Somali political leaders agree to hold democratic elections
MOGADISHU: Somalia’s government and federal member states said Sunday that direct universal suffrage would be introduced with local elections set for June 2024, following a pledge by President Hassan Sheikh Mohamud in March to end a complex indirect system in place since 1969.
“The basic principles should be that the election of the Federal Somali Republic must be one that...
Hay’adda SODMA oo deeq gargaar ah u dirtay magaalada Baraawe + Sawirro
MUQDISHO(SMN) - Hay’adda Maareynta Musiiboyinka Qaranka Soomaaliyeed ee SoDMA Ayaa Maanta deegaan xeebeedka Jasiira ee duleedka Magalada Muqdisho ka dirtay sadax Doonyood oo sida Shixnad Mucaawino ah taas oo ku wajahan Magaalada Baraawe ee Caasimada Maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya.
Gargaarkan ayaa loo qaybin doonaa dadka Soomaaliyeed ee ay soo barakaciyeen Al-Shabaab iyo kuwa ay saameynta ku yeelatay abaarta.
Sidoo kale Hay’...
Uganda oo guddi baara weerarkii Buulo-Mareer usoo dirtay Soomaaliya
MUQDISHO (SMN) - Wafdigan uu hoggaaminayo Taliyaha Ciidanka Dhulka, Jeneral Kayanja Muhanga, ayaa Dowladda Uganda waxay u soo dirtay Dalka Soomaaliya, maalin kadib markii Al Shabaab ay sheegteen in ay dileen 137 askari oo ka soo jeeday dalka Uganda kadib weerar lagu qaaday saldhig ay ku leeyihiin Degmada Buulo-mareer ee Gobolka Sh.Hoose oo qiyaas ahaan 120km dhanka koonfur galbeed...
Mareykanka oo shaaciyay inuu duqeyn la beegsaday xubno ka tirsan Al-Shabaab
MUQDISHO (SMN) - Dowladda Mareykanka ayaa shaaciyay in weerar dhanka cirka ahaa ay ku beegsadeen dagaalyahano ka tirsan Ururka Al-Shabaab, kuwaasi oo qeyb ka ahaa raggii fuliyay weerar maalin ka hor lagu qaaday saldhig ay Ciidanka Midowga Afrika ee ATMIS ku leeyihiin Degmada Buulo-mareer ee Gobolka Shabeelaha Hoose.
Taliska Mareykanka ee Qaarada Afrika oo marka magaciisa laga soo gaabiyo loo...
Xaal waara oo laga gaaray xiisadda Garoowe iyo qodobo lasoo saaray
GAROOWE (SMN) - Magaalada Garoowe ee caasimada Puntland waxaa xalay lagu soo gabagabeeyay shir ku dhawaad 7 cisho u socday waxgaradka Nugaal, hoggaanka SSC, xubno ka socday madaxtooyada iyo mucaaradka kasoo horjeedo madaxweyne Saciid Deni.
Shirka ayaa waxaa diiradda lagu saaray xiisadda ka taagan Garoowe. taas oo saameyn ku yeelatay doorashadii Garoowe iyo laba degmo oo kale, kuwaas oo dib...
Golaha Wadatashiga oo heshiis ka gaaray doorashooyinka iyo nidaamka dawliga ah
MUQDISHO (SMN) - Magaalada Muqdisho waxaa xalay saq-dhexe lagu soo gabagabeeyay shirkii maalmahanba u socday Golaha Wadatashiga Qaran ee Soomaaliya, iyada oo laga soo saaray bayaan ka kooban illaa 12 qodob, kaas oo ay qalinka ku duugeen, madaxda xukuumadda dhexe iyo weliba madaxweynayaasha maamulada Jubaland, Koonfur Galbeed, Hirshabelle, Galmudug iyo duqa caasimadda Muqdisho.
War-murtiyeed kasoo baxay shirka ayaa lagu sheegay...
Tens of thousands of Students Sit for Unified National Exams in Somalia
MOGADISHU - Deputy Prime Minister Salah Ahmed Jama inaugurated the unified National Secondary School examinations in most parts of Somalia on Saturday morning.
34,000 students are undertaking the mass exam conducted by the Federal Government of Somalia across the country, except Puntland, according to the Education Ministry.
The number of students examined has steadily grown in the last six years, from...
Sawirro: Taliye Sulub oo la kulmay saraakiisha ammaanka Muqdisho
MUQDISHO (SMN) - Taliyaha Ciidanka Boliiska Soomaaliyeed, Sareeye Guuto, Sulub Axmed Firin, ayaa la kulmay Saraakiisha Ciidamada Amaanka ee Howlgalka Ciiltire ka wada Caasimadda.
Ujeedka kulanka ayaa ahaa Sidii loo dardar galin lahaa Sugida Amniga Caasimada, Maadaama, muddooyinkii dambe uu ka socday howlgalka Ciiltire ee la dagaalanka Khawarijta, Burcada hubeysan iyo Maandooriyaha.
Kulanka waxaa qeyb ka ahaa Guddoomiye ku xigeenka Amniga...
Sawirro: Korneel Cismaan Maxamed Jeelle oo Aas Qaran loogu sameeyay Muqdisho
MUQDISHO (SMN) -Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Salaadda Janaasada ku tukaday Alle ha u naxariistee Marxuum Cismaan Maxamed Jeelle oo ka mid ahaa Xubinihii Golaha Sare ee Dowladdii dhexe ee Soomaaliya.
Madaxweynaha ayaa xusay in Marxuumku uu door ka soo qaatay dowlad-dhiska Soomaaliya, isagoo soo noqday Wasiir, Duqa Muqdisho iyo Ergey Madaxweyne, kuwaas oo dhammaantood uu...
Ciidamada SSC-Khaatumo oo howlgallo ka sameeyay magaalada Laascaanood
LAASCAANOOD (SMN) - Wararka naga soo gaaraya gobolka Sool ayaa sheegaya in maanta ciidamada deegaanka SSC-Khaatumo ay howlgal amni xaqiijin ah ka sameeyeen gudaha magaalada Laascaanood ee xarunta gobolka Sool, kaas oo ay kusoo qabteen illaa dhowr qof oo ku sugnaa gudaha magaalada.
Ciidamada ayaa gacanta ku soo dhigay 4 qof oo ay ku eedeeyeen inay si hoose ula shaqeynayeen...












