ayada oo ay waxyeelo ka soo gaartay dad rayid ah.
Qaar ka mid ah dhaawacyada ka dhashay duqeyntan ayaa la...
Wafdi xal raadin ah oo gaaray magaalada Baraawe ee gobolka Shabeelaha Hoose
BARAAWE (SMN) - Wafdi ka socda dowladda federaalka Soomaaliya iyo maamulka Koonfur Galbeed ayaa gaaray magaallo xeebeedka Baraawe ee gobolka Shabeelaha Hoose.
Wafdigan ayaa waxaa hoggaaminaya gudoomiyaha maxkamadda darajada 1-aad ee Ciidamada Qalabka Sida Gaashaanle Sare Xassan Cali Nuur Shuute, waxaana sidoo kale qeyb ka ah Wasiirka Cadaaladda Koonfur Galbeed Xasan Cabduqaadir Maxamed.
Xubnahan ka kala socda dowladda federaalka Soonaaliya iyo...
We will crush al-Shabaab, vows Kenya Defence minister Aden Duale
NAIROBI, Kenya - Defence Cabinet Secretary Aden Duale has issued a warning to Al-Shabaab vowing to use the country’s forces to ‘hunt them down’.
Speaking during the fourth graduation ceremony of Garissa University, CS Duale recalled the terror attack on the institution in 2015 that claimed the lives of 148 people, lauding the university for the progress made since the...
UN says Somalia faces a `dire hunger emergency’ but aid has been cut over lack of funding
UNITED NATIONS — Somalia’s “dire hunger emergency” is spiraling upward with one-third of the population expected to face crisis or worse levels of food needs, but the U.N. has been forced to drastically cut food assistance because of a lack of funding, the head of the World Food Program said Thursday.
Cindy McCain told the U.N. Security Council the latest...
Sawirro: Taliyaha hoggaanka CID-da Soomaaliya oo la kulmay dhiggiisa Kenya
NAIROBI (SMN) - Taliyaha Hoggaanka Baarista Dembiyada (CID) Somaaliya, Col. Maxamed Cabdiwahab Shikh Maxamed (Anwar) oo booqasho shaqo u jooga Dalka Kenya, ayaa la Kulmiye dhigiisa Dalka Kenya. Mohamed Amin.
Labada Taliye Hoggaan ayaa iskawareystay Xaaladaha Shaqo, Sidoo kale waxay ka wada hadleen sidii loo xoojin lahaa wadashaqeynta iyo xiriirka Shaqo,
Waxay sidoo kale si gaar ah uga wadahadleen Siidii la...
Madaxweynaha Soomaaliya oo dalab culus u gudbiyay Golaha Ammaanka
NEW YORK (SMN) - Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya oo khudbad dhinacyo badan taabaneysa ka jeediyey Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay, ayaa si faah faahsan uga hadlay xaaladda amniga dalka, waxa uuna u jeediyay codsi xooggan oo ku aaddan in ay dalka ka qaadaan cunaqabateynta hubka ee saarneyd tan iyo sannadkii 1992-dii.
“Waxaan garoowsannahay in Al-Shabaab oo laga adkaado ay u...










