Dagaal khasaare geystay oo ka dhacay gobolka Shabeelaha Dhexe

Wararka laga helayo gobolka Shabeelaha Dhexe ayaa sheegaya in saacadihii lasoo dhaafay dagaal u dhexeeyey ciidamada dowladda iyo Al-Shabaab uu ka dhacay duleedka degmada Mahadaay ee gobolkaasi. Dagaalka oo ahaa mid culus ayaa yimid,...

Duqa Muqdisho oo kulan la qaatay waxgaradka 5 degmo + Sawirro

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Cumar Maxamuud Maxamed (Cumar Filish) ayaa Barnaamijka la tashiga dadweynaha oo uu maskaxdiisa lahaa kala qeyb galay waxgaradka Degmooyinka Wadajir, Dharkeynley, Kaxda, Dayniile iyo Hodon, kaasoo lagu qabtay Xarunta...

Somali Govt says election talks failed

The government of Somalia announced Wednesday that the latest round of the talks between president Farmajo and leaders of the Federal States collapsed in the last minute. Speaking to the reporters in Mogadishu, information...

Shirkii ka socday Afisyooni oo natiijo la’aan kusoo dhammaaday + sababta

Shirkii u dhexeeyay dowladda federaalka ah ee Soomaaliya, dowlad goboleedyada iyo gobolka Banaadir ayaa mar kale la'isku mari waayey, gaar ahaan qodobadii doodda adag ay ka taagneyd ee ahaa in ajandaha lagu soo daro doorka hey’addaha amniga...

Somalia: Erdogan Hospital gives food aid to the orphanage

The administration of the Recep Tayyip Erdogan Training and Research Hospital in Mogadishu on Tuesday delivered food aid to Imamu-Nawawi Orphanage Center in Hodan District in Mogadishu. Food baskets containing rice, sugar, flour, edible...

Shirkii Golaha Wadatashiga Arrimaha Doorashooyinka oo ka furmay Afisyooni

Shirkii Golaha Wadatashiga Arrimaha Doorashooyinka ayaa goor dhow ka furmay Teendhada Afisyooni ee magaalada Muqdisho, kaas oo looga arrinsanayo xaaladda siyaasadeed ee dalka. Kulankan oo uu shir gudoominaayo Madaxwaynaha JFSMaxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa waxaa...

DF Soomaaliya oo rajo wanaagsan ka muujisay shirka ka socda Afisyooni

Dowladda Soomaaliya ayaa sheegtay in ay go’an tahay, kuna dadaalayso sidii uu u mira dhali lahaa kulamada wadatashiga ah ee  u socda dowladda iyo dowladaha xubnaha ka ah dawladda federaal ka. Wasiirka Warfaafinta Soomaaliya...

Beesha caalamka oo war cusub kasoo saartay doorashooyinka 2021-ka

Iyadoo ay Soomaalidu u diyaar garoobayaan soo dhaweynta Bisha Barakeysan ee Ramadaan, Beesha Caalamigu waxay muujinayaan rajo ah in mabaadi’da aasaasiga ah ee milicsiga, dulqaadka, Iscafinta iyo dib-u-heshiisiintu ay u horseedi doonaan guul shir madaxeed oo ay...

Dhageyso: Warka subax ee Idaacadda Shabelle

Halkan hoose ka dhageyso warka subax Idaacadda Shabelle ee magaalada Muqdisho.

Sawirro: Wasiirka Awqaafta ee Soomaaliya oo la kulmay dhigiisa dalka Turkiga

Wasiirka Wasaaradda Awqaafta iyo Diinta Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cumar Cali Rooble oo ku sugan magaalada Ankara ee Caasimadda Dalka Turkiga ayaa la kulmay dhiggiisa Madaxa Diinta ee dalka Turkiga Dr Cali Arbaash. Kulanka...