Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Powered by Shabelle Media Network

Qatar Charity opens health centre in Somalia

Qatar Charity (QC) has inaugurated a health centre in Tarkinli, Banadir region in Somalia, to provide services to 20,000 residents. The opening ceremony was attended by Banadir governor Omar Mohamed Mahmoud, Qatar’s ambassador to Somalia Hassan bin Hamza Hashem, Banadir (social affairs) deputy governor Basma Amer Ahmed, Tarkanli district official Jihad Sheikh Hassan, Banadir region health officer Mohamed Mahmoud Addo,...

Soomaaliya oo ka qayb gashay Shirweynaha Boostada Adduunka

Wafdi ka socday Dowladda Soomaaliya oo ka qeybgalay Shirweynaha Midowga Boostada Adduunka (UPU) ayaa ka qeybgalay doorashada hoggaanka ugu sarreeya ururkaas oo shalay ka dhacday caasimadda dalka Ivory Coast ee Abidjan. Agaasimaha Boostada, Md C/fataax Maxamed, ayaa ka qeybgalay codeynta oo ah markii ugu horreysay tan iyo markii dib loo soo celiyay xubinnimada Soomaliya ee UPU sanadkii 2019-ka. Doorashadii shalay dhacday...

Kulanka dhalinyarada & siyaasada oo lagu qabtay Dhuusamareeb

Agaasimaga guud ee wasaaradda caafimaadka Galmudug Dr; Cabdiwali Axmed Maxamed ayaa sheegay in la joogo xilligii ku habboonaa ee dhallinyarada Galmudug loo jiheyn lahaa ka qeyb-qaadashada arrimaha siyaasadda dalka. Dr; Cabdiwali ayaa hadalkan ka sheegay kulan dood ah oo lagu gorfeynayay doorka dhallinyarada ee ku aaddan ka qeyb-qaadashada sidii dalka loo gaarsiin lahaa doorasho dad weyne oo lagu qabtay Dhuusamareeb...

Faah faahino kasoo baxaya dagaallo ka dhacay Jubbada Hoose

Faah faahino dheeraad ah ayaa waxaa laga helayaa khasaaraha ka dhashay dagaallo u dhexeeyey Al-Shabaab iyo ciidamada Kenya oo saacadihii lasoo dhaafay ka dhacay deegaano ka tirsan gobolka Jubbada Hoose ee dowlad goboleedka Jubbaland. Dagaallada ayaa yimid, kadib weeraro ay dagaalyahanada Al-Shabaab ku qaadeen saldhigyo ciidanka Kenya ay ku leeyihiin Jasiirada Kudhaa iyo deegaanka Hoosingow. Ilo dadka deegaanka ah ayaa innoo sheegay...

Qoor Qoor oo la kulmay wakiilka UNHCR ee Soomaaliya

Madaxweynaha Dowladda gobaleedka Galmudug mudane Axmed Cabdi Kaariye ayaa magaalada Muqdisho kulan kula qaatay madaxa Hay’adda Qaramada Midoobay u qaabilsan Arrimaha Qaxootiga ee UNHCR Mr. Magatte Guisse oo dhawaan loo soo magacaabay Soomaaliya. Kulanka ayaa looga hadlay xoojinta wada-shaqeynta UNHRC iyo Dowladda gobaleedka Galmudug iyo sidii loo dardar gelin lahaa Xafiiska Hay’adda ay dhawaan ku yeelan doonto Caasimadda Dhusamareeb. Waa kulankii...

Beesha Caalamka oo war saxaafadeed ka soo saartay doorashada Soomaaliya

Saaxiibada Soomaaliya ee beesha caalamka ayaa sheegay inay soo dhoweynayaan shirka Golaha Wadatashiga Qaran ee ee 21 iyo 22 Agoosto ku qabsoomay Muqdisho. Beesha caalamka ayaa xubnaha Golaha Wadatashiga Qaran ka codsatay inay wax ka qabtaan walaaca laga keenay hanaanka doorashada Aqalka sare, si loo taageero hanaan doorasho oo daahfuran, waqtiyaysan, loo wada dhanyahay oo lagu kalsoonaan karo oo loo...

Maxay ka wada-hadleen A/Madoobe & guddiga doorashooyinka?

Madaxweynaha dowlad Gobaleedka Jubbaland Mudane Axmed Maxamed Islaam, ayaa kulan la qaatay guddiyada hirgalinta Doorashooyinka heer Dowlad Goboleed iyo heer Federaal, guddiga Xalinta khilaafadka iyo xubnaha Dowlada Jubbaland ku mataya guddiga la taliyayaasha farsamo ee Golaha Wadatashiga qaran. Madaxweynaha ayaa xubnahan ku booriyay inay dar-dargaliyaan shaqooyinka muhiimka u ah Bulshada Soomaaliyeed ee ay gacanta ku hayaan. Axmed Madoobe ayaa Muqdisho u...

International community calls for transparent election in Somalia

Somalia’s international partners welcome the convening of the National Consultative Council (NCC) on 21 and 22 August, and commend the regular NCC consultation towards furthering the electoral process. They noted the finalization of the Upper House elections in Puntland and South West State  and the start of the process in Jubaland and Galmudug. They also note concerns that have been raised...

Somali army says airstrike killed 90 al-Shabaab terrorists

At least 90 al-Shabaab terrorists were killed in an airstrike in Somalia's central province of Mudug, the country's army said on Tuesday. "Today al-Shabaab militants attempted to attack Amara village and suffered huge losses. This afternoon an airstrike has been carried out against al-Shabaab that killed at least 90 terrorists," it said on Twitter. The military alongside Galmudug regional forces liberated...

AU, Somalia hold talks on mission assistance beyond 2021

The African Union (AU) and Somalia have held talks on the likely configuration and proposed mandate of the AU's support to the country beyond December 2021, officials said on Tuesday. Fiona Lortan, AU's Acting Director of Conflict Management Directorate, Political Affairs, Peace and Security said talks between the two parties would continue into the future with a focus on consolidating...

WARAR KALE

Masar oo Xoojisay Taageerada Midnimada Soomaaliya iyo Iskaashiga Labada Dal

Muqdisho – Kaaliyaha Wasiirka Arrimaha Dibadda Masar u qaabilsan Arrimaha Afrika, Danjire Maxamed Kariim Shariif, ayaa booqasho rasmi ah ku yimid Soomaaliya, si loo...

Somalia, Egypt Hold Aid Talks in Mogadishu

MOGADISHU, Somalia — Somalia’s disaster management chief met Wednesday with a senior Egyptian official in Mogadishu to strengthen humanitarian cooperation.   The chairman of SoDMA, Mohamud...

Cirro oo La Kulmay Wasiirka Difaaca Israa’iil, Iskaashi Amni oo Cusubna ka Wada Hadlay

Tel Aviv – Wasiirka Gaashaandhigga Israaiil, Israel Katz, ayaa sheegay in muddo sannado ah ay ka sameynayeen hawlgallo taxane ah oo sir ahaa gudaha maamulka...