Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Powered by Shabelle Media Network

Somalia: Al-Shabaab executes five men on espionage charges

MOGADISHU, Somalia - Al-Shabab publicly executed five people for alleged spying, in southern Somalia 9n Thursday, according to local media.   The men eged between 28-52 were executed by firing squad in Kunyo-Barrow town in the Lower Shabelle region with hundreds of residents watching the mass executions. An Al-Shabaab Court convicted the men of spying for the Somali government and foreign...

Duqa magaalada Muqdisho oo weli kulamo ka wada dalka Serbia + Sawirro

BELGRADE (SMN) - Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) oo safar shaqo ku jooga Magaalada Belgrade ee dalka Serbia ayaa kulan la qaatay Masuuliyiinta Machadka Vlatacom iyo Shirkadda PULSEC ee ka shaqeysa Horumarinta iyo Amniga ku dhisan Tiknoolajiyadda Casriga ah.   Duqa Magaalada Muqdisho ayaa kala hadlay Mas’uuliyiinta Machadka Vlatacom iyo Shirkadda PULSEC sidii Dowladda...

R/W Xamza oo shaaciyay in xukuumadiisa ay shaqaaleysiisay 23 kun oo qof + Sawirro

MUQDISHO (SMN) - Ra'iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa maanta tababar u furay Macallimiinta cusub ee 3,000 ah ee dhowaan dowladda Soomaaliya ay qaadatay, kuwaasi oo shaqo geli doona bisha Sebtember ee sanadkan.   Munaasabadda oo ka dhacday Dugsiga Tababarka Ciidanka Booliska ee General Kaahiye, ayaa Ra'iisul Wasaaruhu waxa uu kula dardaarmay macallimiinta in ay noqdaan...

Madaxweynaha Puntland oo eryay laba ka mid ah golihiisa wasiirada + Sababta

GAROOWE (SMN) - Madaxweynaha maamul goboleedka Puntland, Saciid Cabdullaahi Deni ayaa maanta xilka qaadis ku sameeyay laba wasiir oo kamid ah xukuumaddiisa, kadib wareegto uu soo saaray.   Saciid Deni ayaa eryey Cabdisamad Maxamed Galan, wasiirka amniga gudaha Puntland iyo wasiir ku xigeenka wasaaradda arrimaha gudaha maamulkaasi, Cabdiweli Mire Xirsie. Labada Wasiir ayaa waxaa lagu eedeeyay xil gudasho la'aan, sida lagu sheegay...

Gunmen kill top district official in southern Somalia

WANLAWEYN, Somalia - Reports from the Lower Shabelle region say that the Deputy Commissioner for Social Affairs of Wanlaweyn district Hashim Mohamed Hassan has been assassinated.   Armed men blocked the official's car which was passing through Buulo Hashi, about 25 km east of Wanlaweyn district, and opened fire on it, according to people in the town. The motive behind the murder...

SRCC visits Cadale FOB to assess preparations for ATMIS handover to Somali forces

ADALA, Somalia -  The Special Representative of the Chairperson of the African Union Commission (SRCC) for Somalia, Ambassador Mohamed El-Amine Souef visited Cadale Forward Operating Base (FOB) in Hirshabelle State to assess preparations for its handover to the Somali National Army (SNA) as part of the drawdown of 2,000 ATMIS troops by the end of this month.   Amb. Souef commended...

Senior Al-Shabaab commanders killed in fresh airstrikes – Govt

JAMAME, Somalia - A joint airstrike by the Somali forces and foreign partners thought to be Americans targeted a meeting of senior leaders of Al-Shabaab militant group.   A press release from the Government of Somalia said that the bombed site is about 14 km away from Jamame District in Lower Jubba Region, which is under Jubaland state control. The command...

Panic as al Shabaab stops bus with 55 passengers in search of non-locals in Wajir

WAJIR - There was panic among passengers when al Shabaab militants stopped a passenger bus in Wajir on Thursday, June 15 as they searched for non-locals.   At least 55 passengers who were all locals headed for Mandera escaped unharmed in the 4 am incident, police said. Witnesses who were survivors and passengers said they were on board Almukaran bus when they...

Guddoomiye ku xigeenkii arrimaha bulshada Wanlaweyn oo la dilay

WANLAWEYN (SMN) - Wararka laga helayo gobolka Shabeelaha Hoose ayaa sheegaya in xalay kooxo hubeysan ay dil u geysteen guddoomiye ku ixgeenkii arrimaha bulshada ee maamulka degmada Wanlaweyn, kaas oo lagu magacaabi jiray Haashim Shareere.   Marxuumka ayaa la sheegay in dabley hubeysan ay kala dagtay gaari uu ka raacay Muqdisho, isla-markaana ay ku dileen  tuuladda Buulo Xaashi ee duleedka Wanlaweyn. Ma cadda...

Wafdi ka socda Midowga Afrika iyo QM oo gaaray degmada Cadale + Sawirro

CADALE (SMN) - Ergayga Midowga Afrika oo la socoto madaxa Xafiiska Taageerada QM ee Soomaaliya UNSOS ayaa booqday saldhiga Ciidanka Burundi ee degmada Cadala, ee gobolka Shabeellaha Dhexe.   Aisa Kirabo oo madax ka ah UNSOS ayaa ku bogaadisay askarta Burundi shaqada naf-hurka ay ka qabteen dalka intii ay joogeen, oo xasilooni iyo nabad kusoo celiyeen degmada Cadala. “Waxaad dalka Soomaaliya ka baxaysaan...

WARAR KALE

Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda Soomaaliya oo Muqdisho ku Qaabishay Wafdi ka Socday Hay’adda Socdaalka...

Muqdisho, Soomaaliya – Agaasimaha Guud ee Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda Soomaaliyeed (HSJ), Mudane Xuseen Qaasim Yuusuf, ayaa maanta magaalada Muqdisho ku soo dhaweeyay Agaasimaha...

Wasiirka Warfaafinta oo Guddoomiyay Shirka Billaha ah ee Xafiisyada Warfaafinta Hay’adaha Dowladda

MUQDISHO – Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdulfataax Qaasim Maxamuud, ayaa guddoomiyay shirka billaha ah ee Xafiisyada Warfaafinta...

Dowladda Federaalka Soomaaliya oo Saxiixday Qandaraaska Daraasadaynta iyo Naqshadaynta Waddada Galkaayo Elguula

Muqdisho – Wasaaradda Hawlaha Guud, Dib-u-dhiska iyo Guriyeynta ee Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta martigelisay munaasabad lagu saxiixayay qandaraaska adeegyada daraasadaynta, naqshadaynta, qiimeynta saameynta deegaanka...