At least 12 killed in separate al-Shabaab attacks in Kenya
GARISSA, Kenya -- At least 12 people, including six soldiers, were killed Tuesday in two separate attacks linked to the al-Shabaab terror group in coastal and eastern Kenya.
The police said the attackers used improvised explosive devices (IED) to target security agencies as they moved on roads, also leaving dozens wounded.
In the first incident, al-Shabaab militants targeted a passenger bus...
Wararkii ugu dambeeyay khasaaraha ka dhashay dagaal ka dhacay Ceelbarde
CEELBARDE (SMN) - Warar dheeraad ah ayaa ka soo baxaya khasaaraha dhimasho iyo midka dhaawac ee uu geystay dagaal xoogan oo Talaadadii shalay ka dhacay degmada Ceelbarde ee gobolka Bakool, kaas oo u dhexeeyo ciidanka Xoogga dalka iyo kuwa Koonfur Galbeed.
Dagaalkan ayaa ka billowday muran dhex-maray laba askari oo ka kala tirsan ciidanka milatariga Soomaaliya iyo kuwa daraawiishta ee...
Sawirro: Maxay ka wada-hadleen Axmed Madoobe iyo taliyaha AFRICOM?
KISMAAYO (SMN) - Madaxweynaha maamulka Jubaland Mudane Axmed Maxamed Islaam ayaa Magaalada Kismaayo ku qaabilay Taliyaha Howlgalka Maraykanka ee AFRICOM General Michael E. Langley oo booqasho ku gaaray magaallo xeebeedka Kismaayo.
Kulan gaar ah oo ay yeesheen Sarakiisha Howlgalka AFRICOM, ATMIS, Sarakiisha Hay’adaha amniga Jubaland iyo Ciidamada xooga dalka oo uu Gudoomiyay Madaxweyne Axmed Madoobe, ayaa lagaga hadlay xaalada guud...
Faahfaahino ka soo baxaya weerar culus oo ka dhacay magaalada Garoowe
GAROOWE (SMN) - Faahfaahino dheeraad ah ayaa ka soo baxaya weerar qorsheysan oo xalay ka dhacay bartamaha magaalada Garoowe ee xarunta gobolka Nugaal.
Weerarka ayaa waxaa lagu soo waramayaa in lagu qaaday xildhibaan Dhaashane oo ka tirsan baarlamaanka dowlad goboleedka Puntland.
Kooxda hubeysan ayaa la sheegay in weerarka ay ku beegsadeen hoyga xildhibaanka, balse ma jiro khasaare la soo wariyay oo...
Somalia attends 2nd Arab Forum for Equality in Beirut
Beirut - Somalia participated in the 2nd Arab Forum for Equality organized by the UN Economic and Social Commission for Western Asia (ESCWA) in Beirut, under the title “One Voice… Equality in Food Security”
The state minister for Labour and social affairs Yusuf Mohamed Aden participated in the two-day forum was launched on Thursday, bringing together a number of ministers...
Somalia Foreign Minister Partipates in Global Coalition Forum in Saudi Arabia
Riyadh (SMN) - The Minister of Foreign Affairs and International Cooperation, H.E. Mr. Abshir Omar Jama, participated in the ministerial meeting of the Global Coalition against Daesh, which was held in Riyadh on Thursday, where he delivered a speech in which he articulated the strides Somalia has made in the areas of peace and security in the past 12...
Bomb blast hits security checkpoint in Mogadishu
MOGADISHU (SMN) - A witness says a deafening explosion was heard on Friday in the Somali capital, Mogadishu amidst tightened security.
The blast from an Improvised Explosive Device (IED) struck a main security checkpoint manned by the Uganda-trained paramilitary forces in Karan District.
The explosion was followed by a sustained gunfire as the panicked soldiers fired at all directions. Several people are...
Qarax xoogan oo ka dhacay magaalada Muqdisho + Bartilmaameedka
MUQDISHO (SMN) - Warar dheeraad ah ayaa ka soo baxaya khasaaraha ka dhashay qarax maanta ka dhacay qaybo ka mid ah mgaalada Muqdisho, gaar ahaan degmada Kaaraan ee gobolka Banaadir.
Qaraxa oo ahaa mid xoogan ayaa waxaa lagu soo warramayaa inuu ka dhacay halka loo yaqaano Xaawo Casir oo ka tirsan Kaaraan.
Wararka ayaa sheegaya in qaraxa uu si gaar ah...
Sawirro: Soomaaliya oo shirweyne caalami ah uga qayb-gashay magaalada Beirut
BEIRUT (SMN) - Wafdi uu hogaaminayo Wasiiru Dowlaha Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada XFS ayaa ka qayb galay Shirka Madasha labaad ee Arab Forum For Equality oo ka dhacay Xarunta Qaramada Midoobay ay ku leedahay magaalada Beirut.
Wasiiro dowlaha Wasaarada shaqada iyo arimaha Bulshada XFS Yusuf Mohamed Adan iyo Xil Mohamed Abdirahman( Nadif), qubaro ka socdey Wasaaradda beeraha iyo Xafiiska...
Faahfaahin ku saabsan dagaal ka dhacay gudaha magaalada Garoowe
GAROOWE (SMN) - Warar kala duwan ayaa ka soo baxaya iska hor-imaad khasaare geystay oo xalay ka dhacay gudaha magaalada Garoowe ee xarunta gobolka Nugaal.
Wararka ayaa sheegaya in iska hor-imaadka uu dhexmaray ciidanka Booliska iyo rag hubaysan oo lala xiriirinayo maandooriyaha Khamriga.
Ugu yaraan laba askari oo ka tirsan Booliska Puntland iyo gabar yar ayaa sida la xaqiijiyay ku dhaawacmay...









