Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Powered by Shabelle Media Network

Maxkamadda Mudug oo xakun ku ridday nin dil ka geystay gobolkaasi

Maxkamadda Gobolka Mudug ayaa soo gaban-gabeysay fadhiyo dhowr ah oo ay ku dhageysatey dacwad ciqaabeed dil ah oo loo heysto eedeysane Cabdikariin Muxyadiin Cali oo Xafiiska Xeer ilaalinta guud ee Galmudug uu kusoo eedeeyay dil xili habeen ah 06/10/2020 loogu geystay deegaanka saddax-Higlo oo Gaalkacyo hoostaga Alle ha u naxariistee Marxuum Nuur yare Guuleed Cawaale. Xeer ilaaliyaha guud ee Galmudug...

Madaxweyne Axmed Madoobe oo dib ugu laabtay magaalada Kismaayo

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka  Jubbaland Mudane Axmed Maxamed Islaam, ayaa dib ugu laabtay Magaalada Kismaayo ee Caasimada Ku Meel Gaarka ah ee Jubbaland kadib safar shaqo oo uu maalmahii lasoo dhaafay ku joogay Magaalada Muqdisho. Madaxweenaha ayaa Waxaa garoonka diyaaradaha ee magaalada Kismaayo si diiran ugu soo daweeyay odayaasha cuqaasha iyo qeebaha Kala duwan ee bulshada. Madaxweynaha ayaa magaalada Muqdisho ee caasimada...

Uganda says foils attack on ‘Lion of Mogadishu’s funeral

Uganda said Friday it had foiled a suicide bomb attack against the state funeral of a top police and army commander who led a major African Union offensive against Al-Shabaab militants in Somalia. Security forces said they had arrested a man on Thursday in the northern town of Pader on the eve of the funeral for Major General Paul Lokech,...

Saraakiil ka mid ah HirShabelle oo qaatay tababar la xiriira sharciyda

Konton iyo lix sarkaal oo ka tirsan Booliska Dowlad Goboleedka Hirshabelle ayaa qaatay tababar socday muddo shan maalmood ah,kaas oo ku saabsanaa ilaalinta sharciga iyo kala dambeynta,gaar ahaan xilliyada  Doorashada. Saraakiishaan oo sidoo kale qaatay daruus la xiriirtay maareynta nidaamka dadweynaha,waxa  laga soo kala xulay saldhigyada kala duwan ee Boliiska magaalada Jowhar, waxaana ciidamadaasi ku jiray 15 sarkaal oo haween...

Maamulka degmada Yaaqshiid oo gacanta ku dhigay rag hubeysan

Faah faahino dheeraad ah ayaa waxaa laga helayaa howlgal ay xalay maamulka Yaaqshiid iyo ciidamada Booliska Soomaaliya oo iskaashanaya ka sameeyeen gudaha degmadaasi. Howl-galka oo ahaa mid qorsheysan ayaa waxaa lagu soo qabtay afar nin oo la sheegay inay ahaayeen burcad dhac u geysaneysay dadka deegaanka. Saraakiisha horkaceysay howl-galkaasi ayaa sheegay inay soo gaartay cabashada dadweynaha, isla-markaana ay gacanta kusoo dhigeen...

Lafta Gareen oo war kasoo saaray geerida Maxamed Sheekh Madoobe

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa tacsi tiiraanyo leh u diray qoyska, qaraabada iyo Ummadda Soomaaliyeed ee uu ka baxay Alle ha u naxariistee Jeneraal Maxamed Sheekh Madoobe oo ku geeriyooday magaalada Muqdisho. Madaxweynaha Koonfur Galbeed ayaa xusay in Marxuumku uu muddo u soo adeegayey Qaranka Soomaaliyed iyo doorkii uu ku lahaa difaaca dalka iyo...

Al-Shabaab oo dib ula wareegtay deegaano ku yaalla gobolka Mudug

Kadib markii ay dib uga soo baxeen ciidamada Daraawiishta Galmudug iyo kuwa dowladda federaalka Soomaaliya, xoogaga Al-Shabaab ayaa dib u qabsaday deegaanada Bacaadweyne iyo Camaara oo ku yaalla koonfurta gobolka Mudug. Dadka deegaanka ayaa xaqiijiyey in Al-Shabaab ay gudaha deegaanadan lasoo galeen dagaalyahano aad u hubeysan. Dhinaca kale saraakiil ka tirsan ciidamada Soomaaliya oo aan la xiriirnay ayaa ka gaabsaday inay...

Two gunmen killed in Wajir shootout

Two gunmen were killed in a police shootout at Dadajabula area, Wajir county, on Tuesday. Police recovered four AK47 rifles and over 300 bullets. Among those killed was a local police reservist, who many believe had gone rogue. The second victim was not immediately identified.   According to police, a team was patrolling in Dabadarer area in Habaswen subcounty when they met the gunmen,...

Somalia launches cross-border trade portal

Somalia has set up a trade information portal to facilitate cross-border trade and provide businesses with a transparent environment. The portal, launched on Wednesday, is the government's latest move to improve cross-border trade and facilitate Somalia's accession to the World Trade Organisation (WTO) by complying with the WTO Trade Facilitation Agreement. Abdulkadir Sharif Shekhuna, the state minister at the Ministry of...

UN launches new cultural initiative in Somalia to spur unity

An UN-backed new cultural initiative dubbed the Home of Somali Poetry was launched in Somalia on Wednesday to help promote unity among Somalis. The initiative backed by the United Nations Development Programme (UNDP) brings together Somali poets and poetry enthusiasts to promote Somali poetry and use it to foster peace and human rights. UNDP Somalia Resident Representative, Jocelyn Mason said the...

WARAR KALE

Masar oo Xoojisay Taageerada Midnimada Soomaaliya iyo Iskaashiga Labada Dal

Muqdisho – Kaaliyaha Wasiirka Arrimaha Dibadda Masar u qaabilsan Arrimaha Afrika, Danjire Maxamed Kariim Shariif, ayaa booqasho rasmi ah ku yimid Soomaaliya, si loo...

Somalia, Egypt Hold Aid Talks in Mogadishu

MOGADISHU, Somalia — Somalia’s disaster management chief met Wednesday with a senior Egyptian official in Mogadishu to strengthen humanitarian cooperation.   The chairman of SoDMA, Mohamud...

Cirro oo La Kulmay Wasiirka Difaaca Israa’iil, Iskaashi Amni oo Cusubna ka Wada Hadlay

Tel Aviv – Wasiirka Gaashaandhigga Israaiil, Israel Katz, ayaa sheegay in muddo sannado ah ay ka sameynayeen hawlgallo taxane ah oo sir ahaa gudaha maamulka...