Guddoomiyaha SoDMA iyo safiirka Qatar oo furay mashruuca Udxiyada + Sawirro
MUQDISHO (SMN) - Guddoomiyaha Hay'adda Maareynta Musiiboyinka Qaranka Soomaaliyed ee SoDMA Mudane Mahamoud Moallim Abdulle iyo Safiirka dalka qadar ee Soomaaliya Ambassador Abdolla Salem Al Nuaimi ayaa maanta xarunta dhexe Hay'adda SoDMA ka Daahfuray mashruuca Udxiyada ee Soomaaliya taas oo loo qeybin doono shacabka Soomaaliyeed ee danta yar oo ku nool gudaha Maamul gobaleedyada iyo gobolka Banaadir.
Guddoomiyaha Hay'adda SoDMA...
Wararkii ugu dambeeyay xaaladda kacsan ee ka taagan magaalada Garoowe
GAROOWE (SMN) - Ciidam ammaanka Puntland iyo kuwa taabacsan mucaaradka ayaa lagu soo warramayaa inay maanta isku horfadhiyaan gudaha magaalada Garoowe.
Wararka ayaa sheegaya in ciidamada labada dhinac ay dhaq-dhaqaaqyo ka wadaan aagga xarunta baarlamaanka Puntland, halkaas oo lagu arkayo gaadiidka dagaalka.
Ciidamada taabacsan mucaaradka ayaa diidan in la furo dastuurka Puntland, halka madaxtooyada ay iyaduna ciidamo dheeraad ah geystay aqalka...
Xog Sirdoon: Shabaab oo qorsheynayso inay weerar ka fuliso dalka Kenya
NAIROBI (SMN) - Sirdoonka Kenya ayaa sheegay inuu helay xog muujinaysa in Al-Shabaab ay qorsheynayso weerar culus inay ka fuliso dalkaas, oo kamid ah wadamada ay Ciidanka ka joogaan Soomaaliya.
Hay'adaha amniga ayaa la geliyay feejignaan dheeri ah, si looga hortago weerar argagaxiso, oo suurta-gal tahay in lala eegto xarumo muhiim ah oo ku yaalla dalka Kenya, oo tan iyo...
Inside the leaked intelligence report on Al Shabaab’s plan to attack Kenya
NAIROBI, Kenya - Suspected Al Shabaab militants are currently engaged in a deadly gun battle with National Police Service (NPS) officers in the Pandanguo area of Lamu County.
The exchange of fire began moments after a police Land Cruiser carrying officers from the General Service Unit (GSU) was ambushed.
Lamu West Deputy County Commissioner Gabriel Kioni said the GSU officers’ vehicle...
Sawirro: Wafdi ka socda dowladda Soomaaliya oo gaaray Kismaayo
KISMAAYO (SMN) - Wasiirka Arrimaha Gudaha XFS Axmed Macallin Fiqi oo ay wehliyaan wasiirada arrimaha gudaha dowladaha xubnaha ka ah Federaalka ayaa goordhow gaaray magaalada Kismaayo ee gobolka Jubbada Joose.
Fiqi iyo wafdigiisa ayaa halkaas si weyn loogu soo dhaweeyay, ayada oo kadib loo galbiyay qasriga madaxtooyada.
Intaasi kadib madaxweynaha Jubbalanad Axmed Maxamed Islaam iyo Wasiir Fiqi ayaa Kismaayo ka furay...
Wararkii ugu dambeeyay xaaladda guud ee magaalada Beledweyne
BELEDWEYNE (SMN) - Wararka ka imaanaya gobolka Hiiraan ayaa sheegaya in maanta xaalad deganaasho ah laga dareemayo magaalada Beledweyne ee xarunta gobolkaasi.
Beledweyne ayaa shalay gashay xalad kacsanaan ah, kadib markii xilka laga qaaday guddoomiyihii hore ee gobolka Hiiraan, Mudane Cali Jayte Cismaan.
Sidoo kale waxaa magaalada ka dhacay dibad-baxyo looga soo horjeeday HirShabelle, kuwaas oo ay dhigeen qaar kamid ah...
Concerns raised over ex-Jubaland militia’s presence in Kenya
MANDERA, Kenya - Earlier this month, Jubbaland President Ahmed Madobe appointed a new governor for the Gedo region which has been the epicentre of a multi-faceted political dispute.
Madobe named Abdullahi Abdi Jama as the governor of the Gedo region, while Osman Noor Haji Moalimou became his deputy on security and politics, and Nasteh Ahmed was assigned to serve as...
Kenyan soldiers injured in suspected Al-Shabaab attack in Lamu
NAIROBI, Kenya - Several General Service Unit (GSU) officers sustained injuries on Sunday after their vehicle ran over an explosive device at Mlima wa Faru in Lamu County.
The incident, which happened at 9:30 am between Pandanguo and Witu, is suspected to be an attack by al Shabaab militants.
Confirming the incident, Lamu West Deputy County Commissioner Gabriel Kioni stated, "I...
Dhimasho iyo dhaawac ka dhashay madaafiic lagu garaacay Golweyn
MUQDISHO (SMN) - Faahfaahino dheeraad ah ayaa ka soo baxaya khasaaraha ka dhashay tiro madaafiic ah oo xalay lagu garaacay degaanka Golweyn ee gobolka Shabeelaha Hoose.
Madaafiicda ayaa lagu soo warramayaa inay qaarkood ku dhaceen xaafado ay dagan yihiin dad shacab ah, waxaana ka dhashay dhimasho iyo dhaawac.
Abuukar Shuute Xuseen oo kamid ah dhalinyarada degaanka ayaa Shabelle u sheegay in...
Madaxweyne Qoor Qoor oo war cusub kasoo saaray heshiiska doorashooyinka
DHUUSAMAREEB (SMN) - Madaxweynaha Galmudug, Axmed Cabdi Kaariye (Qoor Qoor) ayaa war cusub ka soo saaray heshiiskii Golaha Wadatashiga Qaranka ee laga gaaray doorashooyinka Soomaaliya, kaas oo dood xoogan ay ka keeneen inta badan xubnaha mucaaradka.
Qoor Qoor ayaa shaaca ka qaaday in horumar dhanka dimuquraadiyadda ah ay tahay in dalka ay ka dhacdo doorasho qof iyo cod ah.
Sidoo kale...












