Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Powered by Shabelle Media Network

Ciidamada ammaanka oo xalay ‘nin hubeysanaa’ ku toogtay Muqdisho

Warardheeraad ah ayaa waxaa laga helayaa howl-gal qorsheysan oo xalay ciidamada Booliska Soomaaliyeed ay ka sameeyeen degmada Yaaqshiid ee gobolka Banaadir. Howl-galkan ayaa waxaa lagu soo warramayaa in lagu dilay nin ku hubeysnaa bambaanooyin iyo qori AK-47 ah, xilli ay ciidamadu howl-gal roonda ah  ka wadeen xaafadda Cali-Turcaaye oo ka tirsan degmadaasi. Saraakiil ka tirsan laamaha ammaanka oo howl-galka kadib la...

Marwada koowaad ee dalka oo xarigga ka jartay isbitaalka Baraawe

Marwada Koowaad ee Dalka Marwo Saynab Cabdi Macallin oo xarigga ka jartay isbitaalka hooyada iyo dhallaanka magaalada Baraawe ayaa ku bogaadisay bulshada deegaanka sida ay ugu garab istaageen hirgelintiisa. Marwo Saynab oo ka warbixisay qorshaha lagu hirgeliyey Isbitaalkan ayaa tilmaamtay in muhiimad weyn uu u leeyahay dadka ku dhaqan magaalada Baraawe iyo deegaannada kale ee ku xeeran oo baahi weyn...

Wafdi ka socda Koonfur Galbeed oo gaaray degmada Xuddur

afdigaan heer Wasiir ah oo lagu soo dhoweeyey magaalada Xuddur ayaa waxa horkacayay wasiirka Cadaalada iyo garsoorka dowlad goboleedka koonfur galbeed Xasan Ibraahim Lubuur oo ay whliyaan Wasiirka Awqaafta iyo Arrimaha diinta koonfur galbeed Saalax Shariif Siidkay  iyo guddoomiyaha gobolka Bakool Shiine Macalin Nuur. Soo dhoweyn kooban oo loogu sameeyey guddaha garoonka ka dib wafdiga ayaa loo galbiyey guriga martida...

Two pirate attacks off Somalia this year

Days ahead of a reduced Indian Ocean high-risk piracy area (HRA) announcement, the motor vessel (MV) Anatolia was attacked by pirates off Somalia. The EU NavFor Operation Atalanta joint operations centre in Rota, Spain, was alerted to the then ongoing incident on 13 August. The alert had it a skiff carrying at least four armed men approached the Anatolia, opening...

Midowga Yurub oo faah faahiyey weerar ay fuliyeen burcad-badeeda

Ciidanka la dagaalanka burcad-badeedka Midowga Yurub ayaa sheegay in weerar labaad oo lagu qaadey Markab ganacsi inuu ka dhacay bishan gudaheeda xeebaha dalka Soomaaliya. War qoraal ah oo kasoo baxay howlgalka Midowga Yurub ayaa lagu sheegay in ay badbaadiyeen markabka MV Anatolia oo khatar ku galay biyaha Soomaaliya kadib markii burcad badeeda ay weerartay. Doon ay saarnaayeen afar dabley ah ayaa isku...

Wararkii ugu dambeeyey kiisaska Covid-19 ee deegaanada Somaliland

Waxaa dhawaanahan Somaliland laga dareemayey sare u kaca kiisaska cusub ee cudurka safmarka ah ee Covid-19 iyadoo horraan loogu dhawaaqay in wax kiisas cusub aysan ka jirin Somaliland. Sidoo kale waxaa laga cabsi qabaa in Somaliland ay ku jirto billowgi mowjaddii seddexaad ee cudurka. Wasiirka caafimaadka Somaliland Cumar Cali Cabdullaahi ayaa ka warbixiyey waxa keenay kororka kiisaska Karoona, isagoo bulshada ugu...

AMISOM oo shir ka yeelatay dardar-gelinta howl-gallada Soomaaliya

Taliyayaasha militariga ee Howlgalka Midowga Afrika ee Soomaaliya (AMISOM) ayaa isku raacay in la dardargeliyo howlgallada wadajirka ah ee ay la wadaagaan Ciidanka Xoogga Dalka ee Soomaaliyeed. Tallaabadaan ayaa ka dambeysay Kulan labo maalmood ah oo ka dhacay Muqdisho,kaas oo la xiriiray xoojinta amniga doorashada iyo u diyaar garowga howlgalka AMISOM ee sanadkaan 2021 -ka. Kulankaasi waxaa mudadii uu socday taliyayaashu...

Itoobiya oo war ka soo saartay colaadda Soomaalida iyo Canfarta

Dowladda dhexe ee Itoobiya ayaa bilowday dadaal ay ku joojineyso dagaalka maalmihii u dambeeyey Soomaalida iyo Canfarta ku dhexmarayey Galbeedka Gobolka Siti. Xukumadda Addis Ababa ayaa labada dhinac ay dirirtu dhex mareyso ugu baaqday iney si degdeg ah xabadda u joojiyaan isla markaana miiska wadahadalkana isugu yimaaddaan. Dagaalka maamlmihi la soo dhaafayna waxaa ku dhintay dad boqol kor u dhaafaya, iyo...

Muxuu yahay heshiiska ay gaareen Puntland & dowlad deegaanka?

Maamulka Puntland iyo dowlad deegaanka Soomaalida Itoobiya ayaa shir ay yeesheen waxay heshiis kaga gaareen arrimaha amniga iyo ganacsiga, sida lagu sheegay war murtiyeed kasoo baxay shirkaas oo ka dhacay degmada Galdogob ee gobolka Mudug. Intii uu socday shirka ayaa waxaa la isla gartay in meel looga soo wada jeesto la dagaalanka argagaxisada iyo falalka kale ee amniga lidka ku...

Xiisad dagaal oo ka taagan duleedka magaalada Beledweyne

Wararka ka imaanaya gobolka Hiiraan ayaa sheegaya in saaka xiisad dagaal laga dareemayo deegaan u dhow magaalada Beledweyne ee xarunta gobolkaasi. Xiisadan ayaa waxa ay salka ku heysaa weerar gaadmo ah oo saacadihii lasoo dhaafay lagu dilay dad beeraley ah oo ku sugnaa duleedka magaaladaasi. Dhaq-dhaqaaqyo iska soo horjeeda ayaa laga dareemayaa halkaasi, waxaana dadka deegaanka ay cabsi ka muujinayaan inuu...

WARAR KALE

Masar oo Xoojisay Taageerada Midnimada Soomaaliya iyo Iskaashiga Labada Dal

Muqdisho – Kaaliyaha Wasiirka Arrimaha Dibadda Masar u qaabilsan Arrimaha Afrika, Danjire Maxamed Kariim Shariif, ayaa booqasho rasmi ah ku yimid Soomaaliya, si loo...

Somalia, Egypt Hold Aid Talks in Mogadishu

MOGADISHU, Somalia — Somalia’s disaster management chief met Wednesday with a senior Egyptian official in Mogadishu to strengthen humanitarian cooperation.   The chairman of SoDMA, Mohamud...

Cirro oo La Kulmay Wasiirka Difaaca Israa’iil, Iskaashi Amni oo Cusubna ka Wada Hadlay

Tel Aviv – Wasiirka Gaashaandhigga Israaiil, Israel Katz, ayaa sheegay in muddo sannado ah ay ka sameynayeen hawlgallo taxane ah oo sir ahaa gudaha maamulka...