Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Powered by Shabelle Media Network

Somalia, Qatar ties witnesses continues development

DOHA - The Qatari-Somali diplomatic relations are witnessing continuous development based on the two countries' desire to support and enhance them in a way that serves their common interests, goals, and aspirations.   Within the framework of the ongoing talks and enhancing bilateral relations, Somali President Hassan Sheikh Mahmoud is visiting Doha to discuss ways to support and develop relations, and...

Sawirro: Wasiirka Gaashaandhigga Somalia oo la kulmay dhiggiisa Kenya

NAIROBI (SMN) - Wasiirka gaashaandhigga Soomaaliya mudane Cabdiqaadir Maxamed Nuur iyo wasiirka gaashaandhigga Kenya mudane Aadan Barre Ducaale ayaa maanta ka wadahadlay iskaashiga dagaalka ka dhanka ah Al-Shabaab  kadib kulan maanta ay ku yeesheen dalka Kenya.   "Waxaan ka wada hadalnay doorka hogaamineed ee CXDS ee Howlgaladda socda iyo in ay naga caawin doonaan tababaradda heerka sare ee CXDS" ayuu yiri...

Puntland prosecutor issues arrest warrant for 4 opposition members

GAROWE - The Attorney General of Puntland, Ahmed Yusuf Taraan has issued an arrest warrant for four politicians hailing from the Nugal region.   The defendants were accused of being behind the attack on a convoy carrying ballot boxes near Garowe, which caused the deaths of three soldiers and injuries on Monday midnight. The accused are the former Minister of Finance...

Madaxweynaha JF Soomaaliya oo la kulmay Amiirka Qatar + Sawirro

DOOXA (SMN) - Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Dr Xasan Sheekh Maxamuud oo booqasho rasmi ah ku jooga magaalada Dooxa ayaa Qasriga Madaxtooyada dalkaas kulan kula qaatay Amiirka Qatar Mudane Tamiim Binu Xamad Al Taani.   Madaxweynaha Dalka Dr Xasan Sheekh Maxamuud iyo Amiirka Qatar Mudane Sheekh Tamiim Binu Xamad ayaa kulankooda diirradda ku saaray xoojinta iskaashiga labada dal, amniga iyo...

Faahfaahin ku saabsan qarax ka dhacay degmada Xamarweyne + Sawirro

MUQDISHO (SMN) - Warar kala duwan ayaa kasoo baxaya khasaaraha ka dhashay qarax duhurnimadii maanta ka dhacay qaybo kamid ah degmada Xamarweyne ee gobolka Banaadir.   Qaraxa oo ahaa mid xoogan ayaa waxaa lagu soo warramayaa in lagu soo xiray gaari nooca raaxada ah oo ku qarxay afaafka hore goobo ganacsi oo ku yaalla agagaarka xarunta maamulka gobolka Banaadir oo ku...

An explosion strikes Somali capital

MOGADISHU - A police source says a deafening blast occurred in downtown Mogadishu, the Somali capital on Wednesday at noon, hours of a security operation.   The explosion from an IED fitted to a car struck outside the city mall located in the ancient Hamarweyne district, which houses government offices and key security installations. The details of the blast still remain murky...

Sawirro: Muxuu ahaa ujeedka shirka uu guddoomiyay Ra’iisul wasaare Xamza?

MUQDISHO (SMN) -  Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa sheegay in Xukuumaddu ay xoogga saareyso la dagaallanka musuq-maasuqa.   Ra’iisul Wasaaraha oo ka hadlayey shirka Aggaasimeyaasha iyo Maareeyeyaasha Guud ee Dowladda ayaa intaas ku daray in Xukuumaddu mudnaan gaar ah siineyso isla-xisaabtanka. Sidoo kale wuxuu faray in ay ka miro-dhaliyaan qaraarkii Xukuumadda Dan-Qaran ee adkaynta hufnaanta maamulka...

Lamu residents welcome reopening of Kenya-Somalia border

LAMU - Residents of villages on the Kenya-Somalia border in Lamu County are a happy lot following Monday’s announcement to have the Kenya-Somalia border reopened in 90 days.   A ban on cross-border activities between the two countries has been in existence for the past 12 years. It was imposed in 2011 when Kenya launched Operation Linda Nchi to fight the influx...

Xeer ilaaliyaha Puntland oo amray in la soo xiro afar mas’uul + Sababta

GAROOWE (SMN) - Xeer ilaaliyaha guud ee maamulka Puntland, Axmed Maxamed Yuusuf (Taaran) oo maanta shir jaraa’id ku qabtay Garoowe ayaa qaaday tallaabo la xiriirta dagaalkii habeen hore ka dhacay bariga magaaladaas, gaar ahaan nawaaxiga garoonka diyaaradaha.   Dagaalka ayaa waxa uu u dhexeeyay ciidamada ammaanka ee Puntland iyo maleeshiyaad hubeysan oo diidanaa hannaanka loo wajahayo doorashada maamulkaasi. Axmed Taaran ayaa shaaciyay...

Tension mounts in Puntland amid electoral stalemate

GAROWE - Members of the Somali Federal Parliament reached Garowe, just hours after rival troops belonging to Puntland state exchanged a deadly gunfight near the airport.   At least three UAE-trained PMPF soldiers were killed and nine others were injured in a fight that took place on Monday night near the Garowe airport. According to reports, the fighting began after pro-opposition forces...

WARAR KALE

African Union chief welcomes US-Iran peace deal, praises diplomacy

ADDIS ABABA, June 18 – African Union Commission Chairperson Mahmoud Ali Youssouf on Thursday welcomed a peace agreement reached between the United States and...

South West State leader meets Chinese ambassador to discuss development cooperation

MOGADISHU, June 18 – South West State President Sheikh Adan Mohamed Nur, known as Madoobe, held talks in Mogadishu with China's ambassador to Somalia,...

Somalia condemns Somaliland leader’s Israel visit, approves rights commission member

MOGADISHU, June 18 – Somalia's cabinet on Thursday condemned a visit by Somaliland leader Abdirahman Mohamed Abdullahi, known as Cirro, to what it described as...