Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Powered by Shabelle Media Network

New US ambassador to Somalia touches down in Mogadishu

MOGADISHU - The U.S. Embassy in Mogadishu is pleased to announce the arrival of Ambassador Larry E. André, Jr.  Ambassador André is a career diplomat with extensive experience on the African continent, including two previous ambassadorships in Djibouti and Mauritania. He is keen to present his credentials to the Federal Government of Somalia. Ambassador André is enthusiastic to begin work...

Qarax maanta ka dhacay magaalada Muqdisho

MUQDISHO (SMN) - Warar kala duwan ayaa kasoo baxaya qarax maanta ka dhacay qaybo ka mid ah magaalada Muqdisho, gaar ahaan degmada Howlwadaag ee gobolka Banaadir. Qaraxa ayaa waxaa lagu soo warramayaa inuu ka dhacay gudaha Suuqa Bakaaraha, gaar ahaan halka loo yaqaano Sarifyaraha, sida ay innoo xaqiijiyeen goobjoogayaal. Wararka ayaa sheegaya in qaraxa lagu soo xiray gaari NOAH ah, isla-markaana...

Safiirka cusub ee Mareykanka oo soo gaaray Muqdisho

MUQDISHO (SMN) -  Safiirka cusub ee Mareykanka u qaabilsan Soomaaliya Danjire Larry Andre ayaa maanta soo gaaray magaalada Muqdisho, ku dhowaad sanad kadib markii la magacaabay, sida lagu sheegay qoraal kasoo baxay safaaradda. Qoraalka safaaradda oo lasoo dhigay Twitter ayaa lagu yiri “waxaan ku faraxsannahay inaan ku dhowaaqno imaatinta Danjire Larry Andre.” “Waxa uu aad u daneynayaa inuu si iskaashi leh...

Faah faahino kasoo baxaya qarax ka dhacay gobolka Sh/Dhexe

BALCAD (SMN) - Faah faahino dheeraad ah ayaa waxaa laga helayaa khasaaraha ka dhashay qarax maanta ka dhacay duleedka degmada Balcad ee gobolka Shabeelaha Dhexe, kaas oo geystay khasaare kala duwan. Qaraxa oo ahaa miino ayaa waxaa lagu soo warramayaa inuu ka dhacay deegaanka Qalimow oo ku yaalla wadada isku xirta degmooyinka Balcad iyo Jowhar. Wararka ayaa sheegaya in qaraxa uu...

Somali military court hands down a sentence against a soldier

MOGADISHU - The military court in Galmudug has today convened to hear and decide on the case of Abdirahman Abdullahi Ahmed Tohow (Tagane) of the 18th Battalion of the 6th Gor Gor Brigade, who is accused of killing a soldier. The murder took place in GorGor base on the outskirts of Dhusamareb on December 16 last year against the...

Heavy fighting erupts in central Somalia

ABUDWAK - The reports from the Abudwak district in the Galgadud region in central Somalia confirm that heavy fighting broke out in the district. The clashes took place between Galmudug security forces and armed militias in the safe neighborhood of the town. Reports say the shooting came after clashes between Galmudug forces operating at the time and armed militias. Local sources...

Sawirro: Maxkamadda Ciidamada oo xukun adag ku ridday askari dil geystay

MUQDISHO (SMN) - Maxkamada ciidamada qalabka sida qaybta Galmudug ayaa maanta u fariisatey dhageeysiga iyo go’aan ka gaarista dacwadda loo heysto dable Xoogga, Cabdiraxmaan Cabdulahi Axmed Tooxoow ( Taagane) oo ka tirsan guutada 18-aad ururka 6-aad ee Gor Gor, kuna eedeeysan dil xerada ciidamda GorGor ee duleedka Dhuusamareeb loogu geystay 16-kii bishii 12-aad ee sanadkii tagey, allaha u naxariistee...

Faah faahino kasoo baxaya iska hor imaad ka dhacay Caabudwaaq

CAABUDWAAQ (SMN) - Warar kala duwan ayaa kasoo baxaya khasaaraha ka dhashay is-rasaaseyn xalay ka dhacday qeybo ka mid ah degmada Caabudwaaq ee waqooyiga gobolka Galgaduud. Iska hor imaadka ayaa wuxuu u dhexeeyey ciidamada ammaanka Galmudug iyo maleeshiyaad hubeysan oo ku sugnaa xaafadda amaana ee magaaladaasi. Wararka ayaa sheegaya in is-rasaaseynta ay timid, ka gadaal markii ay isku dhaceen ciidamada Galmudug...

Sawirro: Wasiirka Arrimaha Dibadda oo qaabilay wafdi ka socday Faransiiska

MUQDISHO (SMN) - Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Mudane Cabdisaciid Muuse Cali, ayaa xalay magaalada Muqdisho ku qaabilay wafdi ka socday Wasaaradda Yurub iyo Arrimaha Dibadda ee Jamhuuriyadda Faransiiska, kaas oo uu hoggaaminayey Agaasimaha Afrika ee Wasaaradda Arrimaha Dibadda Christophe Bigot. Wasiirka iyo Wafdiga ayaa ka wada hadlay horumarinta xiriirka labo geesoodka ah iyo xoojinta iskaashiga wadar geesoodka ah...

Muxuu Qalbi Dhagax ka yiri go’aankii Golaha Wasiirada Soomaaliya?

MUQDISHO (SMN) - Cabdikariin Sheekh Muuse Qalbi-Dhagax oo la hadlay warbaahinta ayaa aad u soo dhaweeyey go’aankii golaha wasiirrada ee xukuumadda Soomaaliya ay liiska argagixisada uga saareen, asaga iyo ururka ONLF. Qalbi-Dhagax ayaa sheegay in Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble uu bilo ka hor kula kulmay magaalada Nairobi, isla markaana uu ka balan qaaday in go’aankaas ay ka garaabi...

WARAR KALE

Wasiirka Qoyska oo Khudbad Ka Jeedisay Shirweynaha 9-aad ee Arrimaha Haweenka ee Pakistan

islamabad - Wasiirka Wasaaradda Qoyska iyo Horumarinta Xuquuqul Insaanka ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, H.E. Danjire Khadiija Maxamed Al-Makhzoumi, ayaa khudbad muhiim ah ka jeedisay...

Soomaaliya oo Saddex Maalmood Hoos u Dhigtay Calanka Qaranka Geerida Amiirkii Hore ee Qatar...

Muqdisho – Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa ku dhawaaqday in muddo saddex maalmood ah hoos loo dhigay Calanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, kaddib geerida ku timid...

Somali Special Forces Kill Seven Al-Shabaab Fighters in Lower Shabelle Raid

MOGADISHU – Somalia's elite Danab special forces killed seven Al-Shabaab fighters, including a local commander, during a planned overnight operation in the Lower Shabelle...